Sign in to follow this  
Somalia

Gaalkacyo: Taliyihii Nabadsugida Booliska Gobolka Mudug oo la dhaawacay

Recommended Posts

Somalia   

Gaalkacyo(Pi) Kooxo hubaysan ayaa isku dayey inay dilaan Farxaan Cabdi Kacaan oo ah Taliyaha Nabadsugida Booliska Gobolka Mudug, Taliyaha ayaa ka badbaaday isku daygaas dil lakiin waxaa soo gaaray dhawac, ilaa afar xabadood ayaa caloosha iyo xabadka uga dhacay taliyaha waxaana iminka lagu daweynayaa Isbitaalka Gaalkacyo.

Sida ay ilo ku dhow dhakhaatiirta noosheegeen dhawaca taliyaha ma ahan mid halis ah.

 

Taliyaha waxaa lagu dhaawacay meel u dhow Masjidka Macmuur ee xaafada Garsoor,

 

Taliayaha iminka la dhaawacay ayaa Aabihiis horey u ahaan jiray Taliyaha Booliska waxaana lagu dilay Gaalkacyo mudo sanad laga joogo.

 

Faahfaahinta warkaan waan idiinsoo gudbinaynaa

 

Puntlani.com

Xarunta Wararka deg Dega ah

Gaalkacyo

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this