Dr_Osman Posted March 17, 2012 Heerka Wax Soo Saarka Beeraha Degaanka Dhud ee Gobolka Bari oo Kor u Kacay(Sawiro). 17/03/2012 | Filed under: Somali News | Posted by: Saacid Yare Heerka Wax Soo Saarka Beeraha Degaanka Dhug ee Gobolka Bari ayaa Kor u Kacday,Iyadoo Dhawaan qaar ka mid ah dadka degaanka Dhug ee Gobolka Bari ay bilaabeen Tabcashada Beeraha ayaa Waxaa haatan Muuqata in Horumar laga Samaynayo Dhinaca wax soo saarha dalagyada. Dalagyada la beeray ayaa waxaa ka mid ah Sida :Babayga ,Yaanyada, Qaraha, Barbarooniga, Masagada, Digirta, Timirta iyo kuwo kale waxaana beeraleydu ay Sheegeen in ay ku tala jiraan beerista dalagyo kale sida Mooska iyo Liinta, waxaana imminka deegaano hor leh loo diyaarinayaa in wax lagu beero ka dib tijaabooyinkii hore oo hididiilo wanaagsan muujiyay. Inta badan waraabka Beerahan waxa uu yahay Roob ku bax inkastoo ay jiraan Siyaabo kale oo lagu waraabibay hase ahaatee ma badna. Tani waxa ay dhiiri galinaysaa dad badan iyadoo cadeyneysa in dalagyo kala duwan ay ka baxayaan deegaanka Dhud ee Gobolka Bari. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted March 17, 2012 War meeshu ma shabeelaha ba, waaba yaabay...The agriculture boom continues!!! bal idinku na tusiya dhulkiina Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted March 17, 2012 war meeshu waxa ka socodo rice farms, meeshu ma shiino ba? puntland waa meeshu ugu beero badan waqoyiga somalia marki la soo dhaafo beletweyn illa zaylac Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted March 17, 2012 kingy, horumarka ay gaarayso puntland dad badan ayaa ka xun, bal eega habartan iyo naxdinta ka hayso horumarka puntland oo aysan waxba ka gaban karin inay eegto mooye Quote Share this post Link to post Share on other sites
kingofkings Posted March 17, 2012 Dr_Osman;805529 wrote: kingy, horumarka ay gaarayso puntland dad badan ayaa ka xun, bal eega habartan iyo naxdinta ka hayso horumarka puntland oo aysan waxba ka gaban karin inay eegto mooye :D:D:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted March 17, 2012 KINGYYYYYYYYYYYYYY, YOU FORGET THESE BABIES Quote Share this post Link to post Share on other sites
kingofkings Posted March 17, 2012 osmano, thanks for the update. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted March 18, 2012 Garowe mayor office Qardho mayor office finally bosaso cabinet vs mogadishu cabinet hargeisa cabinet lol im not even comparing them to our real political capital with a proper presidential palace under construction and the most modern parliament in somali history, not to mention 3 governor houses that are more grand then anything in mogadishu and hargeisa, plus a government guest house under construction in qardho I think Puntland has some good government institutions oo laga daysto. Hurry up guys before your left behind. Doodayda halkay marayso ma aragtan lol, I comparing local governments to hargeisa and mogadishu regional govts Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted March 18, 2012 This guy on left hand side is struggling He probably goes to uni at night in bosaso Who knows maybe me and kingy will be going there to teach PHD curriculums while watching our city transform into a cosmopolitan hub Quote Share this post Link to post Share on other sites
NASSIR Posted March 18, 2012 Galgala, Karin, Xamur, Balikhadar, have small subsistance farmers. They are growers of various types of food crops and they are quite successful in eking out a decent standard of living for themselves without any outside help. Nice pics. Quote Share this post Link to post Share on other sites