Xaaji Xunjuf Posted March 11, 2012 Muqdisho: Dowlada TFG-da oo maamul cusub u magacawday Gobolka Hiiraan 11. marts 2012 Dowlada KMG Soomaaliya ayaa maanta u magacawday maamulki ugu horeeyey mudo 3 sana ah gobolka Hiiraan, laba bilood kadib marki laga xoreeyey Al Shabaab. Wareegto kasoo baxday madaxweyne Shariif ayaa lagu magacaabay maamulka cusub ee gobolka Hiiraan iyadoo gudoomiye loogu magacaabay C/fataax Xasan Afrax. Munaasabada wareegtada loogaga dhawaaqay oo ka dhacday xarunta wasaarada arrimaha gudaha oo ay kasoo qeybgaleen xildhibaano, iyo xubno ka tirsan wasaarada arrimaha gudaha oo uu ka mid ahaa wasiiru dowlaha arrimaha gudaha iyo amniga qaranka ayaa sidoo kale lagu magacaabay duqa magaalada Baladweyne. Duqa magaalada Baladweyne ayaa loo magacaabay Sheekh Cismaan Barre, waxaana goobta ku sugnaa duqa magaalada iyo gudoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan. Qoraalka kasoo baxay madaxweynaha ayaa lagu sheegay in maamulkan ay si KMG ah u qaban doonaan xilalka ilaa mudo sadex bilood ah. Magacaabista C/fataax Xasan Afrax oo horay u ahaa madaxweynaha maamulka Dooxada Shabelle ayaa soo jiitameysay mudo bil ah, waxaana mudadaasi socday wada hadalo oo uu madaxweyne Sharif kula jiray xildhibaanada kasoo jeeda Hiiraan oo uu aaqirki ku qanciyey in ay aqbalaan shaxda loo sameeyey maamulka cusub ee Hiiraan. Gobolka Hiiraan ayaa waxa dega qabiilo badan kuwaasi oo uu ka dhaxeeyo xafiiltan dhinaca siyaasada ah, waxaaa sugaya maamulka cusub howlo adag oo uu ugu horeeyo amaanka. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted March 11, 2012 good move. strong decentralized regions. NO Federalism. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 11, 2012 ^^ Indeed down with clanfederalism no need for fictional clanish borders. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted March 11, 2012 Sheick Shariif should replace Governor Faroole as well, if security gets more out of hand, Galkacyo is not united and if he doesnt do his job right. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted March 11, 2012 ^^ And Siilaanyo will be replaced by Abdiwali, the only way forward, bring Siilanyo to Xamar, and make him the Mayor or PM of Somalia, it only gets better. Ps: Hiiraan alone has 10 states pronounced in the last 6 years, 6 states in last year alone. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 11, 2012 Carafaat i think that's should be an open option if things really get out of hand the garowe clan enclave divided a small city like Galkacyo into clanish fiefdoms. Even baargaal is divided that's a real serious issue Somalia needs national unity instead of division and that's the way forward. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted March 11, 2012 nuune;802102 wrote: ^^ And Siilaanyo will be replaced by Abdiwali, the only way forward, bring Siilanyo to Xamar, and make him the Mayor or PM of Somalia, it only gets better. Ps: Hiiraan alone has 10 states pronounced in the last 6 years, 6 states in last year alone. next is Jubba, Gedo, Bay, Bakool and then we do the clan minded central regions. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted March 11, 2012 it will be mistake to impose administration on Hiiraan without their input. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted March 11, 2012 did al shabaab ask for input in those 4 years? well then a couple of months till elections wont hurt sxb Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted March 11, 2012 ^AS doesn't care what people think but then their politics is not entirely driven by tribe. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Eng.Cadde Posted March 11, 2012 Isnt the head of this admin the same as the president of dooxada shabelle regional state? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted March 11, 2012 person doesnt matter. what matters is that he is not appointed by 10 clan members like faroole in Garowe Quote Share this post Link to post Share on other sites
Eng.Cadde Posted March 11, 2012 what do you think of federal clan republic of somalia? do you oppose it or embrace it? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted March 11, 2012 explain? what federal republic is sxb. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Eng.Cadde Posted March 11, 2012 Well,it means since somalis have fought along clan lines,it means giving every clan to rule its traditional degaan and making national policies after consultation with all the federal entities,as i have mentioned earlier it will come up with 8 federal entities united to form the federal republic of somaia? do you agree or disagree and on what basis ? Quote Share this post Link to post Share on other sites