General Duke Posted March 16, 2012 Wafdi balaaran oo ka socda hay’ada u qaabilsan dawlada turkiga horumarinta ayaa soo gaaray magalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug . Wafdigan oo ka socda hay’ada TIKA ayaa waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Gaalkacyo ku soo dhaweeyay masuuliyiin ka tirsan dawlada puntland oo ka mid yahay wasiirka caafimaadka Dr Cali Cabdulahi warsame ,Gudoomiye ku xigeenka gobolka Mudug iyo duqa degmada Gaalkacyo. Wafdigan oo inta ay joogaan Puntland u koor gali doona mashaariic horumarineed oo ay dawlada turkiga ka fulinayso puntland ayaa ugu horayti waxay booqashdooda ka bilaaben garoonka diyaaradaha ee Gaalkacyo oo ka mid ah goobaha ay dayactitrka ku samayn doonaan . Maareeyaha garoonka Gaalkacyo Cabdulraxman Siciid (Dhagaweyne) ayaa sharaax dheer ka siiyay wafdiga baahida rasmiga ah ee garoonka Gaalkacyo iyo adeegyada ka dhiman garoonka isagoo sheegay in garoonka aan wax dayactir ah lagu samayn tan iyo markii la dhisay. Wasiirka caafimaadka dawlada Puntland Dr Cali Cabdulahi Warsame oo gudaha garoonka saxaafada kula hadlay ayaa sheegay in ay soo dhaweynayaan wafdigan ka socda dawlada Turkiga iyo mashaariicda horumarineed ee ay ka fulin doonaan gudaha Puntland. Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay in hay’adan ay wax ka qaban doonto dayactirka garoonka diyaaradaha ee gobolka iyo wada laamiga ah ee isku xirta magaalada Gaalkacyo iyo Garoowe oo ah wado aan helin wax dayactir ah intii ay dhisneed dawlada puntland. Madaxa Wafdiga hay’ada Tika Mr Axad ayaa uga mahad celiyay masuuliyiinta sida wanaagsan ee ay u soo dhaweeyen iyo sida ay ugu soo bandhigeen baahiyada ay qabto degmada Gaalkacyo sida dayactirka garoonka diyaaradaha ee Gaalkacyo. Wafdigan ayaa markii ay soo dhamaatay booqashdooda gaalkacyo waxay u safreen dhanka caasimada puntland ee Garoowe iyagoo la sii tusi doono wadada laamiga ah ee isku xirta labadan magaalo oo burbur xoogan uu ka muuqdo. Hay’ada Tika ayaa u qaabilsan dawlada Turkiga horumarinta waxayna mashaariic badan ka fulisay kuunfurta soomaliya iyadoo dayactir weyn ku samaysay garoonka diyaaradaha ee Adan cade Muqdisho waxaana ay haatan ka bilaabi doonaan mashriic horumarineed deeganada Puntland. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted March 16, 2012 What else is there to do other than; Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted March 16, 2012 Good to see Turkey kept its promise to start development projects in Puntland and Somaland which I imagine would be their next destination. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 16, 2012 The Galkacyu airport and improving the road that links it to Garowe will be a major development. A road that links Garacad-Galkacyu and Goldogob is the next great project for Mudug. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NASSIR Posted March 16, 2012 That's how you help Somalis recover from the ruins of the civil war. Tika teaches Western agencies that helping Somalis with projects that provide sustainable livelihoods builds peace and economic independence. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted March 18, 2012 wonder who is controlling the airport that day, it regurly changes hands. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mario B Posted March 18, 2012 Carafaat;805894 wrote: wonder who is controlling the airport that day, it regurly changes hands. Quote Share this post Link to post Share on other sites
kingofkings Posted March 18, 2012 ^^^^^^^^^ laughing @ the trolls Quote Share this post Link to post Share on other sites
kingofkings Posted March 18, 2012 Carafaat;805894 wrote: wonder who is controlling the airport that day, it regurly changes hands. provide a date the airport changed hands:confused: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mario B Posted March 18, 2012 kingofkings;805898 wrote: ^^^^^^^^^ laughing @ the trolls Stop laughing at yourself KK, you will lose credibility . Quote Share this post Link to post Share on other sites
kingofkings Posted March 18, 2012 Mario B;805906 wrote: Stop laughing at yourself KK, you will lose credibility . why are you referring to yourself in the third person narrative:confused: not cool mam. not cool. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mario B Posted March 18, 2012 kingofkings;805919 wrote: why are you referring to yourself in the third person narrative:confused: not cool mam. not cool. We all know who the original troll of SOL is. :rolleyes: Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 19, 2012 kingofkings;805901 wrote: provide a date the airport changed hands:confused: Don't worry about Carafat he losses his mind when ever he reads any good news regarding Puntland in general and Galkacyu City in particular. He is lashing out and getting angrier. Galkacyu airport has never been occupied by anyone since the SSDF took the city in 1993. While Hargaysa airport, Burco City and Berbera port changed hands many times after 1993 with the sub clan wars between Tuur & Egaal. Thus spare us the sniffling comments lad. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted March 19, 2012 that airport is a daily warzone just google Galkacyo and Airport. I would recommend the Turks to go to Eyl, its much safer there. Quote Share this post Link to post Share on other sites