Maaddeey Posted March 14, 2012 ABUU-MANSUUR: "Shacabka Bay iyo Bakool waa inay u diyaargaroobaan ka qaybqaataan dagaal lagu qabsanayo Baydhabo" Talaado, Maarso 13, 2012 (HOL) — Sheekh Mukhtaar Roobow Cali Abuu-Mansuur oo ka mid ah saraakiisha sarsare ee Al-shabaab ayaa ugu baaqay shacabka ku nool Bay iyo Bakool inay isku diyaariyaan ka qaybqaadashada dagaal ay doonayaan inay ku qabsadaan degmada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay. Afhayeenkii hore ee Al-shabaab ayaa hadalkan ka sheegay degmada Xudur oo ay kusoo bandhigeen laba qof oo ay sheegeen inay ahaayeen askar Itoobiyaan ah oo lagu soo qabtay dagaal ka dhacay deegaanka Yurkud oo kala qaybiya gobollada Bay iyo Gedo. "Dadka ku nool gobollada Bay iyo Bakool waxaa laga doonayaa inay ka qaybqaataan dagaal lagu doonayo in lagu qabsado Baydhabo," ayuu yiri Sheekh Abuu-Mansuur oo ku ammaanay dadka gobolladaas ku nool inay taageeraan Al-shabaab. Sheekh Abuu-Mansuur wuxuu sheegay in dagaalkii ka dhacay Yurkud ay ku dileen askar badan oo Itoobiyaan ah ayna ku furteen hub badan, isagoo xusay inay qayb ka qaateen dadka ku nool gobollada Bay iyo Bakool, lana doonayo inay sidoo kale uga qaybqataan dagaalka Baydhabo ay ku qaadayaan. Degmada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa waxaa si nabadgalyo ah looga qabsaday Al-shabaab dhammaadkii bishii hore, waxaana ku sugan ciidammo Itoobiyaan ah iyo kuwo Soomaali ah oo isgarabsanaya. Dhanka kale, xildhibaan Maxamed Ibraahim Xaabsade ayaa sheegay in Al-shabaab aysan awood u lahayn inay qabsato Baydhabo, isagoo xusay in dhankooda ay u qabanayaan hoggaamiyeyaasha iyo ciidamada Al-shabaab inay isku soo dhiibaan haddii kale ay dagaallo culus la kulmi doonaan. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya Quote Share this post Link to post Share on other sites
Shinbir Majabe Posted March 14, 2012 Waan socon weynaye aan orodno! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 14, 2012 Waxaan xasuustaa markii ardayda qaraxa lagu laayay ee uu yidhi "Waa guul Islaamka u soo hoyatay" ,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 14, 2012 This man is the greatest actor amongst Al Qaeda. In the days of the idiotic ICU he promised to become a martyr with his two young sons. Then as soon as the Ethiopians entered, he escaped along with IndaCade with his family in order to complete the Hajj. Now that he ran away from Baidoa he is threatening to attack it? An actor of the first class. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted March 14, 2012 Waa naf la caari. When is he going to blow himself up? Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 14, 2012 He does not want to go to he's en straight with his shoes on. He is so generous he wants to send the brain washed kids. Quote Share this post Link to post Share on other sites
STOIC Posted March 14, 2012 I don't know why a man like Maddey will be AS sympathizer..This man proves himself better at creating mischief than achieving his goal of Darul Islam.This guy and his organization acts are spectacular and the attention they get enormous, but the pain and suffering they causing Somalia far greater than their wins against Amisom and TFG.Their speacial menace is keeping Somalia locked in war. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted March 14, 2012 War culimada ka xishioda! Quote Share this post Link to post Share on other sites
GaadhHaye Posted March 14, 2012 ^^^Calankaa dhac.....He should be an easy shooting target for an America cruise missile.…. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted March 14, 2012 Stoic, have you ever listened to one of his lectures?, what do you know about him?. The man's land is occupied by filthy Xabashi's and you accuse him of creating mischief?. This is only to show THE man is still out there, and not forsaken the struggle of the invaders and took up a new Beerfalow Jihaad as AA put it in his caricature! Quote Share this post Link to post Share on other sites
STOIC Posted March 14, 2012 Somali Kamikaze he is...nothing Culuma in him Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted March 14, 2012 ^^ Ma daashid ninyaho. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted March 14, 2012 ^^ Reerahiina & kuwa Duke & aa i motivate-gareeyey sxb, in dembi la ii qoro baan ka cabsaday! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sensei Posted March 14, 2012 I was hoping the content would say " Drone attack kills former AS spokesman." Disappointed. Quote Share this post Link to post Share on other sites