Sign in to follow this  
Dr_Osman

Puntland Sport Minister Visits Garowe Multiplex Sporting Ground. PICS

Recommended Posts

Dr_Osman   

Garoowe : Wasiir Indho-guran oo Booqday Goobo ay ka midyihiin Garoomada Ciyaaraha Garoowe,

12 marts 2012

 

APL

 

Garoowe : (APL): Wasiirka wasaaradda Shaqada ,Shaqaalaha ,Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Puntland Dr,C/wali Xirsi Cabdulle ayaa kormeer howled ku tegay Goobo uu ka midyahay Garoonka Cusub ee ciyaaraha Magaalada Garoowe,wasiirka oo ay socdaalka ku weheliyaan Masuuliyiin uu ka mid yahay wasiirka duulista hawada iyo garoomadda,Wasiirkuxigeenka Dhalnyarada iyo Ciyaaraha,Agaasimaha Guud ee dhalinyarada iyo Ciyaaraha ,Xoghayihii Hore ee Xiriirka Kubadda ee Puntland, Wariyaal ka socday Warsidaha allpuntlland,Gudoomiyaha Ciyaaraha Gobolka Nugaal Sarakiil ka socotay Hay,adda Save the Children Xafiiskeeda Puntland .

ayaa kormeerkoodu ahaa sidii ay u indho-indhayn lahaayeen waxaa ka qabsoomay Garoonka iyo Waxyaalaha Qabyada ka ah oo uu wasiirku sheegay in ay filayaan in ay gacan ka geysandoonaan hay,ado caalami ah iyo kuwo maxaliyaba oo ay ka mid tahay Save the Children.

 

Wasiirka ayaa kulan gaaban Garaaonka kula qaatay madaxa Mashruuca Xirfadaha iyo Farsamada Dhalinyarada ee Hay,adda Save the children Mr,Mikel ,waxaana ay ka wada hadleen laba masuul sidii ay u dhamaystiri lahayd hay,adani meelaha uu qabyada ka yahay garoonku oo ay ka mid tahay

 

• In Gidaarka la Dheerayndoono

 

• Goobtii Madadaalo in loo sameeyo (Club Centre)

 

• Iyo in la qurxiyo guud ahaan Garoonka .

 

Mr, Mikel ayaa sheegay in ay diyaar u tahay hay,adda save wixii horumarinta dhalinyarada puntland ah wallow uu xusay in uu kula noqondoono Madaxda Hay,adiisa ee ka saraysa iyadoo ay dib uga wada tashandoonaan dowlada waxa ay ka geysandoonaa dhismaha Garoonka.

 

Wasiir indho Guran ayaa sheegay in aysan ku ekanayn waxqabadka save ee ay garaacidoonaan albaabo badan si ay u tayeeyaan Garoomada Ciyaaraha Gobolada Puntland.

 

Wasiirka Duulista Hawada iyo Garoomada puntland Cali Axmed Cali ( Gamuute ) ayaa isna sheegay in loo baahanyahay in Garoonka lagu Biiriyo waxyalaha ka dhiman ,waxaana uu u hanbalyeyey wasiirka ciyaraha oo uu sheegay in uu wado Dardargelinta Barnaamijyada Dhalinyarada puntland.

 

Garoonkan ayaa hore waxaa u dhistay Kooxda olympicada Soomaaliyeed.waxaana uu ka koobanyahay labada Nooc ee ciyaraha sida kubadda Cagta iyo Tan Gacanta,

 

Kormeerka wasiirka ayaa u soo gudbay Garoonka kubadda Cagta ee Mire aware halkaas oo la wado qorshayaal lagu banaynayo agagaarka garoonka oo Xiliyo hore laga taagay Cabiro ,kuwasoo Guud ahaan laga Xaaqay Dhinacyada Garoonka Mire aware.

 

Wasiirka ayaa sidoo kale allpuntland u sheegay in ay dhawaan wadaan nidaam lagu dhisayo Xarunta Dhalinyada oo uu yeelanayo Garoonka Mire aware.

 

Maxamed Daahir Yuusuf

 

APL

 

Saalim.org@gmail.com

 

f.jpg

g.jpg

b.jpg

c1.jpg

kk.jpg

scaled.php?server=163&filename=garowesta

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Its going to be totally wicked. I am really looking forward to this project more then anything else. It has me salivating at the mouth with the future faan factor with other clans of somalia

 

1. Track & Field

2. Basketball Courts

3. Handball and Volleyball Courts

4. Changing Rooms

5. Offices

6. Orphanage Residential Homes

7. Grand-stand at the football ground

8. Finally a fully grassed stadium equipped with nightlights

9. Its all going to be modernized.

Share this post


Link to post
Share on other sites
faarah22   

waryaa osman, have these pple ever heard of something called sunglasses? instead of always squinting in the sun. it's dirt cheap nowadays. reer baadiyahan wax bar

Share this post


Link to post
Share on other sites

^ma indhahah mad madow ay isku hayaan baad la yaabtay mala basket bay so ciyaarayeen oo murayadihi or as they say in Somalia Ukuyaalihi meel bay iska dhigeen.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this