Xaaji Xunjuf Posted March 14, 2012 Madaxweyne Siilaanyo oo Rishafal ku sameeyay Golihiisa Wasiiradda iyo Hay’addo kale Hargeysa(Waaheen) Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa saaka Xilalkii ka qaaday wasiiro ka tirsan xukuumadiisa isla markaana magacaabay xilal cusub Wasiiradda la eryay waxa ka mid ah Wasiirka Maaliyadda Maxamed Xaashi Cilmi oo uu ku bedlay C/casiisa Samaale, Wasiirkii Hawlaha Guud Ismaaciil Muumin Aare, Wasiirkii Arrimaha Bulshada iyo Shaqada Ilhaan Maxamed Jaamac, Wasiirkii dhalinyarada iyo Ciyaaraha Cabdi Siciid Faahiye, Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Muxumed Aw Cabdi iyo Ku-xigeenkiisa ayaa iyana xilkii laga qaaday. Wasiiradda cusub ee la magacaabay waxa ka mid ah Boobe Yuusuf Ducaale oo laga dhigay Wasiirka Warfaafinta, halka Wasiirkii hore ee Axmed Cabdi Xaabsade laga dhigay Wasiirka Hawlaha Guud. Halka Rishafalka cusub ee soo baxay uu Madaxweyne Siilaanyo ka magacaabay Wasiir ku-xigeen cusub oo dhinaca Amniga ah kaasoo aan hore u jiri jirin. Sidoo kale waxa digreetada madaxweynaha lagu magacaabay wakiil ay Somaliland ku yeelan doonto dalka koonfurta suudaan. Sidoo kale Madaxweyne Siilaanyo waxa uu xilkii ka qaaday Wasiir ku-xigeenkii hore ee arrimaha dibeda kaasoo uu u magacaabay Mawliid Maxamud Ibraahim. Halka Wasiir ku-xigeenkii hore ee wasaaradda Arrimaha Gudaha uu u magacaabay inay hoos imanayaan dhamaan hawlaha Maamul ee Wasaaradaasi Magacyada Masuuliyiinta Cusub C/cassia Maxamed Samaale waxa* loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Axmed Cabdi Xaabsade waxa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Cali Siciid Raygal waxa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Ciyaaraha Maxamud Axmed Barre Garaad waxa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Shaqada C/laahi Abokor Cismaan waxa loo magacaabay Wasiir ku-xigeenka Daakhiliga ee dhinaca Amniga, Halka Wasiir ku-xigeenkii hore uu ahaan doono wasiir ku-xigeenka Arrimaha Maamulka ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Mawliid Maxamud Ibraahim Waxa loo magacaabay Wasiir ku-xigeenka wasaaradda Arrimaha Dibeda Nuux Sheekh Muuse Ducaale waxa loo magacaabay Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Maxamed Cumar Cabdilaahi waxa loo magacaabay Guddoomiye kuxigeenka Hay’adda Shaqaalaha Mudane Axmed Xuseen Oomane waxa loo magacaabay Wakiilka Somaliland u fadhiya dalka South Sudan wasiirada la badaley 1..ENG: MAXAMED XAASHI CILME** WASIIRKA/W/MAALIYADA 2..PRO: ISMAACIIL MUUMIN AARE** WASIIRKA W/ HWLAHA GUUD IYO GURYEYNTA 3..ILHAAN MAXAMED JAAMAC* WASIIRKA W/ARIMAHA BULSHADA 4..DR: AXMED XAASHI ODAY** WASIIRKA* W/ BOOSAHA IYO ISGAADHSIINTA 5..CABDI SICIID FAAHIYE* WASIIRKA W/DHALINYARA CIYAARAHA IYO DHAQANKA 6..WARSAME *SICIID CADBI WASIIR KU XIGEENKA MAALIYADA 7..MAXAMED YOONIS CAWAALE WASIIR KU XIGEENKA ARIMAHA DIBADA 8..MUXUMED AW CABDI ISMAACIIL GUDOOMIYAHA HAAYADA SHAQAALAHA 9..AXMED CALI XIRSI *KU XIGEENKA GUDOOMIYAHA HAAYADA SHAQAALAHA Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted March 14, 2012 1..ENG: MAXAMED XAASHI CILME** WASIIRKA/W/MAALIYADA 2..PRO: ISMAACIIL MUUMIN AARE** WASIIRKA W/ HWLAHA GUUD IYO GURYEYNTA 3..ILHAAN MAXAMED JAAMAC* WASIIRKA W/ARIMAHA BULSHADA 4..DR: AXMED XAASHI ODAY** WASIIRKA* W/ BOOSAHA IYO ISGAADHSIINTA 5..CABDI SICIID FAAHIYE* WASIIRKA W/DHALINYARA CIYAARAHA IYO DHAQANKA 6..WARSAME *SICIID CADBI WASIIR KU XIGEENKA MAALIYADA 7..MAXAMED YOONIS CAWAALE WASIIR KU XIGEENKA ARIMAHA DIBADA 8..MUXUMED AW CABDI ISMAACIIL GUDOOMIYAHA HAAYADA SHAQAALAHA 9..AXMED CALI XIRSI *KU XIGEENKA GUDOOMIYAHA HAAYADA SHAQAALAHA Please translate the positions Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted March 14, 2012 N.O.R.F;803763 wrote: 1..ENG: MAXAMED XAASHI CILME** WASIIRKA/W/MAALIYADA (Finance) 2..PRO: ISMAACIIL MUUMIN AARE** WASIIRKA W/ HWLAHA GUUD IYO GURYEYNTA (Interior) 3..ILHAAN MAXAMED JAAMAC* WASIIRKA W/ARIMAHA BULSHADA 4..DR: AXMED XAASHI ODAY** WASIIRKA* W/ BOOSAHA IYO ISGAADHSIINTA (Postal Services) 5..CABDI SICIID FAAHIYE* WASIIRKA W/DHALINYARA CIYAARAHA IYO DHAQANKA (sounds like Sports ) 6..WARSAME *SICIID CADBI WASIIR KU XIGEENKA MAALIYADA (Deputy Finance) 7..MAXAMED YOONIS CAWAALE WASIIR KU XIGEENKA ARIMAHA DIBADA (Deputy FM) 8..MUXUMED AW CABDI ISMAACIIL GUDOOMIYAHA HAAYADA SHAQAALAHA (Labour) 9..AXMED CALI XIRSI *KU XIGEENKA GUDOOMIYAHA HAAYADA SHAQAALAHA (his assistant) Please translate the positions What what? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 14, 2012 Kud ka guur oo qanjo u guur ,,, Samaale replaces Eng. M Hashi Boobe replaces Xaabsade Xaabsade replaces mid kele Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted March 14, 2012 Haayada Shaqaalaha waamaxay? Trade Union? Employee Union? Labour NGO? Is the finance guy the same Mohammed Haashi? Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted March 14, 2012 I was reading the wrong part C/cassia Maxamed Samaale waxa* loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Axmed Cabdi Xaabsade waxa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Cali Siciid Raygal waxa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Ciyaaraha Maxamud Axmed Barre Garaad waxa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Shaqada C/laahi Abokor Cismaan waxa loo magacaabay Wasiir ku-xigeenka Daakhiliga ee dhinaca Amniga, Halka Wasiir ku-xigeenkii hore uu ahaan doono wasiir ku-xigeenka Arrimaha Maamulka ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Mawliid Maxamud Ibraahim Waxa loo magacaabay Wasiir ku-xigeenka wasaaradda Arrimaha Dibeda Nuux Sheekh Muuse Ducaale waxa loo magacaabay Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Maxamed Cumar Cabdilaahi waxa loo magacaabay Guddoomiye kuxigeenka Hay’adda Shaqaalaha Mudane Axmed Xuseen Oomane waxa loo magacaabay Wakiilka Somaliland u fadhiya dalka South Sudan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 14, 2012 Hay'adda Shaqaalaha dowlada = The gov labor commission Mohamed Hashi was replaced by Samaale, The Parliament guy ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted March 14, 2012 I wonder what the topic of discussion will be this week in SL Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted March 14, 2012 gov labor commission, I can imagine them sitting all day and doing nothing, or wondering what they are supposed to do or achieve, horta accountability ma jirtaa, mala isla xisaabtamaa, oo ma la is dhahaa, targetkii goalksa ma sameesey oo ma gaartey, maxaad so far achieve-gareeseen. Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted March 14, 2012 ^Its all up in the air. Some ministers have a plan and have presented that plan and their achievements. Its all haphazard at the moment. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted March 14, 2012 Good move by Siilanyo to remove anti-Unionist members of his cabinet. Mahamed Hashi and Ismail muumin Aar were the biggest opponents of a Union. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 14, 2012 And Siilaanyo is not ?? ,,, Adna union bay kaaga dhegtay ,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
STOIC Posted March 14, 2012 There is a good Universal tv program on SL politics called milicsiga siyasinka (sp?).I have started watching it.If i was to critic Somaliland issues it didn't hurt to listen to their informative programs like this one.The head of the parliament was a guest and he was asked by a young man in the audience if they have earmarks for their constituency and the guest answered that they hardly have any budgets on special project for one constituency.Seems like majority of the projects are spearheaded by NGO's.If the budget is slim then why do they think they need some of these ministries.They can combined some of these ministries and cut down the expenses....Need i say some of the young audience on that studio were very civil and well informed on the politics of SL...very bright future indeed Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abu-Salman Posted March 14, 2012 C/cassia Maxamed Samaale waxa* loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda The parliament deputy speaker is a paternal relative, I saw him around 2003 when he visited us in Djibouti and had to order from a family relation posh restaurant. All I knew about him before was that he was trusted with edo's villa construction besides hotel mansour. It was inspiring to see him challenge the government from the opposition and could not understand why edo resented or was worried about his political engagement (at least someone willing to stand for principles I said to myself). I think he was educated in Yemen and had some petrol station and construction business, he was with London's Silaanyo delegation back in 2010 praying at the local mosque. I just come accross his Facebook profile through relatives and added him too. He is a wadaad, honest and principled politician similar to M. Hashi he just replaced so the anti-corruption drive will not waver... PS: He declined ministerial positions on several occasions as this could interferes with his presidential ambitions. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Alpha Blondy Posted March 14, 2012 ^ this guy is useless. my only short encounter with him was not presidential at all. why? because it takes a president to recognise another president! Quote Share this post Link to post Share on other sites