Saalax Posted March 11, 2012 Muqdisho (RBC Radio) Agaasimaha guud ee wasaarada arimaha gudaha iyo amniga Qaranka ee dowlada KMg Soomaaliya Bashiir Maxamed Goobe oo maanta Suxufiyiinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa wuxuu si cad kaga soo horjeestay maamul dhowaan lagu dhawaaqay oo lagu magacaabo Banaadir Sate. Agaasimaha ayaa sheegay in dowlada KMG Soomaaliya aysan raali ka noqon Karin in leesaga dhawaaqo maalmul gobaleedyo aanan soo marin sharcigii loo baahnaa. Wuxuu sheegay Maamulka Banaadir State inuu yahay maamul sharci daro ah isla markaana aanan wakiil ka ahayn gabalada uu sheegay in uu matalayo ee Banaadir Shabeelaha Dhaexe iyo waliba Shabeelaha Hoose. Sidoo kale wuxuu sheegay in maamul gobaleed ay noqon karaan labo gobal iyo wixii ka badan laakiin aysan maamul noqon Karin wax intaasi kayar waxaa sida uu sheegaye. Bashiir Maxamed Agaasimaga guud ee wasaarada arimaha gudaha iyo amniga qaranka ayaa wuxuu hadalkiis intaa uu ku sii daray maamul uusan waxba ka ogayn dowlada in aanan xiligaan wixii ka danbeeya lagu dhawaaqi Karin. Hadalkaan ayaa wuxuu ku soo adayaa xili dhowaan lagu dhawaaqay maamul la magic baxay Banaadir State kaasi oo sidoo kale doortay madaxweyne iyo waliba Madaxweyner ku xigeen sidoo kalana waxaa maamulkaasi uu dhameestiray xubnaha baarlamaanka. RBC Radio Xafiiska wararka Muqdisho Quote Share this post Link to post Share on other sites
Eng.Cadde Posted March 11, 2012 Lol,This is a personal opinion and not that of government beside the guy is from galmudug and has no right to speak about shabelle or banadir. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted March 11, 2012 Lol....my good friend...Somali referee, Gen. Bashiir Goobe is from Galmudug? I thought that Muqdisho annagaa leh ended in 1992. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted March 11, 2012 This evolves around the President. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Eng.Cadde Posted March 11, 2012 Abwaan;802249 wrote: Lol....my good friend...Somali referee, Gen. Bashiir Goobe is from Galmudug? I thought that Muqdisho annagaa leh ended in 1992. clan politics will never end,hadii aanan leys indho tireyn.clan is what makes us.it unites and divides.waa iska caadi.ninka ku dhaho qabiil aan iska dhaafno dharbaaxyo wajiga uga dhifo.banadir state will overcome the obstacles sooner or later. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 11, 2012 How can banadir state become a clan state if the capital of Somalia is in Banadir dadkanu may walaanyihin horta Quote Share this post Link to post Share on other sites
Eng.Cadde Posted March 11, 2012 Xaaji Xunjuf;802303 wrote: How can banadir state become a clan state if the capital of Somalia is in Banadir dadkanu may walaanyihin horta It is the job of the federal Gov to solve that issue.The local clans want their rights and that is wax ay xaq u leeyihiin iney ayagu aayahooda ka tashadaan just like every body else.:D: Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Hermet Posted March 11, 2012 Xaaji Xunjuf;802303 wrote: How can banadir state become a clan state if the capital of Somalia is in Banadir dadkanu may walaanyihin horta saxib ilahay baa meshan naga badbadiyay walahi...alxamadulilah iska oro kana sooco... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted March 11, 2012 Eng.Cadde;802306 wrote: It is the job of the federal Gov to solve that issue.The local clans want their rights and that is wax ay xaq u leeyihiin iney ayagu aayahooda ka tashadaan just like every body else. :D: Not the federal capital it is outside clan influence, it is governed by the parliament of Somalia. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Eng.Cadde Posted March 11, 2012 somalia You and I know that wont happen.somaliland secession seems likely then keyga anaa leh kaagana kula lihi phenomena.lool Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 11, 2012 Somalia is that what farooles dastuur says:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Raamsade Posted March 11, 2012 Xamar and any land within 50 km radius from center of Xamar (using Port of Xamar as city center) should declared special federal district that will be governed by the central/federal government similar to Washington DC. I think this radius will encompass Afgooye as it is only 30-35 km from Xamar, so special modification will be needed in that case. Otherwise this clan-based state madness will engulf Xamar in flames for eternity. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Eng.Cadde Posted March 11, 2012 Raamsade Who will declare it a federal? and what would the locals feel if they are told their degaan belongs to all other clans?There should be a careul plan that satisfies both the federal state and the local clans,otherwise waa jug meeshaada joog.lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 11, 2012 ^ If they want a clan state in the capital than it cannot be a capital a capital belongs to all the people of the country. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Eng.Cadde Posted March 11, 2012 XX There is no place in somalia that belongs to all clans and if the locals insist on wanting their clan state in banadir,it should be moved to some other place or an agreement should be reached to satisfy the locals.it aint a rocket science.however,unilateral declaration of phantom federal entity with out consultation with locals isnt gonna to have any effect. Quote Share this post Link to post Share on other sites