Sign in to follow this  
Somalia

Mahiga: Farmaajo staging a comeback, trying to control the parliament

Recommended Posts

Ergeyga gaarka ah Qaramada Midoobey u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Amb. Agoustine Mahiga ayaa wareysi uu bixiyay waxa uu ku eedeeyay Raysal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamad Cabdulaahi Maxamad Farmaajo inuu ku lug leeyahay qilaafka Baarlamaanka.

 

Mahiga waxa uu sheegay in Qilaafka iyo mushikilada ka dhax taagan Baarlamanaka Soomaaliya uu eedeeda leeyahay Raysal Wasaarihii hore Farmaajo uuna soo abaabulay isaga gadaalna uu ka riixayo . Ergayga Qaramada Midoobay ayaa ku sheegay Farmaajo Nin doonaya in uu dib ugu soo laabto Siyaasada sidaa darted uu bilaabay in Baarlamaanka qalalaase ka dhax abuuro. ‘’Farmaajo waxa uu bilaabay in Cidiyaha xitaa uu ku dagaalamo si uu u hantiyo dibno ugu soo laabto Siyaasda Soomaaliya ,waxaan daliil cad u heynaa in uu isagu ka danbeeyo Qalalaasaha.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Lol...Mahiga Soomaalida ma sidaas buu xoolo ugu haystaa? Farmaajo ayaa ka dambeeya khilaafka ku lehe...I think by now SOLers know that I am not Farmaajo fan but I think in this case Mahiga is using this guy as a scapegoat. Ma is tiraahdeen dagaal-oogeyaasha Iyo Aala-shiiq, iyo Casmara group ayuu ka cabsanayaa inuu carrabka ku dhufto iyo kooxaha road-mapka ka soo hor jeeda...Farmaajo supported Garowe conference in his interview with VOA.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Max'ed C/laahi Farmaajo ra'iisul-wasaarihii hore ee Somalia ayaa gaashaanka ku dhuftay eedeyn ka soo baxday ergayga gaarka ah ee QM, Augustine Mahiga oo sheegaysa inuu qas ka wado baarlamaanka KMG ee Somalia.

Farmaajo wuxuu sheegay in hadalka Mahiga uusan ahayn hadal qof mas'uul ah uu jeediyo. Farmaajo wuxuu kaloo xusay in Mahiga uu shaqadiisii ka baxay oo uu faragelin sameynayo isla markaana uusan dhex-dhexaad ahayn siyaasadda Soomaaliya.

 

Audio

 

http://www.voanews.com/somali/news/Wareysi-Maxamed-Cabdulahi-Farmajo--141268353.html

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Qandalawi;798684 wrote:
What is the big deal of this story when the whole of this parliament and the TFG leave come August.

UN envoy who is directly attacking political groups,individuals and maryooleey with their conspiracy theories stories like (Walad Cabdalla ayaa Shariif Madaxweyne ka dhigay) can jeopardize the roadmap.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Goormaa Mahiigahaan la badali doonaa horta. Kuwii ka fiicnaa, behind the scenes ka shaqeynaaye dhaqso lagu badalee. Asaga kibir sanka ka saaran ismoodo boqorka Soomaalida.

 

Ergeyga Qaramada Midoobe ee Soomaaliya mid Maxamed Saxnuun ka fiican wali Soomaali sooma marin. Early '90s ayuu haaye jagadaas.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;798767 wrote:
Goormaa Mahiigahaan la badali doonaa horta. Kuwii ka fiicnaa, behind the scenes ka shaqeynaaye dhaqso lagu badalee. Asaga kibir sanka ka saaran ismoodo boqorka Soomaalida.

 

Ergeyga Qaramada Midoobe ee Soomaaliya mid Maxamed Saxnuun ka fiican wali Soomaali sooma marin. Early '90s ayuu haaye jagadaas.

MMA I agree with you Maxmaed Saxnuun wa the best and the most honest of all of them. He resigned from his post when B. Qali wouldn't listen to his advise and not respect his approach. His critics used to say he was very close to Aidid (AUN).

Share this post


Link to post
Share on other sites

I can go as far as saying Soomaalida badan ayuu badbaadiye, Rabi ka sakoow. Dadaalkiisa ku yimaadeen gargaarkii bini'aadenimo, inkastoo soo daaheen. Also waa joogay waagaas Xamar oo suu ugu dadaali jiray inuu dagaalada Xamar ka socday u joojiyo. Maxee Cali Mahdi iyo Caydiid wareeriyeen, aad iyo aad ugu dulqaatay qabqabliyaashaas.

 

images_flashpic.jpg

 

sahnoun.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this