Saalax Posted March 7, 2012 Waxaa sunnaha Rabbaaniga ah, in haddii ummad lagu ammaanaystay dhul, xoolo ama hanti kale, ay u maamuli waayaan ama u hanan waayaan sidii Rabbi ugu amaanaystay, inuu ka qaado, isla markaana ku wareejiyo cid kale oo ka faa’iidaysata fursadaas qaaliga ah, iyo khayraadkaa ilaahiga ah! Magaala madaxda gobolka waqooyi bari ee kenya ama Garissa, ayaa waxa ku socday ood riixid lagu sameeyey ummaddii Soomaaliyeed ee degaanka u lahayd asalkii hore waqti hadda ku siman 11 sannadood, waa marka laga soo bilaabo 2001kii! Ood riixaddan oo ka timid qabaa’il kale oo dega Bartamaha dalka Kenya lana yiraahdo Akamba. wax waliba Rabbi sabab ayuu u yeelaaye, arrinkani wuxuu sababsadey ka dib markii qabaa’ilka degi jirey Garissa, ee u badan haanta weyn ee ****** ay is indha buuxin kari wayeen, ama ay is colleysteen; sabab kalena waa dadka degaankaas oo ka haajiray waxa loo yaqaan barashada sancada ama fuundinnimada. Iyagoo ka faanaya sancadii noocay u tahayba jahli dartii. Tusaale ahaan guri karti ay ku dhistaan iyo aqoon midna ma leh, waxaa la mida wixii ku saabsan koronto ama mechanical work. Arrimaha aynnu kor kaga soo hadalnay dhammaan waa dhab, waxayna sababtay, in maalin walba shan bus soo daabulaan shaqaale ku degaamooba garissa balse aan u dhalan, waxa is bedelay hab dhaqankii meeshu lahayd,luqadii iyo weliba akhlaaqdii fiicnayd. dhanka kalena, dadkii u dhashay magaalada Garissa, waxay u sii dahriibayaan south Africa iyo weliba waddamada reer galbeedka oo aan ceeb iyo yaxyax maahee wax kale u ool, maxaa yeelay dal nabada oo dihin intay ka tagaan, ayey door bideen inay gacanta hoorsadaan Ahmedey Mussa. Garissa, Kenya. Quote Share this post Link to post Share on other sites
B_A_L_L_E_R_Z Posted March 7, 2012 another case of "Doqonkii O****N Gaarisa laga qaadye. loo diid Nfd iyo haduu dego ciide" with little remix Quote Share this post Link to post Share on other sites
Macallinka Posted March 7, 2012 I concur the above article is true , i have seen it with my own eyes , too many Mkamba (Sawahili ) are in Garrisa,. They say its a save plc Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 7, 2012 Why are people moving away from Garissa Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted March 7, 2012 B_A_L_L_E_R_Z;799858 wrote: another case of "Doqonkii O****N Gaarisa laga qaadye. loo diid Nfd iyo haduu dego ciide" with little remix Not funny. Now go and suck a stick. Bad mouthing an entire clan? Quote Share this post Link to post Share on other sites
B_A_L_L_E_R_Z Posted March 7, 2012 ^^ looooooool easy there Chump, lets not get excited im sure we all had the same thing in mind, no hard feelings. Quote Share this post Link to post Share on other sites
STOIC Posted March 7, 2012 My Somali reading comprehension is limited, is the author complaining about the Kamba people? Is he calling the Somalis from Garissa lazy and unskilled in home building? There is no reason to be whiny-pants.The Kamba will never take over Garissa from the local Somalis.Back in the days as i remember the non-Somalis were soldiers and teachers while Somalis were business people that owned properties.... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Raamsade Posted March 8, 2012 I never understood why Somalis don't make better use of the Tana River which intersects Garissa and provides a lot of the city's drinking water. Tana River can easily irrigate 50,000 ha in the NFD defeating malnutrition, food shortages, hunger, famines and poverty all in one go. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NASSIR Posted March 8, 2012 STOIC;800196 wrote: My Somali reading comprehension is limited, is the author complaining about the Kamba people? Is he calling the Somalis from Garissa lazy and unskilled in home building? There is no reason to be whiny-pants.The Kamba will never take over Garissa from the local Somalis.Back in the days as i remember the non-Somalis were soldiers and teachers while Somalis were business people that owned properties.... Why not self-study and learn your mother tongue? Bar ama Baro afka hooyo. Quote Share this post Link to post Share on other sites