Sign in to follow this  
The Hermet

Who was Somaliland's Greatest President?

Recommended Posts

Abdurahman Tuur......The man who destroyed the Somali Army and was the first president

 

 

 

Ibrahim Egal, the political mind and visionary of the Republic of Somaliland

 

 

 

Dahir Riyale Kahin: The man who built a stable, financially viable, strong army and led the transition from tribalism to multiparty democracy...

 

 

Ahmed Mahmod Silanyo

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abduraxmaan Axmed Cali tuur aun was the president who had the hardest job a country destroyed he was the one who organized most of all the peace conferences in Somaliland a real peace maker he was and surely he will be remembered for his efforts in the Somaliland republic.

 

President Maxamamd xaaji ibrahim cigaal aun will be remembered for creating the Somaliland constitution and all the government institutions disarming all the clans and clan factions and creating Ciidanka qaranka the Somaliland National army and police force and intelligence service. Holding clan meetings with all the clan chiefs of Somaliland , which led to the outcome when he created the Somaliland house of lords or Guurti.president cigaal also successfully he managed to establish bilataral trade with foreign countries and he also introduced the Somaliland Shillings. currency of Somaliland and the Somaliland passport. Creating the Somaliland 3 political party system in 2001, President cigaal put all his energy in Somaliland in his 9 years reign. a real statesmen indeed.His legacy will live on.

 

President daahir rayaale kahin will be remembered for enlarging the Somaliland army holding 3 democratic elections in somaliland securing the eastern regions of the country. The Continuality of the democratization process in the country reconstructing many roads with in the big cities of Somaliland. Lobbying at the African union which resulted that the African union cleared that the case of Somaliland is a unique case in Africa and not that of secession.

 

President siilanyo elected by the people of Somaliland. doubling the salary of the civil servants building a capable navy force a new course when it comes to the foreign policy of the country its heading the right direction. The Establishment of the Somaliland development corporation education free for primary schools and secondary schools, for tripping the Somaliland budget. Building the second largest hargeysa bridge in the capital city of Somaliland.

 

 

When it comes to achievements Cigaal 1 Siilaanyo second tuur 3rd

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mukulaalow;805214 wrote:
Xaajiyow dee maxaad u inkiraysaan Generalka, sow maha kii dhigay xuduudka aad ku naalooneysaan?

 

Corfield waxa la dilay 1913 1911 baa la keeney dhulkan Somaliland , xuduudan iyo waxaas na waxa la qeexay oo la jeexey 1896.

 

Marka ma garanayo gaalkan beri hore dhintay waxa meesha keeney saaxib.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mukulaalow;805219 wrote:
dee gaalkuba xuduudaha Somaliland buu difaacayay sow maha? mise wuu khaldanaa?

Maya gaalku xuduud ma difaacayn eeh isticmaarku iyo boqortooyada ingriiska bu difaacayey , marka ma fahmin waxa sheekada hada keeney

Share this post


Link to post
Share on other sites
Blessed   

Ragii hore waa iska alright, laakin Jamaal Ali Hussien will be the greatest preso of SL.. and, no, he is not my cousin. :P

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maya gaalku xuduud ma difaacayn eeh isticmaarku iyo boqortooyada ingriiska bu difaacayey , marka ma fahmin waxa sheekada hada keeney

Haa, oo boqortooyada sow kama dhisnayn dhulka ay ku fadhido Somaliland, if yes, dee marka Generalka dhulkaa buu difaacayay.

Mida kale hadii aad aqoonsantahay in isticmaar dantiisa wata uu dhigay xuduudka, Maxaa wax u gumaysigu dhigay uga dhigaysaa muqadas iyo lama taabtaan? waa laba mid un. 1) In gaalka iyo wuxuu nooga tagay ay ahaayeen wax wanagsan, oo markaa Corfield iyo wixii la halmaala waxay mudan yihiin in taalooyin loo dhiso. ama 2) in Gaalku uu ina kala qeybshay isagoo fiirinaya dantiisa, anaguna aan ku seegnay teena, taa micnaheedu waa, xuduuda uu sameeyay waa baadil iyo wax xun. Labadaa wax ka dhexeeyaa meesha ma yaaliin.

Adiguse waxaaga waa hilibka doofaarka ma cuno, fuudkiisana waan cabaa.

waxaan filayaa inaad i fahantay xaajoow.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mukulaalow;805234 wrote:
Haa, oo boqortooyada sow kama dhisnayn dhulka ay ku fadhido Somaliland, if yes, dee marka Generalka dhulkaa buu difaacayay.

Mida kale hadii aad aqoonsantahay in isticmaar dantiisa wata uu dhigay xuduudka, Maxaa wax u gumaysigu dhigay uga dhigaysaa muqadas iyo lama taabtaan? waa laba mid un. 1) In gaalka iyo wuxuu nooga tagay ay ahaayeen wax wanagsan, oo markaa Corfield iyo wixii la halmaala waxay mudan yihiin in taalooyin loo dhiso. ama 2) in Gaalku uu ina kala qeybshay isagoo fiirinaya dantiisa, anaguna aan ku seegnay teena, taa micnaheedu waa, xuduuda uu sameeyay waa baadil iyo wax xun. Labadaa wax ka dhexeeyaa meesha ma yaaliin.

Adiguse waxaaga waa hilibka doofaarka ma cuno, fuudkiisana waan cabaa.

waxaan filayaa inaad i fahantay xaajoow.

Gaalku mar bu dalka ka talin jiray wana ka tagay ma garanayo cidi kugu tidhi koofil ba halyey aha askari yaro ingriis ah bu aha , marka madama u gaal ka talin jiray dalka mar ma waxay ka dhigantahay gaalku inu wanaagsana maan fahmin sheekada. Adigaba ka dhigaya halyeey koofilkan wuxu yahay baa uusan jirin, Koofil Boqortooyadisa bu difaacayey aniga ima difaacayn ama Somaliantayda. Marka waxan aad ka sheekeneysid adeer isma qabanayan. Ingriis iyo talyaani iyo belgium iyo fransiis africa oo dhan bay mar qabsadeen wa ka tageen ciid hada oo ooyeysa nama jirto isticmaar ilahay ba inaga kexeye frenjigi saancadalaha aha. Marka adeerow Somaliland dee africa bay kala mid taahi taarikhda gumeysiga maha wax iyaga u gaar ah adeer. Sida wa inad ula socotiid Somaliland taarikh isticmaar wa so martay tu ingriis tu turkey hadana wa dal xor ah oo xalaal ah oo calanka tawxeedku u taganyahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
LANDER   

I'll go with Egal, only because he was able to hold us together in the most crucial period of our history. I really think without his seasoned leadership during those pivotal times, there would be no Somaliland as we know it today. Otherwise I respect all the presidents of Somaliland past and present, we're very harsh on Siilanyo now that he's in office just like Riiyalee when he was in office, but I bet people will remember Siilanyo much more fondly when he's gone too.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this