Aaliyyah Posted March 6, 2012 ^ minus sagal the rest im not sure abt. waxaas quruuma hore la bixsan jiray isidhi anyhow, two somali names I like is talisa and aragsan (but i dnt think this time ppl use somali names too often) salaam Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted March 6, 2012 Khadija, Xaawo, Xalimo, Fatumo, Fardoos, Fahiima, Farxija. Give her a typical name. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Narniah Posted March 6, 2012 Congratulations. Sakinah=tranquility Azizah=Precious Basmah=Smile Habiba=Beloved Lamees=Pure Silk Masumah=Innocent Nadia=Dewy Nasra=Helper Reema=White antelope Sadia=Fortunate Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fazliyah Posted March 6, 2012 Saleema Fazilaya Sameera Samra Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted March 6, 2012 Che -Guevara;799580 wrote: Libin, Suuban iyo Caban. Che, magacaa u jeclaa ayaaba iga qarxisee. Libin waa magac aan aad ugu helo. I hope qofta magacyada soo codsatay inay magac Carbeed laga daalay sii wadin, oo kuwa Soomaalida lasoo cusbooneysiiyo. Siiba magacyadaan qurxoon, micno wanaagsana leh. Waxaa ugu wacan inay magacyada Carbeed la ordaan micnaha kuwa Soomaalida dadka badanaa ma yaqaanaan, kuwa Carbeed xoogahoo laga yaqaano la moodaa inay ka micno wanaagsan yihiin kuwa Soomaalida. Waa in magacyada Soomaaliyeed lasoo celiyo. Micno wanaagsan ayee leeyihiin. Here with simplified definitions: Libin = blessed Sagal = can be seen from furthest side of the sky to the furthest visible side (aka rainbow) Siman = complete, equal Abyan = complete Idil = complete, almost perfect Dhool = complete Filsan = completely satisfied with Ladan = abundant Warsan = good news Ubax = blossoming Kaaho = one of the biggest stars of the sky Deeqo = generous Degan = earthy beautiful (?) Bilan = first of day, month, year (literally born in the first day of the month) Beydan = ? Ilsan = beautiful Ilwaad = beautiful Aragsan = beautiful Indhadeeq = beautiful Qalanjo = beautiful Hodan = blessed Haboon = appropriate (always fitting where she is needed) Istaahil = chosen one, deserved one Isir = the original Maandeeq = desired Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saxansaxo Posted March 6, 2012 Congrats MashaAllah. barwaaqo Milgo Malyuun Jawaahir Saxarla Salugla Kinsi Cawrala Cosob Aamuun Waris Quote Share this post Link to post Share on other sites
Malika Posted March 6, 2012 Asiya Adna Hannan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted March 7, 2012 Abyan and Aragsan are my fav, hence naming my daughters such beautiful and original Somali names... I also like Samawada, Mahada and Caweys...Good luck to your sister... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted March 7, 2012 Taa lagu cawynayo baan ka helay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted March 7, 2012 Yacuura Qooca Hulaara Jokoc Buqun Socon Koryo Talaq Curbaq Siqduuga Gorofo Harquusa Forandiya Nocabgiyaash Shoqodo Lasura Murafisaaqa Hokora Gujanid Foqa Caasbuun ilaasha Waquug Hooc Yaacal Quote Share this post Link to post Share on other sites
Faarax-Brawn Posted March 7, 2012 what about batuulo iyo butaco? heh. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted March 7, 2012 Subxaanalaah @Nuune! Ma inkaartamoysee, meesha cunug saqiir ah magaceeda lee la is weydiiyee? Cawrala and Jamaad are also fav of mine... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted March 7, 2012 Taleexi;799590 wrote: Haa waa saas Sharma'arke ... Batulo naga daa mid yar oo aanu Xamar bajiyaha iyo jalaato jumba iskula cuni jirnay bayba isoo xasuusisaye Oh btw, I think I know inantan aad ka hadleyso...Surely there can't be many Batulos oo bajiye iyo jalaato jumbo daliiqi jirtay! Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted March 7, 2012 ^^ Koolo, waa ogahey gabadh aad dhashey inaadan u bixineyn Hooc, ee Taleex waaba isku soo dhawaateen waaba u jeedaa, adduunkaan waa yaryahey ma istiri, hadaan la isku abtirsan yaa isku waab-tirsan doono. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted March 7, 2012 Talaq aaba iigu daran! Adi lee magac saan kasoo fikiri karo...Taleexi iyo ani intee noo kala wadaa, waa horaan isku abtirsanay... Quote Share this post Link to post Share on other sites