Saalax Posted February 29, 2012 Fadeexad: Wariyaal Reer Puntland ah oo Magacyadooda Dhaqaale Lagu Weydiisanayo Hay’adaha UN-ka (Akhriso Liiska) Nairobi (RBC) Shabakada Raxanreeb ayaa markii ugu horeysay heshay dukuminti ay si hoose u gudbiyeen shakhsiyaad ku qaraabta magaca suxufiyiinta Soomaaliyeed kuwaasoo liis ay ku qoran yihiin wariyaal Soomaaliyeed oo isugu jira kuwa gobolada Bari, Nugaal, Mudug, Banaadir, Hiiraan, Baay iyo Shabeelooyinka u gudbistay hay’ado ka tirsan Qaramada Midoobay isla markaana ku weydiistay in dhaqaale lagu siiyo. Haddaba shabakada Raxanreeb waxay soo bandhigeysaa liiska wariyaasha lagu xadgudbay ee sida khaldan magacyadooda iyo saxiixooda loo adeegsaday si ay u ogaadaan go’aana uga qaataan. Liiska oo aad u dheer darteed, ayaan qeybtan waxaan ku soo bandhigenaa wariyaasha reer Puntland iyo qeyb ka mid ah kuwa Muqdisho ee magacyadooda iyo saxiix been abuur ah laga sameeyey. Wariyaasha caanka ah Liiskan waxaa ku jira wariyaasha ugu caansan Puntland, sida Axmed Muuse Cali (Axmed Jookar) oo ah madaxa telefishanka Universal ee Boosaaso, Cawil Maxamuud Cabdi, Faadumo Yaasiin oo ah wariyaha VOA gobolka Bari, Mahad Jaamac Koronto, Naciima Muuse, Maxamed Welcome oo ah agaasimaha Daljir Boosaaso. Qaar ka mid ah wariyaashan oo aan la xiriiray waxay sheegeen inaysan xitaa maqlin liiska iskaba daaye inay war ka hayaan marka magacyadooda iyo saxiixooda laga sameysanayey. Arinta la yaabka leh ayaa ah in liiska lagu soo darsaday wariye C/naasir Mire Aadam oo mudo sanad ka badan ku xanuunsan wadanka Holland isla markaana aan waxba kala socon dhacdadan. Fiiro Gaar ah: Liiskan sida hay’adaha loo gudbiyey xaqiijiyeen waxaa uu ka yimid nin lagu magacaabo Cumar Faaruuq Cismaan oo hore u ahaan jiray Xoghayihii Nusoj balse bishii Febraayo 2011 xilka laga qaaday. Waxaana diyaarinta liiska kala shaqeeyey xubno ku sugan Puntland iyo Muqdisho oo u soo diyaariyey magacyda dadkaan aan ka warheyn. Waxaa kaloo la ogeyn in magacyada wariyaashan laga been abuurtay lagu qaatay dhaqaale iyo in kale, maadaama aan ognahay in Cumar Faaruuq hore u qaatay dhaqaale hay’adaha caalamka ugu deeqeen wariyaashii lagu laayey Muqdisho iyo kuwii dhaawacmay oo qaarkood markii dambe cadeeyeen inaa waxba soo gaarin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted February 29, 2012 http://www.raxanreeb.com/2012/02/fadeexad-wariyaal-reer-puntland-ah-oo-magacyadooda-dhaqaale-lagu-weydiisanayo-hayadaha-un-ka-akhriso-liiska/ Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted February 29, 2012 raxanceeb has lost credibility in around sept 2011 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qandalawi Posted February 29, 2012 Lack of comprehension! You need to read the post and get the gist of it, before you make a fool of yourself. If you don't read Somali then its very unfortunate. Hint: It's the opposite of what you are suggesting in your title. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted February 29, 2012 Pirates need to stop fraudism and absorb the Somali language. ;796647 wrote: *Wariyaal Reer Puntland ah oo Magacyadooda Dhaqaale Lagu Weydiisanayo Hay’adaha UN-ka* . Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qandalawi Posted February 29, 2012 ^You still adamant, may I explain it for you. waxaa uu ka yimid nin lagu magacaabo Cumar Faaruuq Cismaan This is the guy who did it and he's not from Puntland. He used the names of most of Puntland journalists and some from Mogadishu and their signatures to claim support from the UN agencies that support this sector. It has nothing to do with Puntland, it has even nothing to do with Puntland journalists, in fact they are the victims here. That's the summary of this report. What have you Mr. SAalax? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted February 29, 2012 Qandalawi;796653 wrote: it has even nothing to do with Puntland journalists If you are going to lie try it better. ;796647 wrote: Liiskan waxaa ku jira wariyaasha ugu caansan Puntland, sida Axmed Muuse Cali (Axmed Jookar) oo ah madaxa telefishanka Universal ee Boosaaso, Cawil Maxamuud Cabdi, Faadumo Yaasiin oo ah wariyaha VOA gobolka Bari, Mahad Jaamac Koronto, Naciima Muuse, Maxamed Welcome oo ah agaasimaha Daljir Boosaaso. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qandalawi Posted February 29, 2012 ^The above statement says, their names are in the list. So, their names are used by Cumar Faaruuq, what else is there? Where are the secessionists that can read and understand Somali, ninkaan wax soo fahamsiiya, wali wuu indha adagyahay, no shame. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted February 29, 2012 Puntland clan enclave journalists names has been forged to beg for cash from the UN. ;796644 wrote: Fadeexad: Wariyaal Reer Puntland ah oo Magacyadooda Dhaqaale Lagu Weydiisanayo Hay’adaha UN-ka (Akhriso Liiska) Nairobi (RBC) Shabakada Raxanreeb ayaa markii ugu horeysay heshay dukuminti ay si hoose u gudbiyeen shakhsiyaad ku qaraabta magaca suxufiyiinta Soomaaliyeed kuwaasoo liis ay ku qoran yihiin wariyaal Soomaaliyeed oo isugu jira kuwa gobolada Bari, Nugaal, Mudug, u gudbistay hay’ado ka tirsan Qaramada Midoobay isla markaana ku weydiistay in dhaqaale lagu siiyo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qandalawi Posted February 29, 2012 The person doing it, Cumar Faaruuq, is not from Puntland and he also used the names of other journalists from Mogadishu, the article explains that. Gosh! You must be thick really. Are you just dragging this for the sake of it or are you not man enough to admit to have got this one wrong and move on. Damn it. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted February 29, 2012 Cumar Faruuq is from Somalia Piratelanders are also from Somalia not much difference. More names of the journalists who got forged. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted February 29, 2012 Qandalaawi, caruurtan in far Somali la gasho ay u baahan yihiin. But who can blame them! I think they surf the net every morning to find anything that titles PL and without reading or comprehending what the such article says about PL, they just post it here in SOL. Just read his "PL's child soldier post" for amusement. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted February 29, 2012 'Life for life, eye for eye, tooth for tooth, hand for hand'..........'thread for thread'. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted February 29, 2012 Qandalawi;796691 wrote: The person doing it, Cumar Faaruuq, is not from Puntland and he also used the names of other journalists from Mogadishu, the article explains that. Gosh! You must be thick really. Are you just dragging this for the sake of it or are you not man enough to admit to have got this one wrong and move on. Damn it. LOOL. This thread made my day...The secessionists are so angry these days, they are lashing out at every thing. Clutching at every straw and look how they end up....Fantastic stuff... Salax keep up the good work lad. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted February 29, 2012 Damn! Saalax got PWNED on this one. Quote Share this post Link to post Share on other sites