The Hermet Posted March 16, 2012 Abdurahman Tuur......The man who destroyed the Somali Army and was the first president Ibrahim Egal, the political mind and visionary of the Republic of Somaliland Dahir Riyale Kahin: The man who built a stable, financially viable, strong army and led the transition from tribalism to multiparty democracy... Ahmed Mahmod Silanyo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mukulaalow Posted March 16, 2012 Who was Somaliland's Greatest President? What about General Corfield? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 17, 2012 Abduraxmaan Axmed Cali tuur aun was the president who had the hardest job a country destroyed he was the one who organized most of all the peace conferences in Somaliland a real peace maker he was and surely he will be remembered for his efforts in the Somaliland republic. President Maxamamd xaaji ibrahim cigaal aun will be remembered for creating the Somaliland constitution and all the government institutions disarming all the clans and clan factions and creating Ciidanka qaranka the Somaliland National army and police force and intelligence service. Holding clan meetings with all the clan chiefs of Somaliland , which led to the outcome when he created the Somaliland house of lords or Guurti.president cigaal also successfully he managed to establish bilataral trade with foreign countries and he also introduced the Somaliland Shillings. currency of Somaliland and the Somaliland passport. Creating the Somaliland 3 political party system in 2001, President cigaal put all his energy in Somaliland in his 9 years reign. a real statesmen indeed.His legacy will live on. President daahir rayaale kahin will be remembered for enlarging the Somaliland army holding 3 democratic elections in somaliland securing the eastern regions of the country. The Continuality of the democratization process in the country reconstructing many roads with in the big cities of Somaliland. Lobbying at the African union which resulted that the African union cleared that the case of Somaliland is a unique case in Africa and not that of secession. President siilanyo elected by the people of Somaliland. doubling the salary of the civil servants building a capable navy force a new course when it comes to the foreign policy of the country its heading the right direction. The Establishment of the Somaliland development corporation education free for primary schools and secondary schools, for tripping the Somaliland budget. Building the second largest hargeysa bridge in the capital city of Somaliland. When it comes to achievements Cigaal 1 Siilaanyo second tuur 3rd Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 17, 2012 Mukulaalow;805195 wrote: What about General Corfield? Maxa gaalka xun meesha keeney Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mukulaalow Posted March 17, 2012 Maxa gaalka xun meesha keeney Xaajiyow dee maxaad u inkiraysaan Generalka, sow maha kii dhigay xuduudka aad ku naalooneysaan? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 17, 2012 Mukulaalow;805214 wrote: Xaajiyow dee maxaad u inkiraysaan Generalka, sow maha kii dhigay xuduudka aad ku naalooneysaan? Corfield waxa la dilay 1913 1911 baa la keeney dhulkan Somaliland , xuduudan iyo waxaas na waxa la qeexay oo la jeexey 1896. Marka ma garanayo gaalkan beri hore dhintay waxa meesha keeney saaxib. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mukulaalow Posted March 17, 2012 dee gaalkuba xuduudaha Somaliland buu difaacayay sow maha? mise wuu khaldanaa? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 17, 2012 Mukulaalow;805219 wrote: dee gaalkuba xuduudaha Somaliland buu difaacayay sow maha? mise wuu khaldanaa? Maya gaalku xuduud ma difaacayn eeh isticmaarku iyo boqortooyada ingriiska bu difaacayey , marka ma fahmin waxa sheekada hada keeney Quote Share this post Link to post Share on other sites
Blessed Posted March 17, 2012 Ragii hore waa iska alright, laakin Jamaal Ali Hussien will be the greatest preso of SL.. and, no, he is not my cousin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mukulaalow Posted March 17, 2012 Maya gaalku xuduud ma difaacayn eeh isticmaarku iyo boqortooyada ingriiska bu difaacayey , marka ma fahmin waxa sheekada hada keeney Haa, oo boqortooyada sow kama dhisnayn dhulka ay ku fadhido Somaliland, if yes, dee marka Generalka dhulkaa buu difaacayay. Mida kale hadii aad aqoonsantahay in isticmaar dantiisa wata uu dhigay xuduudka, Maxaa wax u gumaysigu dhigay uga dhigaysaa muqadas iyo lama taabtaan? waa laba mid un. 1) In gaalka iyo wuxuu nooga tagay ay ahaayeen wax wanagsan, oo markaa Corfield iyo wixii la halmaala waxay mudan yihiin in taalooyin loo dhiso. ama 2) in Gaalku uu ina kala qeybshay isagoo fiirinaya dantiisa, anaguna aan ku seegnay teena, taa micnaheedu waa, xuduuda uu sameeyay waa baadil iyo wax xun. Labadaa wax ka dhexeeyaa meesha ma yaaliin. Adiguse waxaaga waa hilibka doofaarka ma cuno, fuudkiisana waan cabaa. waxaan filayaa inaad i fahantay xaajoow. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 17, 2012 Mukulaalow;805234 wrote: Haa, oo boqortooyada sow kama dhisnayn dhulka ay ku fadhido Somaliland, if yes, dee marka Generalka dhulkaa buu difaacayay. Mida kale hadii aad aqoonsantahay in isticmaar dantiisa wata uu dhigay xuduudka, Maxaa wax u gumaysigu dhigay uga dhigaysaa muqadas iyo lama taabtaan? waa laba mid un. 1) In gaalka iyo wuxuu nooga tagay ay ahaayeen wax wanagsan, oo markaa Corfield iyo wixii la halmaala waxay mudan yihiin in taalooyin loo dhiso. ama 2) in Gaalku uu ina kala qeybshay isagoo fiirinaya dantiisa, anaguna aan ku seegnay teena, taa micnaheedu waa, xuduuda uu sameeyay waa baadil iyo wax xun. Labadaa wax ka dhexeeyaa meesha ma yaaliin. Adiguse waxaaga waa hilibka doofaarka ma cuno, fuudkiisana waan cabaa. waxaan filayaa inaad i fahantay xaajoow. Gaalku mar bu dalka ka talin jiray wana ka tagay ma garanayo cidi kugu tidhi koofil ba halyey aha askari yaro ingriis ah bu aha , marka madama u gaal ka talin jiray dalka mar ma waxay ka dhigantahay gaalku inu wanaagsana maan fahmin sheekada. Adigaba ka dhigaya halyeey koofilkan wuxu yahay baa uusan jirin, Koofil Boqortooyadisa bu difaacayey aniga ima difaacayn ama Somaliantayda. Marka waxan aad ka sheekeneysid adeer isma qabanayan. Ingriis iyo talyaani iyo belgium iyo fransiis africa oo dhan bay mar qabsadeen wa ka tageen ciid hada oo ooyeysa nama jirto isticmaar ilahay ba inaga kexeye frenjigi saancadalaha aha. Marka adeerow Somaliland dee africa bay kala mid taahi taarikhda gumeysiga maha wax iyaga u gaar ah adeer. Sida wa inad ula socotiid Somaliland taarikh isticmaar wa so martay tu ingriis tu turkey hadana wa dal xor ah oo xalaal ah oo calanka tawxeedku u taganyahay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hustler Posted March 17, 2012 So far cigaaal was the greatest somaliland president r.i.p Quote Share this post Link to post Share on other sites
Coofle Posted March 17, 2012 I would Go with Daahir rayaale,,,,The man Did well,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Atirisho Posted March 17, 2012 I say Riyaale Kahin. Sillanyo will be the demise of Somaliland just you wait and see. Quote Share this post Link to post Share on other sites
LANDER Posted March 17, 2012 I'll go with Egal, only because he was able to hold us together in the most crucial period of our history. I really think without his seasoned leadership during those pivotal times, there would be no Somaliland as we know it today. Otherwise I respect all the presidents of Somaliland past and present, we're very harsh on Siilanyo now that he's in office just like Riiyalee when he was in office, but I bet people will remember Siilanyo much more fondly when he's gone too. Quote Share this post Link to post Share on other sites