Somalia Posted March 3, 2012 http://somaliareport.com/index.php/post/2948/Chatting_With_Mahiga The former PM (Mohamed) Farmajo is fighting tooth and nail to stage a comeback, and to stage a comeback, I think any savvy politician starts by controlling parliament. And we have evidence of him even bringing forward some people to contest the speaker position. Quote Share this post Link to post Share on other sites
kingofkings Posted March 3, 2012 Ergeyga gaarka ah Qaramada Midoobey u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Amb. Agoustine Mahiga ayaa wareysi uu bixiyay waxa uu ku eedeeyay Raysal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamad Cabdulaahi Maxamad Farmaajo inuu ku lug leeyahay qilaafka Baarlamaanka. Mahiga waxa uu sheegay in Qilaafka iyo mushikilada ka dhax taagan Baarlamanaka Soomaaliya uu eedeeda leeyahay Raysal Wasaarihii hore Farmaajo uuna soo abaabulay isaga gadaalna uu ka riixayo . Ergayga Qaramada Midoobay ayaa ku sheegay Farmaajo Nin doonaya in uu dib ugu soo laabto Siyaasada sidaa darted uu bilaabay in Baarlamaanka qalalaase ka dhax abuuro. ‘’Farmaajo waxa uu bilaabay in Cidiyaha xitaa uu ku dagaalamo si uu u hantiyo dibno ugu soo laabto Siyaasda Soomaaliya ,waxaan daliil cad u heynaa in uu isagu ka danbeeyo Qalalaasaha. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted March 4, 2012 Lol...Mahiga Soomaalida ma sidaas buu xoolo ugu haystaa? Farmaajo ayaa ka dambeeya khilaafka ku lehe...I think by now SOLers know that I am not Farmaajo fan but I think in this case Mahiga is using this guy as a scapegoat. Ma is tiraahdeen dagaal-oogeyaasha Iyo Aala-shiiq, iyo Casmara group ayuu ka cabsanayaa inuu carrabka ku dhufto iyo kooxaha road-mapka ka soo hor jeeda...Farmaajo supported Garowe conference in his interview with VOA. Quote Share this post Link to post Share on other sites
kingofkings Posted March 4, 2012 Max'ed C/laahi Farmaajo ra'iisul-wasaarihii hore ee Somalia ayaa gaashaanka ku dhuftay eedeyn ka soo baxday ergayga gaarka ah ee QM, Augustine Mahiga oo sheegaysa inuu qas ka wado baarlamaanka KMG ee Somalia. Farmaajo wuxuu sheegay in hadalka Mahiga uusan ahayn hadal qof mas'uul ah uu jeediyo. Farmaajo wuxuu kaloo xusay in Mahiga uu shaqadiisii ka baxay oo uu faragelin sameynayo isla markaana uusan dhex-dhexaad ahayn siyaasadda Soomaaliya. Audio http://www.voanews.com/somali/news/Wareysi-Maxamed-Cabdulahi-Farmajo--141268353.html Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qandalawi Posted March 4, 2012 What is the big deal of this story when the whole of this parliament and the TFG leave come August. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted March 4, 2012 Mahiga should mind his business and eat some chapati with fufu. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 4, 2012 ^^^Why should he is the UN ambassador Representative for Somalia Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted March 4, 2012 Qandalawi;798684 wrote: What is the big deal of this story when the whole of this parliament and the TFG leave come August. UN envoy who is directly attacking political groups,individuals and maryooleey with their conspiracy theories stories like (Walad Cabdalla ayaa Shariif Madaxweyne ka dhigay) can jeopardize the roadmap. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted March 4, 2012 Goormaa Mahiigahaan la badali doonaa horta. Kuwii ka fiicnaa, behind the scenes ka shaqeynaaye dhaqso lagu badalee. Asaga kibir sanka ka saaran ismoodo boqorka Soomaalida. Ergeyga Qaramada Midoobe ee Soomaaliya mid Maxamed Saxnuun ka fiican wali Soomaali sooma marin. Early '90s ayuu haaye jagadaas. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted March 4, 2012 Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;798767 wrote: Goormaa Mahiigahaan la badali doonaa horta. Kuwii ka fiicnaa, behind the scenes ka shaqeynaaye dhaqso lagu badalee. Asaga kibir sanka ka saaran ismoodo boqorka Soomaalida. Ergeyga Qaramada Midoobe ee Soomaaliya mid Maxamed Saxnuun ka fiican wali Soomaali sooma marin. Early '90s ayuu haaye jagadaas. MMA I agree with you Maxmaed Saxnuun wa the best and the most honest of all of them. He resigned from his post when B. Qali wouldn't listen to his advise and not respect his approach. His critics used to say he was very close to Aidid (AUN). Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted March 4, 2012 I can go as far as saying Soomaalida badan ayuu badbaadiye, Rabi ka sakoow. Dadaalkiisa ku yimaadeen gargaarkii bini'aadenimo, inkastoo soo daaheen. Also waa joogay waagaas Xamar oo suu ugu dadaali jiray inuu dagaalada Xamar ka socday u joojiyo. Maxee Cali Mahdi iyo Caydiid wareeriyeen, aad iyo aad ugu dulqaatay qabqabliyaashaas. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Macallinka Posted March 4, 2012 Mahiga should be fired , who does he think he is? Quote Share this post Link to post Share on other sites