Dr_Osman Posted March 10, 2012 GAROWE : 600 oo Guri oo loo dhisayo dadka barakacayaasha ah ee ku nool magaalada Garoowe March 10, 2012 10:27 am GMT - Written by Editor - Edited by Editor Garoowe:-Maamulka gobolka iyo kan Degmada ayaa kulan la qaatay Odayaasha dhaqanka iyo waxgaradka gobolka Nugaal waxayna kala hadleen in la helo dhul Barakacyaasha looga dhiso guryo gaaraya 600. Maamulka gobolka, ayaa Odayaasha waxay ku wargasheen in loo baahan yahay in la helo dhul, maadaama dhulkii oo dhan ay dad haystaan, sidaasdarteed meeshii ay iyaku u arkaan in ay munaasib tahay in laga dhiso guryahan aan la sheegan oo iyaku dadka iska leh ay ku qanciyaan in ay ka tanaasulaan. Odayaasha iyo Waxgaradka aad u badnaa ee gobolka Nugaal ayaa aad u soo dhaweeyay in dhul la helo, waxayna ballan qaadeen in ay gacan ka gaysanayaan sidii dhul loo heli lahaa. Dhismaha guryahan oo ay maalgalinayso hay’adda World Vision ayaa haddii uu ka hirgalo magaalada Garoowe waxay ku soo kordhinayaan horumar, bilic iyo baaxadda magaalada oo waynaata. Horay ayaa magaaladan waxaa looga hirgashay 3 qaybood oo ku yaalay hareeraha magaalada xiligaas, iyadoo iminka ay ku yaalaan baramaha magaalada, waxaana dhaqaalaha ku baxshy guryaha ku deeqay Dawlada Japan. Puntlandpost.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted March 10, 2012 A devastating blow to the enemy Quote Share this post Link to post Share on other sites
faarah22 Posted March 10, 2012 garoowe has a sea ??? let me know ditoore Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 10, 2012 I thought you hate copying ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 10, 2012 Dr_Osman;801560 wrote: A devastating blow to the enemy Who is the enemy Dr Osman Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted March 10, 2012 I wonder how much of these houses actually go IDPs? Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 10, 2012 Its a great development. Not sure why you posted a pic of a mini port development. Garowe is getting bigger... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Eng.Cadde Posted March 10, 2012 Propoganda indeed . Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 10, 2012 Progress............... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted March 10, 2012 Eng.Cadde;801641 wrote: Propoganda indeed . By design, there's always political end to propaganda. Where's the politics here exactly? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Eng.Cadde Posted March 10, 2012 Che -Guevara;801648 wrote: By design, there's always political end to propaganda. Where's the politics here exactly? The Message is clear,it is clan politics,deporting somali idps secretly while claiming that you are building housing projects. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 10, 2012 Puntland safety, security and better economic development is attractive to many IDP's from the rest of Somalia... Quote Share this post Link to post Share on other sites