Carafaat Posted March 8, 2012 Uploaded with ImageShack.us Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted March 9, 2012 Carafaad, what is your point exactly? Waala ogyahay inay jiraan Banaadiriga oo isir ahaantooda kasoo jeedaan Carabaha iyo Iiraan. Ee taas yaa dood ka keenay. Reer Xamar, Reer Marko, Reer Baraawe, Camuudi iyo kuwa kale isirnimadooda inay dhulal kale kasoo jeedaan waal ogyahay, taas qof diidana ma jirto. Maantana Soomaali ayee yihiin, oo dalkeena gobannimadiisa ayee kasoo qaateen, boqolkiiba boqolna dad u dhashay Soomaaliya. Dad waxee diidanyihiin markee maryooleey iyo lamagoodlaha faradheerta ah dhahaan isirkooda Carab waaye. Taas waa maya. Kuwaasaana dalka loogu yimid, iyagaana dalka ku badan marka isirkooda waa Soomaalinimo. Haddaa isleedahay Bantu iyo Carab ayaa iska dhalay Soomaalida, Soomaalida maanta jirto waxee u ekaan lahaayeen Baajuunta iyo Sawaaxiliga degan Kismaayo, Bambaaso ilaa iyo Sansibaar. Baajuun iyo Soomaalina iskuma eka. Kala saar dadka. Marka wareerka badan aad iswareerineysid yaree. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted March 9, 2012 ^^ Too Banaadiri oo xiiran u soo raadi yarka hanaga fadhiistee waxan ka dareey waaye oolyadii aa ka dhamaatey igaarka. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wadani Posted March 9, 2012 Thanks MMA for post-kaaga cilmiyaysan. I hope carafaat is listening. Quote Share this post Link to post Share on other sites
burahadeer Posted March 9, 2012 http://t2.gstatic.com/images?q=tbn:ANd9GcTPVnNGmxvojHaXUmypk-cYQ5MYF_iEF-czQXuUq9V1DUxdOhh2RQ Quote Share this post Link to post Share on other sites
burahadeer Posted March 9, 2012 This is my favorite...sorry only know how to embed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted March 9, 2012 MMA, Nuune, My point is Somali's and thhus Somalia is more divers then many might think. MMA not all light skinned Somali's are migrant like you potray them and not all Somali bantu are former slaves like you might think. Most of them came far before anyone else in to the region and we are in fact more divers then one might think Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted March 9, 2012 I didn't say light skinned. I said dadka Banaadiriga, Banaadiriga dad madoow iyo kuwa cad u kala baxaan oo ay iska kala dhaleen. Maki Xaaji Banaadir is Banaadiri, dhiig ahaan Carabta wax u gashaa, so is Axmed Naaji Sacad. Soomaali midabkooda cad oo isirkooda dadka dhulkaas waligooda degi jiray wey jiraan, so are kuwa dhuxusha u eg. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 9, 2012 Walahi wa topic funny ah Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted March 9, 2012 Funny ma'ahee ilma'adeerkaa intuu isdhahaaye wax sax ayuu biyo iyo shidaal isku dhex walaaqay nooh. I agree with his points, laakiin we can't change history to be too political correct. However, we are all Soomaali now. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 9, 2012 MiskIin wait till carafaat comes back before Somali we were kushetic bu ku odhan oo king kush ba ina dhalay Somali mar danbe weye oo way ku soo biireen banadiriga iyo bantuga dadka kale eh nomadic follksu na way ku soo biireen oo egypt bay ka yimadeen:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted March 9, 2012 At least his theory makes more plausible compared to yours, though. What was yours again? Reer Qureesh ayaan kasoo jeedaa? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 9, 2012 Miskiin you mean the Afro hashimite people of Somaliland taas ma muran ba ka jira inan dhiigi asxaabihi igu jiro:D Quote Share this post Link to post Share on other sites