Sign in to follow this  
Dr_Osman

London Eyeing Puntland Oil Exploration Firms as Stocks Go Through The Roof

Recommended Posts

Dr_Osman   

awcameron-450x342.jpg

 

PUNTLAND : Shirkadaha Shidaalka ka qodaya Puntland oo noqday kuwo Isha lagu hayo Suuqa maalgashiyada London

March 16, 2012 10:38 am GMT - Written by Yusuf - Edited by Yusuf

 

Print

 

Puntland:-Shirkadda Red Emperor Resources oo ka mid ah shirkadaha ka qaybqaadanaya qodida Shidaalka Puntland ayaa noqotay shirkadda indhaha lagu hayo waxayna isbuucaan oo dhan ahayd mid qiimaheedu aad u kacayey, Arbacadii la soo dhaafay keliya waxay shirkadaani kor u kacday 15%, markii ay Suuqa soo gashay in ceelkii Shabeel-1 laga helay Shidaal ka koreeya halkii laga malaynayey.

 

Waxaa isbuucaan la wada sugayaa in lagu dhawaaqo natiijadii ugu dambaysay iyadoo Shirkadaha Shidaalka qodaya iyo Dowlada Puntland ay si wadajir ah u shaacin doonaan natiijada, taas oo Saamiyada (Shares) shirkadaha Range Resourse, Red Emperor Resources iyo African Oil sida la sdaalinayo ka dhigi doona mid cirka isku shareera.

 

Puntlandpost.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this