Jacaylbaro Posted March 3, 2012 Hargeysa(Golisnews) waxa goor dhawyd garoonka diyaaradaha ee Caasimada Hargeysa ka soo degay madaxweynaha Jamhuuriyada somaliland Axmed Maxamed Maxamuud SIILAANYO. madaxweynaha ayaa lug ka soo bilaabay dhakhtarka weyn hortiisa ilaa madaxtooyadana dadka dhex marayay isagoo halkaasna dadweyne tubnaa kusalaamayay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted March 3, 2012 Waiting for Videos and photos, Dr_Osman and Somalia style! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 3, 2012 ... that is XX's job Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted March 3, 2012 London wuu ku raagey ma is tiri, he could have toured other European cities, I think his advisers need to be sacked. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 3, 2012 Ngonge should go ,,, miyaad leedahay ?? Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted March 3, 2012 iyo that Guru ood moodo abees geed ku gabanaayo Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted March 3, 2012 Just wondering, why wasiirka daakhiliga is at the end of the line, and wasiirka kalluumeysiga iyo kheyraadka on the front, as well as wasiirka caafimaadka, soo ma aheyn wasiirka daakhiliga inuu hor kaco madaxweynaha, protocolkii maxaa ku dhacey, soo adiga maadan qaabilsaneyn xagaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 3, 2012 Niyow show maba kala taqaanid dadka ,,,, Inaalillaahh Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted March 3, 2012 Rooxaanteyda hadaa ma been bey ii sheegtey, kolleey xalay waxaan la dheelmadey Yuqaandooca, iyadaa igu akhrisey malaha waxan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 3, 2012 Quruumahaagii way waasheene bal yara qayilsii maanta ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted March 3, 2012 horta maanta waa ayaantee, khalad weyn baan ku jiraayee, maalintaan isla qayyili jirney baan ka yaabayaa inaan hilmaamey goor ay aheyd, dhibkaas ayey leedahey joogitaanka meel maalintu ay tahey 60 saacadood, maxaan iska dhax arkey Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 3, 2012 Maanta waa Sabti .... Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted March 3, 2012 Dhankayaga kama ahan Sabti, shaley unbey inoo aheyd Isniin marka maanta waa iney noo ahaataa Khamiis saasaan filayaa, 60 saacadood ha hilmaamin yeah maalintayada, ogoow isku arli kuma wada nooline Quote Share this post Link to post Share on other sites