Dr_Osman Posted March 1, 2012 Carwo aan nooceeda hore loogu qaban Somaliland oo maalintii 2-aad Hargeysa ka socota Comments (0) | Write Comment Hargeysa(RBC):- Carwo aan nooceeda Somaliland loogu qaban ayaa maalintii labaad ka socota magaalada Hargeysaa, taasoo lagu soo bandhigayo farshaxannimada, isla markaana loogu tartamayo qaadista Sawirrada, Samaynta Sawir-gacmeedyada, Ciyaaraha Hiddaha iyo qaybo kale. Waxyaabaha lagu soo bandhigay Carwadaas waxa ka mid ah Muuqaallada Sawirradadoodu Bayka RBC ee warkan dhexdiisa idiinka muuqda. Carwadan oo ah mid nooceedu ku cusub-yahay Somaliland, ayaa shalay laga furay Huteel Maansoor ee magaalada Hargeysa, waxaana ujeeddada Carwadan iyo waxyaabaha lagu soo bandhigayo faah-faahin warbaahinta ka siiyey Maamulaha guud ee Shirkadda KMC oo iyadu soo qaban-qaabisay Carwadan Cabdilaahi Axmed Cabdillaahi, waxaanu sheegay in bandhigan oo socon doona illaa bilowga bisha horraanta March uu ka koobnaan doono tartammo kala duwan oo dhinacyada Sawir-gacmeedyada ah, Sawirrada Camera-dda, Video-ga, Filimada iyo Decomuntery-ga, waxaana ka qayb qaadanaya dad faro badan oo daafaha caalamka ku kala nool sida Ingiriiska, Maraykanka, Isu-tagga Imaaraadka Carabta, Malaysia iyo meelo kale oo Somaliland ka mid tahay. Inta uu maharajaanku socdo waxaa socon doona waxyaabaha kale ee lagu tartamayo sida Gabayada, Ciyaaraha Hidaha iyo Dhaqanka iyo Heesaha. Halka sidoo kalena Sawir-gacmeedyada lagu celin doono mar labaad. Waxa Carwada furay Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland ahna ku-simaha Madaxweynaha Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), waxa ka qaybgalay Masuuliyiin tiro badan oo ka kala socday Golaha Wasiirrada, Xildhibaanno Baarlamanka ka tirsan, Agaasimayaal, Madaxda Hay’adaha caalamiga ah, Ururrada waddaniga ah, Ganacsato iyo dadweyne tiro badan, waxaana shalay illaa maanta ku qulqulaya dadweyne fara badan oo inay waxyaabaha halkaa lagu soo bandhigayo daawadaan u tagay. Si kastaba ha ahaatee, waa markii ugu horreysay ee Carwadan oo kale lagu qabto Somaliland, iyada oo inta badan Carwooyinka lagu qabto Somaliland u badan yihiin kuwo Ganacsi oo kaliya. RBC Radio Xafiiska wararka ee Hargeysa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted March 1, 2012 This is a total disgrace, yaa islan ah. Waxay copy caadi ah ka sameyeen technical trade fair ka dhacay bosaso. They copied it and planned it ahead lakin they saw the latest carwo with tradition and folkore marka they included that as an emergency agenda item. Waxan oo kale looma adkaysan karo!!! I've had enough of this wa dandansi iyo ku xumay reer puntland Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted March 1, 2012 They did a ku dayo on it. Wax loo adkaysan karo ma aha ma gaaraysan sidan weligin haku riyon Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted March 1, 2012 You snm 50km land mass let me tell you. U wont ever be like Puntland whos is 5 times your size and consists of 8 regions. Its the largest Regional Administration in Somalia and that includes you. U wont be like this Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 1, 2012 Dr osman u seem a bit frustrated, today I know you want. To be like somaliland but you just don't have what it takes you don't have the genetics. And you're small clan fiefdom is 2 and a half region they only control. Two regions and a section of mudug north galkacyo the rest of galkacyo is shared between two other clan states. To be honest the kings are the weakest of them all they hardly border hostile clans. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted March 1, 2012 They did a ku dayo on the technical trade-fair that happened in Bosaso a couple of months ago. They were planning since they saw bosaso technical trade fair and now when they were about to open they added the folklore agenda after seeing that bosaso did it just the other day however they couldnt plan for it so as you can see its not big scale due to preparing late as Bosaso did another carwo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted March 1, 2012 omg i am always the doctor Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Hermet Posted March 1, 2012 Xaaji Xunjuf;797011 wrote: Dr osman u seem a bit frustrated, today I know you want. To be like somaliland but you just don't have what it takes you don't have the genetics. And you're small clan fiefdom is 2 and a half region they only control. Two regions and a section of mudug north galkacyo the rest of galkacyo is shared between two other clan states. To be honest the kings are the weakest of them all they hardly border hostile clans. hahaha...:cool: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted March 1, 2012 I am sick and tired of the copy, bahashu wa dandansi hada. Its getting to become beyond a joke Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted March 1, 2012 Dr_Osman;797000 wrote: You snm 50km land mass let me tell you. U wont ever be like Puntland whos is 5 times your size and consists of 8 regions. Its the largest Regional Administration in Somalia and that includes you. U wont be like this reminds me of Duke's logic. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Hermet Posted March 1, 2012 Carafaat;797057 wrote: reminds me of Duke's logic. Las canodna cagta ma digi karan...hahahah...wa riwayad walahi..hahaha Quote Share this post Link to post Share on other sites