Somalia Posted March 3, 2012 (Sawirro) Wafdi Puntland ah oo Kulan la qaatay Saraakiisha NATO ee la dagaalanka Burcad badeeda. Posted by Pi G 2 on March 3rd, 2012 Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Dekadaha, gaadiidka bada iyo la dagaalanka Burcad badeeda Saciid Maxamed Raage islamarkaana ay ka mid yihiin Wasiir ku xigeenka wasaarada arrimaha gudaha Cali yuusuf Cali Xoosh, Agaasimaha wasaarada Bada iyo ladagaalanka Burcad badeeda C/risaaq Maxamed Dirir, guddoomiyaha gobolka Mudug Maxamed Yuusuf Jaamac (Tigey), guddoomiyaha degmada Jariiban C/kariim Sheikh Maxamuud (keytoon), guddoomiyaha beesha Garacad, xubno ka socday qurba joogta, Isimo iyo odayaal uu ka mid yahay Garaaad Cali Ciid ayaa xeebta garacad kulan kula qaatay Saraakiil ka socotay Ciidamada NATO ee Hawgalka ladaagalanka Burcad badeeda Soomaalida ah, waxayna ka wada hadleen arrimao farabadan oo ay ugu muhimsan tahay arrinta Burcad badeeda. Kulankan oo ka dhacay Markab ay leeyihiin Ciidamada NATO dushiisa ayaa masuuliyiinta Dawlada Puntland waxay NATO siiyeen warbixin la xiriirta deegaankan iyo sida Kooxaha Burcad badeeda looga ciribtiray, waxayna sidoo kale Saraakiisha NATO ka dhagaysteen warbixino la xiriira xog ururin ay arrimaha Burcad badeeda xeebtan ka sameeyeen. warbixintan oo dhamaystiran qaybaha dambe ayaanu idinkugu soo gudbin doonaa. Daawo Sawirada: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Freedom Posted March 3, 2012 Pirates stoping pirates lool love it Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted March 3, 2012 Man stop crying and being jealous, learn from JB, Xaaji or the other seniors, you just exist the thread instead of commenting otherwise you look pathetic. Clearly we can see now that the Mudug Governor has cleared Mudug of any so-called pirates. Garacad is now cleared. Now the hotspot of piracy is alone Galmudug's coastline, especially Harardheere and towards the Ximan and Xeeb people. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Freedom Posted March 3, 2012 Old man am I getting on your nerve lool Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted March 3, 2012 Nope, I just know it is your nature Quote Share this post Link to post Share on other sites
Freedom Posted March 3, 2012 I just enjoy it lool I bet your veins are popping out Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted March 3, 2012 Not really, we can continue to be honest, you are doing me a big favour but you don't get it, not that I expect you to Quote Share this post Link to post Share on other sites
Freedom Posted March 3, 2012 You funny dude coffee and bananas on me looL Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted March 3, 2012 Looooooooooooooooooooool .. I so didn't get that Quote Share this post Link to post Share on other sites
Freedom Posted March 3, 2012 I knew you wouldn't get it looool Quote Share this post Link to post Share on other sites
kingofkings Posted March 3, 2012 Somalia;798417 wrote: excellent work PL. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Burn Notice Posted March 3, 2012 Freedom;798257 wrote: I just enjoy it lool I bet your veins are popping out Schadenfreude Quote Share this post Link to post Share on other sites
kingofkings Posted March 4, 2012 Jariban,Mar, 3 -Wefti uu hogaaminayo wasiirka dekedaha gaadiidka badda iyo la dagaalanka burcadbadeeda Puntland Eng Saciid Maxamed Raage ayaa gaaray deegaanka Garacad ee gobolka Mudug. Wasiirka dekedaha Puntland oo ku sugan degmada Jariiban ayaa u sheegay Radio Daljir socdaalkooda inuu ahaa iskaashi shacabka deegaanka Garacad, Puntland iyo Nato ay ka yeesheen la dagaalanka burcadbadeeda iyo Al-Shabaab. Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay,inuu la kulmay degmada Jariiban, saraakiil katirsan Nato, maamulka degmada Jariiban iyo shacabka deegaanka Garacad,waxaana uu intaasi raaciyay inay isku afgarteen inay si wadajir ah isaga kaashadaan howlgalada lagula dagaalamayo kooxaha burcadbadeeda. Weftiga wasiirka dekedaha iyo gaadiidka badda Puntland ayaa waxaa ka mid ah saraakiil katirsan wasaaradda arimaha gudaha ee Puntland. Quote Share this post Link to post Share on other sites