Mukulaalow Posted March 17, 2012 Here is a list of af xamari, or Banaadiri words can anyone transilate them into reer waqooyi or reer mudug. 1) Butac. 2) Qalliir. 3) Buuf. 4) Shiiko. 5) Gafuur. 6) Bukur. 7) Sanbuuqo. 8) igaar. 9) Balaq. 10) Kuuley cali banjar. 11) Bocor katiitoow. 12) Gaxwa xaraar. 13) Wiido. 14) alaalax. 15) Siteey manoogto. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Bluelicious Posted March 17, 2012 This is bad the only words I understood are butac and gafuur. Sorry Mukulaalow can't help you I need help myself Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cambuulo iyo bun Posted March 17, 2012 butac=Buursan qaliir= Caato Igaar= wiil Gaxwo xaraar= Coffee qadhaadh Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cambuulo iyo bun Posted March 17, 2012 i can translate most of those words in englis but i cant translate it to Waryee accent and Mudug Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted March 17, 2012 at alaalax. Waxaaba yaab ah I used this word just yesterday after I hadn't used it for years. Butac, shuluq iyo futac. Waayo waayo kasoo wareegatay aan isticmaalno ereyadaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mukulaalow Posted March 17, 2012 1) Butac.= Buudhan 2) Qalliir. = Caatey 3) Buuf. = Xudunta soo kusan. 4) Shiiko.= Tubaako 5) Gafuur.= face, lips area. 6) Bukur. = koob 7) Sanbuuqo.= sanka iyo agagaarkiisa 8) igaar.= wiil 9) Balaq. = halaq ama cad jilicsan. 10) Kuuley cali banjar. = Xidig dhul. 11) Bocor katiitoow. = a veg looking like aubergine. 12) Gaxwa xaraar.= Qaxwo qadhaadh. 13) Wiido.= fiirin, u kuur galid. 14) alaalax.= Qooq. 15) Siteey manoogto. = Gaadhi xamuul, ama naagta aan daalin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mukulaalow Posted March 17, 2012 Try these lot. 1) Samsamaaniko. 2) Siisoow. 3) Dooro. 4) Ban. 5) Laga roone. 6) Maskiin seefle. 7) Shariif sakiin. 8) Baac. 9) Boolo. 10) eeyaa cuni. 11) Baraanbar. 12) Daash. 13) Bareejo. 14) Bannad. 15) Boolaboolo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted March 17, 2012 Kuley: xidig-dhul b. katitow: yam Alaalax: sarqaan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mukulaalow Posted March 17, 2012 Kuley: xidig-dhul b. katitow: yam Alaalax: sarqaan Thanks Maadey, correction. Kuuleey = Xidig dhul. Kibili = Fiid meer. Alaalax = Qooq+Sarqaan;) Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted March 17, 2012 1. garan 2. isuzu 3. digaag 4. shuban 8. doqon 13. draw Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted March 17, 2012 Bannad: gaw ii gash maleh Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mukulaalow Posted March 17, 2012 Bannad: gaw ii gash maleh I like that;) Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mukulaalow Posted March 17, 2012 5) Laga roone. = Qawmu luud 6) Maskiin seefle.= Namiim, diradiraalow. 7) Shariif sakiin. = khaa'in. 8) Baac. = Doqon. 9) Boolo. = Wax matarto. 10) eeyaa cuni. = Waa lagu kala kacay. 11) Baraanbar. = Fiican. 12) Daash. = Barandada????? 13) Bareejo. = Barbar dhac 15) Boolaboolo. = Duck. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted March 17, 2012 Miskiin seefle: hoos ka noole Quote Share this post Link to post Share on other sites
Shinbir Majabe Posted March 17, 2012 1. Caasho Carab dheer 2. Isbartiibo 3. Aalbiitare 4. Banooni 5. Salax 6. Dhooqo 7. Kaambiyo 8. Fooro 9. Rigooro 10. Foorfeed 11. Aalamiinto 12. Maano 13. Abuu Cirbad 14. Kamal 15. Moolo 16. Rooso 17. Jaalle 18. Aalto 19. Shaati siib 20. Cub iyo Cir Quote Share this post Link to post Share on other sites