Sign in to follow this  
Mukulaalow

Southern words.

Recommended Posts

:D:D 4 sano adoo jiro haddii aa ka tagtay Xamar oo wali Kushuneeto lagugu riixin wax badan aa ku dhaafay..

 

Hiindeey waa Hooyo, waxaa jiro hees caan ah Hiindeey Hooyo la dhaho..

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Baraanbar see 'fiican' ku noqonee? Alaalaxna qooq ku sheegtay. Aloore Makulaaloow adigaa u baahan in laguu sharxo marka.

 

Siisoow iyo siteeymanoogto yaa weyn soo sheegba.

MMA, aniga koleey reer waaberi aan ahaa marka kaas waa alaalaxay waxey badanaa u isticmaali jireen kind of "horny" camal.

Siteey & Siisow maxaa iska galay, siisow badanaa waa flatbed truck, siteey laakiin waa gadaal wee u wentahay, siteeydaa dhaqso badan oo dagdag badan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Atirisho   

1.Antaleel....................Banboow ( a type of large bird. I don't know what you call it in English) or was that antala

2. Bushkuleeti.............Bicyle

3. Waraf......................slingshot

4. Aabiteey..................Kite

8. Darbisaar................Decorations?

11. Kalafooto..............Backflip

12. Wiriq.....................Crickets

 

 

 

 

;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Darbisaar and decorations aah? 058.gif058.gif

 

2m85xe1.jpg

 

Waa tan darbisaar. 2004 ayaa sawirkaan SOL kusoo dhajiye.

 

Aawey ereyadii ciyaalka ciyaaraha.

 

Warbac, imbili, boojo, laadhuu, kadhimeey kadhim iyo phraseska ga iga siiso, iga wareegso, iga qalee, iga gambiso, ii gambi, ii gooy oo isku wada micno ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Atirisho   

;);););)

 

Wallahi that come to mind that is why I had a question mark right next to it. I just thought It might have meant something else. My thought was Darbi=Wall and saar=to put something on/hang something. That is where the decoration idea come from.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Atirisho   

imbili..................I remember playing this game. I don't know how to explain it.

 

laadhuu.................Requires using dice and cardboard

 

kadhimeey kadhim..........? Is this when people sit in circle and a person beats people with a sandal and then you are chased around the circle?

 

phraseska ga iga siiso iga wareegso iga qalee, iga gambiso, ii gambi, ii gooy oo isku wada micno ah...............They all mean the same thing. They mean Give me a break or take it easy on me or something along those lines.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Atariisho,

 

4 xabo si sax eh ayaa uga jawaabtay. Laakiin Antaleel a bird? :D

 

Antaleel = waa cayaar ayadoo hal lug kuu laabantahay laga boodboodaayo xariiqmo dhulka lagu qoray.

 

Wiriq iyo Wariiq ma islaha, :D

 

Wiriq or Kibili= an acute ankle injury generally results from a sudden turning outward of the foot while supporting the body's weight.

 

Waraf = slingshot? maybe. laakiin Fargan ayaa ah ereyga la micnho ah slingshot.

 

here is the difference:

 

Waraf

21JAN02RML09.jpg

 

Fargan

3_%20boy%20and%20sling%205%281%29.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
wyre   

Atirisho;809494 wrote:
1.Antaleel....................Banboow ( a type of large bird. I don't know what you call it in English) or was that antala

 

 

 

 

;)

CANTALYAA "Marabou" In english Shimbir weyn oo dhuun dheer le lafaha ayuu cunaa dhuunta ayaa shiiddo kadibna caloosha u gudbiso, But cantalyaa is not xamari, just say Baanbow :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Narniah   

Shinbir Majabe;805316 wrote:
1.Antaleel

2. Bushkuleeti

3. Waraf

4. Aabiteey

5. Weero

6. Kulundi

7. Baakaati

8. Darbisaar

9. Gacmo socod

10. Samso

11. Kalafooto

12. Wiriq

13. Dhabal

14. Murtaayo

15. Teestaanbo

 

Car yaa isku dayi karo!

8. Darbisaar = hand stand

9. Gacmo socod = Hand walking

11. Kalafooto= front flip

Share this post


Link to post
Share on other sites

Shinbir majabe

Antaleel = waa cayaar ayadoo hal lug kuu laabantahay laga boodboodaayo xariiqmo dhulka lagu qoray.

Anaga BIRIMIYOOW aan u naqiin hadaa nahay reer waabari.

Share this post


Link to post
Share on other sites
peasant   

Mukulaalow;805212 wrote:
Here is a list of af xamari, or Banaadiri words can anyone transilate them into reer waqooyi or reer mudug.

1) Butac.

2) Qalliir.

3) Buuf.

4) Shiiko.

5) Gafuur.

6) Bukur.

7) Sanbuuqo.

8) igaar.

9) Balaq.

10) Kuuley cali banjar.

11) Bocor katiitoow.

12) Gaxwa xaraar.

13) Wiido.

14) alaalax.

15) Siteey manoogto.

 

;)

 

alaalax, gafuur iyo sambuuqo waa erayo iyana laga isticmaalo gobolada dhexe iyo waqooyiga somalia.

 

erayga "alaalax" waxaa booskisa xaday erayga "sarkhaan" oo ah eray af carbeed ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Atirisho   

wyre;809797 wrote:
CANTALYAA "Marabou" In english Shimbir weyn oo dhuun dheer le lafaha ayuu cunaa dhuunta ayaa shiiddo kadibna caloosha u gudbiso, But cantalyaa is not xamari, just say Baanbow
:D
:D

I know!

 

I read the "C" and "A"

Somali language is so damn hard.

 

Maaddeey: Marabou or as we call them in Somali cantala or banbow is not vulture. I think Vulture is called Haad in Somali.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Atirisho;810274 wrote:
I know!

 

I read the "C" and "A"

Somali language is so damn hard.

 

Maaddeey: Marabou or as we call them in Somali cantala or banbow is not vulture. I think Vulture is called Haad in Somali.

We call Vuluture Gor Gor.

 

Interesting list to say the least....But some of these words are not "Southern Somali Words", they are urban xamari street language (combo of Somali, Italian and arabic). Bushkuleeti for instance is not somali..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this