OdaySomali Posted March 3, 2012 grasshopper;797982 wrote: really? I had no idea! that's cool 'soo maal' ardul-soo-maal. ? Or does it have to do with this Seemaale ive vaguely heard off... ? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juxa Posted March 3, 2012 Kaalay maxaa kaa qaldan? How dare you doubt inaan Somali nahay? Sow ma ogid in yasitaanku yahay wholly unislamic.... You owe big raali galin runtii to solers and to the buntu community Quote Share this post Link to post Share on other sites
peasant Posted March 3, 2012 Waa dad somali ah wadaniyaduna ku dheertahay kuwa badan oo ka mid ah marka yaan la faquuqin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juxa Posted March 3, 2012 It's unacceptable waqtigan la joogo people make such comments. It is not ok and we should not turn blind eye to this islo-weyni illness. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nin-Yaaban Posted March 3, 2012 Ninkaan su'aasha bilaabay, asaga hala weeydiiyo, inuu asagaba yahay Somali, intuusan dadkale Somalinimadooda su'aalin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted March 3, 2012 I find this thread very derogatory and offensive. I ask the admin to delete it ASAP!. Gewertaaney, maxaa ka qaldan horta?. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nin-Yaaban Posted March 3, 2012 Maaddeey;798031 wrote: I find this thread very derogatory and offensive. I ask the admin to delete it ASAP!. Gewertaaney, maxaa ka qaldan horta?. Ninka Su'aal ayuu dadka weeydiiyey, inkastoo eey su'aasha khaldan tahay, waxaan keliya oo aan usheegi karnaa ineey tahay "su'aal khaldan". Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted March 3, 2012 ^Nin maxaa u dheheena?. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juxa Posted March 3, 2012 Is it nin? I thought it was islaan falfalxun! Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted March 3, 2012 I am glad I am Bantu, dalkeyga Soomaaliyana waan jeclahey. Maaddeey, gewertaas naga meelee, mise anaa sidii rati ku durduriyo, I think she lives in Nakuru, baska ku dhac it takes around 2 hours to get there, soo alxan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Blessed Posted March 3, 2012 ^Xaad leedahay, gawerta alxan la'aan ayaa haysa? LOL. That wiki page is full of much misinformation. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted March 3, 2012 ^^ Wiki anoo kalaa iska galaayo, waxaan soo qori sida: "Dhaqanka Soomaalida waxey qashaan bakeyle markuu ilmo mataano ah u dhasho, ilmahaasi haduu yahay gabar iyo wiil, bakeyla kalaa lagu daraa, haduuse yahey laba gabdhood bakeylaha dhagtaa loo duraa ka dib ayaa la gowracaa, hadduu mataanahaas yahey laba wiil, bakeylahaasi intii la qalo ayaa haragiisa waxaa loo goglaa labada wiil illaa ay ka gaarayaan 80 sano, halkaas ayey ku wada seexanayaan haragaas bakeylaha" lol alxan la'aan ayaa heysa,, maxaa kaloo loo macneyn karaa hee, mar hadii Ugaali laga dhargey soo qofku uus yeelan maayo, uustuna soo dillaaci meyso, markey dillaacdana sookala fakan meyso,kadibna soo buttaaci meyso, soo dhulku wasaqoobi maayo, soo in la iska gaaro oo la iska alxamo ma ahan xaashida. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cambuulo iyo bun Posted March 3, 2012 http://www.journeyman.tv/57666/documentaries/rain-in-a-dry-land.html Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted March 3, 2012 ^^ Nuune, gewerta ii soo shukaami oo laba sheeko u sheeg, ani ma is xayeysiin karee, Bantu-nimada faa'idada dheeriga ay leedahay u sharax. Baar ha i dhaafin aan fadhiistaa, geed kaama xageeyo lodge-na waa ku hergalaa, habeenkiina masjidka 3rd-ka aan ku khilaaweeyaa, iga tiiri meeha. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juxa Posted March 3, 2012 Lol@blessed This child hadii eysan intaan ku tusaale qaadin wallee waa loo yaabaa Quote Share this post Link to post Share on other sites