Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Dr Cabdilahi Cosoble Siyaad Somaliland and Somalia talks will not be easy

Recommended Posts

DR C/laahi cosoble siyaad ayaa sheegay in aan lagu degdegin wadahadalka ladoonaayo in lala furo soomaaliland.

Dr. C/llaahi Cosoble Siyaad oo xilalka kala duwan kasoo qabtay dowladdii milateriga ahayd ee Soomaaliya haatanna ku sugan dalka Imaaraadka Carabta ayaa ka hadlay hadlay wadahadallo dhexmara dowladda KMG ah ee Soomaaliya iyo Somaliland, isagoo ku baaqay inaan lagu deg-degin oo laga fiirsado wadahadallan.

 

Dr. Siyaad wuxuu sheegay in cabashada Somaliland ay soo jirtay illaa sannadkii 1960-kii markaasoo ay xorriyadda qaaadatay, isagoo xusay inay diideen dastuurkii xilligaas lasoo gaaray iyagoo saluugsan dowladnimada, isagoo sheegay in xusuusto afgambigii uu isku dayay Xasan Kayd.

"Wadahadalka ma ahan mid fudud oo qof keliya ka imaanaya waa arrin guud... waa in la darso qaabka loo wadahadli karo iyadoo lala tashanayo dowladaha caalamka," ayuu yiri Dr. Cosoble oo wareysi siiyay BBC-da.

 

Sidoo kale, wuxuu sheegay in maanka lagu hayo in Somaliland ay waxyaabo badan tabanayaan, inta aan wadahadal lagu dhawaaqinna ay tahay in daraasad lagu sameeyo cabashooyinkooda.

 

"Marka hore waa in la eego in dooddooda ay tahay gar iyo gar-darro, ka hor inta aan la furin wadahadalka, waayo xaq ayay u leeyihiin inay rayi qabaan waana in baaris lagu sameeyo markaas kaddibna la furo wadahadalka," ayuu hadalkiisa ku daray.

 

Dr. Cabdullaahi Cosoble ayaa sidoo kale sheegay in la raadiyo dalal ay dhibaatadan oo kale soo martay iyo qaabkii ay xalka uga gaareen, isagoo sheegay in arrintan ay tahay mid aan fududeyn.

 

Hadalka siyaasigan ayaa wuxuu kusoo beegmayaa iyadoo madaxweyanaha Somalia, Shariif Sheekh Axmed uu ku dhawaaqay shalay in la sameynayo guddi diyaariya wadahadallo dhexmara Somaliland iyo dowladda KMG ah.

 

Iyadoo la xusuusto in madaxweynaha Somaliland, Axmed Siilaanyo uu isaguna horay u sheegay inay wadahadallo la furayaan DKMG ah, balse wuxuu wadahadalkas ku sifeeyay inuu yahay mid dhexmaraya laba dal oo jaar ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I listened to him today the good dr made some good points he said before we can talk even about unity or the dissolution of the union we need to first talk about what went wrong and its not going to be easy.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Xaaji Xunjuf;801344 wrote:
I listened to him today the good dr made some good points he said before we can talk even about unity or the dissolution of the union we need to first talk about what went wrong and its not going to be easy.

Adeer si fiican u dhageyso. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wadanki in a few months time inshallah you want a souvenir Djibouti baan ku horaynaya hargeysan ku xigsinaya berberan ku xigisinaya. Xamar na walaga yaabaa inan aado inan so dabashan raba awoow

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

http://www.hadhwanaag.com/detail.aspx?id=60491

 

Very smart and wise man and wise words indeed. wallahi. Ilaahay kheyr ha siiyo.

 

The system, goverment and country as it was created in 1960 has failed. This has affected all Somali's and all of Somalia. Indeed we need to learn from the past and try to understand what went wrong. And we should not rush in to a hasty talks or descisions for it could have hugh impact later on. First we should learn from history and we try to prevent new fatal mistakes and failures as this could possibly affects all Somali's. This goes for folks wanting recongnition as well those of us who direly want to see Unity, should not haste in to final conlusions.

 

Both the TFG and Somaliland should listen to this wise men very carefully and follow his advice. I also agree with him this concerns all Somali's and one should involve and broaden the discussion, so ensure the Somali people are fully aware and involved in any outcome.

I hope someone can pass this audio and message to our Presidents themselves.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this