Che -Guevara Posted March 13, 2012 Madaxweyne Sheekh Shariif oo kulan looga hadlayo ammaanka Soomaaliya ugu ambabaxay Addis Ababa Talaado, Maarso 13, 2012 (HOL) — Madaxweynaha Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, halkaasoo ay ku tageen booqasho hal maalin qaadanaysa. Wasiir u dowlaha madaxtooyada Soomaaliya, Cabdiraxiim Cabdi Abiikar oo safarkan ka warbixinayay ayaa sheegay in madaxweynaha Soomaaliya uu casuumaad rasmi ah ka helay ra'iisul wasaaraha Itoobiya. "Madaxda Soomaaliya iyo Itoobiya waxay kawada hadli doonaan xaaladda ammaan ee dalka iyo sidii loo xaqiijin lahaa in ciidamada AMISOM ay ka howlgalaan gobollada dalka ee laga saaray Al-shabaab," ayuu yiri wasiir u dowlaha oo warbaahinta la hadlay. Shariif Sheekh Axmed iyo wafdigiisa ayaa waxay ka dhoofeen garoonka diyaaradaha Muqdisho baqonimadii maanta iyagoo saacad kaddibna tagay Addis Ababa, balse ma jirto madaxweynaha hadal uu siiyay saxaafadda markii uu ka dhoofayay Muqdisho iyo markii uu gaaray Addis Ababa. Gobollada dalka Soomaaliya qaarkood ayaa waxaa ku sugan ciidamada Itoobiya oo gacan ku siinaya kuwa DKMG ah dagaal lagula jiro Al-shabaab, waxaana ciidamadan ay qabsadeen degmooyinka Baydhabo iyo Baladweyne oo ahaa goobo ay gacanta ku haysay Al-shabaab. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa marar badan safarro ku tagay dalka Itoobiya tan iyo markii xilkan loo doortay horraantii sannadkii 2009, waxaana xilligaas ka hor uu hoggaaminayay xoogaggii maxkamadaha oo dagaal kula jiray ciidamadii Itoobiya ee ku sugnaa Muqdisho. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Onilne maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted March 13, 2012 The midget summons one of his subjects. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 13, 2012 Its sad that the president is discussing the national security of his country in Addis ababa. But than again there are Ethiopians in Somalia so its understandable. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted March 13, 2012 Xaaji Xunjuf;803418 wrote: Its sad that the president is discussing the national security of his country in Addis ababa. But than again there are Ethiopians in Somalia so its understandable. Xaajiyow ... marka sheekadu kululaato reer SL cid Ethiopia ka jecel ma jirto ee naga daaya bahasha? haddii aydaan iska deyn karayn dhar u geliya.... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 13, 2012 Taleexi anigu Somaliland oo dhan uma hadlo anigu xaajigaas baan ahay cumamaydasan xabashida aragooda noloshooda naftodooda hadalkooda cuntadooda xita ciyaar garboodkooda inta ba waan ka wis wisa. Taleexi if it was up to Xaajiga saafiir ku sheega hargeysa jooga waan tarxiili laha Sabab wax u so kordhiyaan jirin laakin arimo yar yar oo siyasad ba kagaga xiidhan wa fahmi kara. Kuwan Xabashida eeh Somalia dhex mushaaxayna iyagana arlada waan ka siifeyn laha. Taa aniga iga qaado Xaaji Xunjuf ba ku saxeexaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted March 13, 2012 President Shariif is right to maintain good relations with neighbour Ethiopia, while at the same time reaching out to new int players in Somalia. UK, Kenya, Turkey are only some of the new players. Zenawi's dominant role in Somalia has diminished permanently thanks to Shariif's diplomatic skills and foreign policy. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted March 13, 2012 Taleexi;803426 wrote: Xaajiyow ... marka sheekadu kululaato reer SL cid Ethiopia ka jecel ma jirto ee naga daaya bahasha? haddii aydaan iska deyn karayn dhar u geliya.... Taleexi, Xaajiga sheekadiisu waa xaaraanta ma cunno ee fuudkeeda ayaan cabaa. Hadii uu helayo wax uu Soomaaliya ku dhaliilo ka fillo in uu illow iyo ilaa golaha keenayo xitaa hadii ay isaga ceeb u keeneyso. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted March 13, 2012 People leave XX alone. I welcome anyone that opposes Woyane destruction in Somali lands. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted March 14, 2012 Aah, the infamous kursi. Kursigaas iyo midabkiisaba maxaa nacay. Sanaawi qof balaayo ah iska dhigaa markuu kursigaas ku fadhiisto, always on the right chair. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted March 14, 2012 Zanawi kanba uu cimaamadii tuurtey haduu soo fariisiye qatarwaaye maxaa karabtaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
burahadeer Posted March 14, 2012 look better than with suit but more honest without it. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 14, 2012 Taleexi anigu Somaliland oo dhan uma hadlo anigu xaajigaas baan ahay cumamaydasan xabashida aragooda noloshooda naftodooda hadalkooda cuntadooda xita ciyaar garboodkooda inta ba waan ka wis wisa. What a racist ..... Xabashidu waa dad Ilaahay abuurtay sidaada oo kele ,,,, siyaasad waad isku diidi kartaan laakiin bani'aadam ma nici kartid iyagaana inaga muslim badan ee hadda la soco. Quote Share this post Link to post Share on other sites
rudy-Diiriye Posted March 14, 2012 I never thought that i will see the day that this kind of crap was gonna happen!! If u had asked me this like 10 yrs ago...i would say, gfofh...that aint gonna happen. I think the reciprocity for this morons should a bullet launch in their skills. I cant phantom this. Its utter disgust to our nation as somalis. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qandalawi Posted March 14, 2012 Keep your friends close and your enemies closer. I think Shariif is doing that But the reality on the ground in Somalia is that, the real, barbaric and direct enemies of Somalia are Alshabaab. Ethiopia is a secondary problem and somewhat indirect enemy if we must say, we can deal with that later. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wing Wizard Posted March 14, 2012 Jacaylbaro;803679 wrote: Taleexi anigu Somaliland oo dhan uma hadlo anigu xaajigaas baan ahay cumamaydasan xabashida aragooda noloshooda naftodooda hadalkooda cuntadooda xita ciyaar garboodkooda inta ba waan ka wis wisa. What a racist ..... Xabashidu waa dad Ilaahay abuurtay sidaada oo kele ,,,, siyaasad waad isku diidi kartaan laakiin bani'aadam ma nici kartid iyagaana inaga muslim badan ee hadda la soco. Haha... JB, saaxiib dadku Xabashi necebaa horta? Dadku waa is dagaalaa, deedna heshiiyaa, laakiin in aad dadka absaxankiisa dartiis u sii nacdaa waa ISIRTAKOOR. Haters will never succeed. Quote Share this post Link to post Share on other sites