Sign in to follow this  
kingofkings

kormeerkii Wafdii Puntland ay ku sameeyeen Saldhigyada Ciidamada iyo xeebaha Degmada Jariiban

Recommended Posts

Warbaahinta puntlandi waxay idiin soo gudbinaysaa qaybo badan oo ka mid ah muuqaaladii Degmada Jariiban iyo wafdigii puntland ee dhawaan deegaankaasi gaaray kadib codsiyo farabadan oo akhristayaasha puntlandi ee daafaaha caalamka ay noo soo gudbiyeen.

 

45.jpg

46.jpg

47.jpg

48.jpg

49.jpg

61.jpg

70.jpg

71.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waxaa soo gaba gaboobey kormeer ay mas’uuliyiin ka tirsan golaha wasiirada ee Puntland iyo maamulka gobolka Mudug ku marayeen deegaano hoos taga degmada Jiriiban ee gobolka Mudug.

 

Wefdigaas oo uu horkacayey wasiirka dekedaha gaadiidka badda iyo la dagaalanka Buracad-badeeda ee Puntland Siciid Maxamed Raage ayaa intii ay Jiriiban ku sugnaayeen kulamo la qaatay maamulka degmadaas iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.

 

Waxayna ujeedada socdaalkoodu ahayd sidii bulshada deegaankaas loogu dhiiri gelin lahaa dadaalada ay ka sameeyeen dhanka la dagaalanka Burcad-badeeda maadaama ay Jiriiban iyo agagaarkeeda dadka deegaanku ka sifeeyeen.

 

Wefdigan ayaa dhinaca kale intii ay degmada Jiriiban ku sugnaayeen la kulmay hogaanka sare ee ciidamada NATO ee howlgalka la dagaalanka Burcad-badeeda u jooga xeebaha dalka Soomaaliya.

 

Waxayna ka wada hadleen sidii la isaga kaashan lahaa la dagaalanka Burcad-badeeda loona sameyn lahaa qorshe meel mar ah oo Burcadda badaha dhinaca beriga loogala dagaalamayo maadaama uu berrigu yahay halka ay weeraradooda kasoo abaabulaan.

 

Bilo kahor ayey ahayd markii waxgaradka iyo Isimada deegaankaas iyo maamulka degmada Jiriiban oo is kaashanayaa ay ku guuleysteen inay eryeen kooxo Burcad-badeed ah oo fariisimo ku lahaa Garacad oo hoos tagta degmada Jiriiban.

 

Waxaana xusid mudan in howgaladaas oo ay fuliyeen ciidamada madaniga ah ee deegaanku lagu soo qaqabatay in badan oo kamid ah Burcadda badaha iyo qalabkoodii, waxaana talaabadan si weyn usoo dhoweeyey bulshada gobolka Mudug iyo guud ahaan Puntland.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Che -Guevara;799035 wrote:
What gives then, no one provoked you unless you have the propensity for asinine actions.

what do you mean "beautiful beaches"? Are you blind or something. The thread covers the coast of Jariiban and unless i'm mistaken and i'm not, there's only one beach and that's that coast of Jariiban. so, it doesn't take one to figure the vulgar intentions of you and the other clown the meaning behind your euphemism choice of "beautiful beaches".

Share this post


Link to post
Share on other sites

Che -Guevara;799043 wrote:
^You need help and fast!

if that's your way of responding when corned, then the correct procedure is to apologize and move on.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this