kingofkings Posted March 17, 2012 Waxaa aad isu bedeley muuqaalka suuqa ugu weyn Puntland ee Boosaaso wixii ka danbeeyey bishii 12-aad ee sanadkii hore ee 2011 xiligaas oo ahaa markii uu dabka aadka u xoogani qabsaday. Dhismayaashii qadiimka ahaa ee uu horay suuqu ugu oollaa ayaa intooda badan dib loo dhisay taas oo aad u bishay muuqaalka suuqa kana dhigtay mid aad uga qorxoon sidii uu markii hore ahaa. Wadooyin waaweyn oo aan ciriiri ahayn ayaana suuqa kasoo dhex baxay, waxaana ku soo kordhay qaybo cusub oo hor leh iyo hoolal waaweyn oo ganacsi. Inkastoo weli uu dhisme ku socdo qaybo kamid ah suuqa waxaa hadana dadka reer Boosaaso iyo guud ahaan Puntland ay si aad usoo dhoweynayaan dib u dhiska balaaran ee suuqa lagu sameeeyey. Wayna adag tahay in qof bilo kahor magaalada Boosaaso ugu danbeysey uu xiligan garto sidii uu suuqu u kala qaybsanaa maadaama uu yeeshay muuqaal si aad ah uga gedisan kii isku raranka iyo cooshadaha ahaa ee uu horay u lahaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted March 17, 2012 Booming is the word Quote Share this post Link to post Share on other sites
Peacedoon Posted March 17, 2012 Well done, Community of Bosaso. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted March 17, 2012 I am very satisfied with the electricity cables not being swung across poles, which actually I think contributed to the market blaze. I am happy to see the market is rejuvenating and its doing so alot more better then it was before. Dad badan ayaa ka naxay Bosaso iyo horumarkooda, waxa dhiman in magalada laga wada dhigo laamiyo iyo superhighways Quote Share this post Link to post Share on other sites
kingofkings Posted March 17, 2012 Dr_Osman;805499 wrote: I am very satisfied with the electricity cables not being swung across poles, which actually I think contributed to the market blaze. I am happy to see the market is rejuvenating and its doing so alot more better then it was before. Dad badan ayaa ka naxay Bosaso iyo horumarkooda, waxa dhiman in magalada laga wada dhigo laamiyo iyo superhighways :cool: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted March 17, 2012 waryaa kingy its high 5 time for the horumar of bosaso Bosaso undeniably the best city in Somalia Quote Share this post Link to post Share on other sites