Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Midnimada, isbiirsiga, isbaheysiga, iswehelnimada, iskaashiga iyo wadajirnimada

Recommended Posts

nuune   

lool anigaba I do have connections there waryee, geel-jecel as MMA will put it, maybe ayuka waaye kuwa geela jecel, but sadly, gaal aaba laga dhigey instead of geel lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Waa runtaa lahjad ahaan waa jubooyinka, laakin wey ka sii qallafsantahey ijaara accenkooda kuwa kale ee reer waamaha ah, waa reer waamo assal ah, sujui shaqa kuma lahan though reer NFD yihiin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Che -Guevara;803583 wrote:
^lol....my reer ayeeyo are my hiiraan connection dee:D

 

Their name is "those who love camels":D

According to waayo arag folks like jiilkeena soo koraayo Mr Somalia, micnaheeda ma'aha kuwa geelka jeclaa, but waa kuwa gaalada diinta kale heysto jeclaa. Dad badan saas aaminsan. Afsoomaaligii ayaaba ka dhumay iyo micnaha gaal, same way ay iska dhaadhasiiyeen Gaalkacyo name has to do with Oromo.

 

Ma isweydiiyeen xataa maxaa oromada 'Gaala' loo dhahaa to this day. And ma isweydiiyeen how ereyga 'gaal' originated from.

 

Brief history: Soomaalidii hore dadka shisheeye ugu soo horeeyo ay daris la ahaayeen waxee ahaayeen Oromada oo waagaas 'Gaala' la dhihi jiray, micnaheedana geel dhaqatada laga wado. Soomaalida qofkii shisheeye ay arkaan 'Gaala' ayee dhihi jireen. Abkoow caddaan markuu yimidna gaalnimadiiba asagee ku dhagtay. The word, in its historical sense, was secular, diin lagama wadin but foreign (read: non-Soomaali) people. Gadaal micno diimeed yeelatay. So Gaalkacyo might as well to do with gaal (geel) than Oromada.

 

By the way, my hooyo used to mention Reer Ayeeydaa odayaashooda used to come guriga in '60s, markee wax u baahnaadaan duqa ayee soo salaami jireen, arrintoodana sheegan jireen. They believed aabo's reerkiisa oo ah reerkeena iyo iyaga inay qaraabo yihiin because we shared same immediate clan, sub-clan and sub-sub-clan names.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;803593 wrote:

 

By the way, my hooyo used to mention Reer Ayeeydaa odayaashooda used to come guriga in '60s, markee wax u baahnaadaan duqa ayee soo salaami jireen, arrintoodana sheegan jireen. They believed aabo's reerkiisa oo ah reerkeena iyo iyaga inay qaraabo yihiin because we shared same immediate clan, sub-clan and sub-sub-clan names.

LOL....no kidding.......?

 

lool@Somalia...We need to write our history ASAP we have stable country.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nuunka, amaa adiga iskaga kaa dhownahay. Ani Yeed iyo Rabdhuure waala ii deganyahay waa ogtahee. 058.gif

 

Che, waxaaba kaa iloowee, horta hadal qabsiga 'literally' ma Reer Boston saas u hadlo mise adiga lee iska aliftay. Your every fifth word seemed like you were saying 'literally.' 046.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

loooooool literally, urug camal uuba raaxada kaaga qaadey yeah smileys.gif

 

waa macquul, aabahey aaba ku dhashey in Yeed, waa jeclaan lahaa inaa mar lug soo mariyo meelahaas dhan

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;801899 wrote:
Che, car sheeg deegaankaan. It is very easy to guess because of lahjada uu duqa ku hadlaayo.

MMA intee kale hee abaa? Waamo iga dheh. yuu kaloo caqligaas ku jiraa? Alloow Waamo ha iga qaadin.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

nuune;803576 wrote:
lool Ijaara, Ijaara waa NFD, kaaley, saan maa dal aqoon ku taheyna, reer Ijaara waa funny people though, accenkooda waa 7 times the man's accent in the video, wallaahi qosolkaa kaa dhamaan reer Ijaara hadaa dhax gasho, naagta waxee u yaqaanaan dhax-yaal.

 

Waa Jubbada meesha, waa la heshey, waana Ardul-Waama,

 

 

Awoowgii la jannee dacaayaddan aad nala daba socoto maad naga joojin? Xarashkaan aa noo heesaa maxaas yehe? mise bilcaameheenaa kugu boode oo meejaaseeyaa nooga dhirifsantahe? waxaa igu marqaati eh in bilcaamaha reer Ijaaraa ee jirin bilcaamo qurux iyo baarinimo ku dhan ee waxaad yeeli anigaa midoo iyo ka badan kuu soo tuugiye, ina aabow af lagaadada nagala her geeloowgaaga ha tarmee.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

lool dacaayad, war waxba kama sheegin reer Ijaara, raggooda waxaaba ka sii qosol and funny badan hablahooda, I do have few friends of them markee hadlaana waxaa moodaa in ee taayar aaryeenaayaan hehe

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Reer xamarka, Qaldaamiinta, reer muduga, reer bariga yaa ka af soomaali xun? kuwaas af soomaligooda kabteey bilataa caadi ah waaye oo waxee rabaan ee isaga hadlaan cidna waxba ka qorto. :D

 

 

 

 

 

 

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this