Liibaan Posted March 11, 2012 Qoraal uu ku saxiixan yahay Wasiirka Beeraha iyo Xanaanada Xoolaha Somalia ayaa raaligelin lagu siiyay Madaxweyne Shariif Sheekh Ahmed Qoraalka waxaa lagu cadeeyay inay qalad ahayd digreetadii uu ku saxiixnaa Wasiirka ee lagu sheegay in laga laabtay aqoonsigii Khaatumo state. Waraaq Kasoo Baxday Xafiiska Cabdiwali Gaas Oo Burinaysa Waraaq Shalay Kasoo Baxday Isla Xafiiskaas(Akhtiso). Muqdisho: Waxaa shalay Xafiiska Ra’isal Wasaaraha kasoo baxday waraaq ay buun buuniyeen dad u jeedooyin gaar ah leh, kuwaas oo kasoo hor jeeday Maamulka Khaatumo State oo isagu si buuxda u taaba galay mudo kooban gudaheed. Waraaqdan oo soo baxday Subaxnimada Saaka ayaa burinayna Waraaqdan shalay kasoo baxaday Isla Xafiiskan. Wareegtadan maanta soo baxday ayaa been abuur iyo khalad ku tilmaamaysa Waraq ay shalay soo saareen Taageerayasha Faroole iyo Siilaanyo oo ah kuwo hoosta ka xidid ah. Hadaba waraaqan oo uu ku saxiixan yahay Wasiirka Beeraha Iyo Xanaanada Xoolaha Mudane Maxamed Maxamuud Xaaji Ibraahim. Hoos Ka Akhriso Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted March 11, 2012 Warka waa cad yahay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mukulaalow Posted March 11, 2012 Aniga waxaan u maleynaa suuqa Cabdalla Shideeya ee baasaboorada lagu sameeyo in waraaqahan is daba yaacayo laga soo qortay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted March 11, 2012 " frameborder="0" allowfullscreen> Madaxweyne Shariif "Soo Dhoweynta Iyo Aqoonsiga Khaatumo State Of Somalia Waxaan u Arkeynay Howl Gacanta Soomaaliyeed Ku Jirta" Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted March 12, 2012 Xafiiska Ra'iisal Wasaraha Oo Raaligelin Ka Bixiyey Warqad Ka Baxday Xafiiskaas- Lasanod Online. Sunday, March 11, 2012 Muqdisho,(lasanod Online)- Wareegto kasoo baxaday xafiiska Ra'iisal Wasaaraha Somalia, ayaa cudurdaar lagaga bixiyey warqadii hore.. ugasoo baxday ee lagu sheegay in aqoonsigii lagala noqoday Khaatumo State. Warqadan cusub ayaa noqonaysa mid beeninaysa tii hore oo lagu sheegay inay si aan sharci ahayn uga baxday xafiiskaasi. Quote Share this post Link to post Share on other sites