Sign in to follow this  
Carafaat

Somaliland's nr 1 Enemy of the State

Recommended Posts

NGONGE   

^^ Farole has the title of 'Dr', saaxib. :D

 

Reading and writing help one gain more knowledge but when you're 100 years old, your experience counts for much more than that. Besides, this old man is not the be all and end all in SL affairs.

Share this post


Link to post
Share on other sites

damn carafat, this is super disrespectful, I don't know who Xaji Waraabe is but surely my reaction to someone who has lived a hundred years would be what can learn from this person rather then the none sense you have here. On another note, the most disrespectful person to elders, JB, is disagreeing with you, you must be on to something lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Adeer Abdi,

 

I didnt mean it. get better soon. Waxan kugu so duceeninaa cafimaad iyo cimri dheer. amiin

 

 

 

Xaaji Cabdi Waraabe oo Xaalad Caafimaad-daro Awgeed Maanta Jabuuti loo Qaadi Doono

 

Written by Qaran news

Sep 09, 2012 at 08:08 AM

 

Hargeysa(Qaran news)-Xaaji Cabdikariin Xuseen (Cabdi-Waraabe) oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Guurtidda Somaliland kuna suntan Odayaasha Ruug cadaaga ah ee Dhismaha Dawladnimada Somaliland saamynta ku leh, ayaa la filayaa Berri in loo qaado Dalka Jabuuti, kadib markii ay lasoo deristay xaalad Caafimaad daro si loogu soo daweeyo.

 

Wasiir-ku-xigeenka Warfaafinta Md. Cabdulaahi Maxamed Daahir Cukuse, ayaa Saxaafada Xalay u xaqiijiyay in Xaajiga loo qaadi doono Cisbitaal dibadeed, waxaanu sheegay in ay Xukuumaddu iska xil saartay sidii Dhakhtar loogu diri lahaa.

 

“..Haa, waa la qaadayaa Xaajiga waad la socoteen in maalmahanba xaaladiisa Caafimaad ay wax iska bedeleen, markaa Xukuumadda Somaliland waxay u soo kiraysay Diyaarad Charter ah aroortaana la qaadayaa oo Jabuuti oo la geynayaa Dhakhtar..”. Auu yidhi

 

X Cabdi Xuseen waa Oday ku suntan Nabada, waxaanu hal hays u leeyahay markasta in uu ka istaago Nolosha dhinaca Nabadaynta, isagoo ka soo qayb qaatay kulamo badan oo lagu heshiisiinayo, iyadoo Xirfada Caaqilnimada kaga soo shaqeeyay arrintaasi, ilaa uu Heer Guurtinimo ku gaadhay.

 

X Cabdi Waraabe waxa lagu tiriyaa Da’ ahaan inuu yahay Ninka ugu weyn Somaliland, balse marka loo eego Caafimaad ahaan ilaahay u dhaafay wax badan oo ay aynigiisu ka gaabiyeen.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mustafe;802694 wrote:
Xishood oo akhlaaq yeelo, dadka waaweyna ha aflagaadeynin. Tan labaad stop lying, where do you get the idea that this old man is "economic, financial, politic and international advisor"? And who does he advice exactly? Meeshan horta dadku miyay iska hadlaan for the sake of speaking and being heard?

 

 

 

Waa ma gaarayso ama gaadhayso af Somaligaa kaa xune lol.

Indeeed ka xishood waxgaradka somaliyeed wax yaqaayooow.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Waryaa, Beer-Gaal,

 

I just apologized to Abdi Waraabe. I do respect the old man, eventhough we have some political diffrences. Ilaahay cafimaad ha siiyo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this