Sign in to follow this  
Dr_Osman

Puntland Oil Update. Isa Dholwaa. Audio

Recommended Posts

Dr_Osman   

Ciise-dholwa-e1322146206804.jpg

 

Xagee maraysaa howlaha shidaal qodista ee ka socota ceelka Shabeel 1 ee Dooxada Dharoor? [Dhageyso waraysiga agaasimaha batroolka Puntland]

 

March 7, 2012 // Warar Somaali

 

Agaasimaha macdanta iyo shidaalka dowladda Puntland Ciise Maxamuud Faarax Dhoolwaa oo isagoo ku sugan dalka Imaaraatka Carabta waraysi siiyay Puntlandnews24 ayaa waxaa uu shaaciyay inay muuqanayso himilooyin fiican oo la xiriirta in shidaal laga soo saaro Puntland xilli dhow.

 

Agaasimaha ayaa dhinaca kale sheegay inaysan wax saamayn ah ku yeelan doonin heshiisyada caalamiga ah ee dowladda la galayso shirkadaha caalamiga ee ka shaqeeya baaritaanka shidaalka hanjabaad dhowaan kasoo yeertay maleeshiyada Al-Shabaab oo ay tilmaamaysay inay weerari doonaan goobaha shidaalka laga qodayo ee Puntland.

 

Dhageyso waraysiga agaasimaha macdanta iyo shidaalka Puntland Ciise Maxamuud Faarax Dhoolawaa.

http://puntlandnews24.com/xagee-marayaa-howlaha-shidaal-qodis-ee-kasocoto-ceelka-shabeel-1-ee-dooxada-dharoordhageyso-waraysi-agaasimaha-macdanta-iyo-sh-ciise-dhoolwaa/

 

Agaasimaha ayaa sheegay in wadamo reer Yurub ah iyo kuwa Islamka ay danaynayaan Puntland, waxaana loo arkaa meel nabdoon oo horumar ka hirgeli karo.

 

Puntland News-24

 

Bosaso, Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this