NASSIR Posted March 7, 2012 6th March 2012 · 0 Comments Badhan:- Duqa Magaalada Badhan oo ah Duqii ugu wax qabadka badnaa Tan iyo Intii la Xasuusto ee Badhani Gole deegaan Yeelato ayaa la Kulmay Gudiyada Xaafadaha Magaalada Badhan, Shirkaasi Maamulka degmada iyo Xaafadu Yeesheen ayaa ahaa mid diirada lagu Saarayay sidii Bilicda Magaalada Badhan loo Wanaajin lahaa, sidoo kale Qodobka Amaanka ayaa laysla soo qaaday oo ahaa in Xaafad kastaaba ay xoojiso Amaanka deegaankeeda. Xubno ka Tirsan Dowlada Hoose ee degmada Badhan ayaa Weheliyay Duqa Badhan MD C/saaq Axmed Ciise. Duqa ayaa Shanta Xaafadood ee degmada Badhan Gacnata u Galiyay Form-kii Diiwaan Galinta Xaafadaha isla markaana ka Codsaday inay soo dhamaystiraan Tira koobka Guud ee Xaafadaha Degmada. Xubnihii Xaafadaha Magaalada Badhan ee la Kulmay Duqa ayaa soo dhaweeyay dadaalka duqa iyo Horusocodka Dowlada Hoose ee Quote Share this post Link to post Share on other sites
NASSIR Posted March 7, 2012 Source: Galgala News Agency Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted March 7, 2012 The way to go..... development, planning, development. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NASSIR Posted March 8, 2012 That's the way to go indeed - local governments functioning in every city and district in Sanaag region of Somalia. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted March 8, 2012 Great news Masha Allah, A bottom up approach to development by local people and local government themselves Quote Share this post Link to post Share on other sites
NASSIR Posted March 8, 2012 'Liibaan';800205 wrote: Great news Masha Allah, A bottom up approach to development by local people and local government themselves Well said. Quote Share this post Link to post Share on other sites