Liibaan Posted March 13, 2012 VOA: MadaxWeyne Ahmed Karaash: "Maamul Goboleed Uma Hanjabi Karo TFG Dowlada Federaalka Soomaaliya" Maanta waxaa magaalada Taleex shir jaraa’id ku qabtay maamulka Khaatumo, kaasoo jawaab u ahaa, hadal dhawaan ka soo yeeray Farole oo uu ku sheegay in Dowladda Federalka KMG ah kaligeed aysan u madaxbanaaneyn Aqoonsiga maamul goboleedyada. MadaxWeynaha Maamulka Goboleedka Khaatumo State of Somalia Axmed Cimi Cisman Karaash ayaan wareysi la yeelanay halkan hoose ka dhageyso. Halkan Hoose Ka Dhageyso. http://www.voanews.com/somali/news/Karaash-Maamul-Gobolka--Ka-dhisan-Uma-Hanjabi-Karo-TFG-142341365.html Quote Share this post Link to post Share on other sites