Sign in to follow this  
Saalax

Fraud in Somalia Puntland enclave: names of journalists being forged to beg for cash from UN

Recommended Posts

Saalax   

Fadeexad: Wariyaal Reer Puntland ah oo Magacyadooda Dhaqaale Lagu Weydiisanayo Hay’adaha UN-ka (Akhriso Liiska)

 

 

Nairobi (RBC) Shabakada Raxanreeb ayaa markii ugu horeysay heshay dukuminti ay si hoose u gudbiyeen shakhsiyaad ku qaraabta magaca suxufiyiinta Soomaaliyeed kuwaasoo liis ay ku qoran yihiin wariyaal Soomaaliyeed oo isugu jira kuwa gobolada Bari, Nugaal, Mudug, Banaadir, Hiiraan, Baay iyo Shabeelooyinka u gudbistay hay’ado ka tirsan Qaramada Midoobay isla markaana ku weydiistay in dhaqaale lagu siiyo.

 

Haddaba shabakada Raxanreeb waxay soo bandhigeysaa liiska wariyaasha lagu xadgudbay ee sida khaldan magacyadooda iyo saxiixooda loo adeegsaday si ay u ogaadaan go’aana uga qaataan.

 

Liiska oo aad u dheer darteed, ayaan qeybtan waxaan ku soo bandhigenaa wariyaasha reer Puntland iyo qeyb ka mid ah kuwa Muqdisho ee magacyadooda iyo saxiix been abuur ah laga sameeyey.

 

Wariyaasha caanka ah

 

Liiskan waxaa ku jira wariyaasha ugu caansan Puntland, sida Axmed Muuse Cali (Axmed Jookar) oo ah madaxa telefishanka Universal ee Boosaaso, Cawil Maxamuud Cabdi, Faadumo Yaasiin oo ah wariyaha VOA gobolka Bari, Mahad Jaamac Koronto, Naciima Muuse, Maxamed Welcome oo ah agaasimaha Daljir Boosaaso.

 

Qaar ka mid ah wariyaashan oo aan la xiriiray waxay sheegeen inaysan xitaa maqlin liiska iskaba daaye inay war ka hayaan marka magacyadooda iyo saxiixooda laga sameysanayey.

 

Arinta la yaabka leh ayaa ah in liiska lagu soo darsaday wariye C/naasir Mire Aadam oo mudo sanad ka badan ku xanuunsan wadanka Holland isla markaana aan waxba kala socon dhacdadan.

 

Fiiro Gaar ah: Liiskan sida hay’adaha loo gudbiyey xaqiijiyeen waxaa uu ka yimid nin lagu magacaabo Cumar Faaruuq Cismaan oo hore u ahaan jiray Xoghayihii Nusoj balse bishii Febraayo 2011 xilka laga qaaday. Waxaana diyaarinta liiska kala shaqeeyey xubno ku sugan Puntland iyo Muqdisho oo u soo diyaariyey magacyda dadkaan aan ka warheyn.

 

Waxaa kaloo la ogeyn in magacyada wariyaashan laga been abuurtay lagu qaatay dhaqaale iyo in kale, maadaama aan ognahay in Cumar Faaruuq hore u qaatay dhaqaale hay’adaha caalamka ugu deeqeen wariyaashii lagu laayey Muqdisho iyo kuwii dhaawacmay oo qaarkood markii dambe cadeeyeen inaa waxba soo gaarin.

 

 

 

di-B4JB.jpg

 

di-K9W9.jpg

 

di-ROTO.jpg

 

di-E7SH.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Lack of comprehension! You need to read the post and get the gist of it, before you make a fool of yourself.

 

If you don't read Somali then its very unfortunate.

 

Hint: It's the opposite of what you are suggesting in your title.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Pirates need to stop fraudism and absorb the Somali language.

 

;796647 wrote:

*Wariyaal Reer Puntland ah oo Magacyadooda Dhaqaale Lagu Weydiisanayo Hay’adaha UN-ka*

.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^You still adamant, may I explain it for you.

 

waxaa uu ka yimid nin lagu magacaabo Cumar Faaruuq Cismaan

This is the guy who did it and he's not from Puntland. He used the names of most of Puntland journalists and some from Mogadishu and their signatures to claim support from the UN agencies that support this sector.

 

It has nothing to do with Puntland, it has even nothing to do with Puntland journalists, in fact they are the victims here. That's the summary of this report.

 

What have you Mr. SAalax?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Qandalawi;796653 wrote:

 

 

it has even nothing to do with Puntland journalists

 

If you are going to lie try it better.

 

 

;796647 wrote:

Liiskan waxaa ku jira wariyaasha ugu caansan Puntland, sida Axmed Muuse Cali (Axmed Jookar) oo ah madaxa telefishanka Universal ee Boosaaso, Cawil Maxamuud Cabdi, Faadumo Yaasiin oo ah wariyaha VOA gobolka Bari, Mahad Jaamac Koronto, Naciima Muuse, Maxamed Welcome oo ah agaasimaha Daljir Boosaaso.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^The above statement says, their names are in the list.

 

So, their names are used by Cumar Faaruuq, what else is there?

 

Where are the secessionists that can read and understand Somali, ninkaan wax soo fahamsiiya, wali wuu indha adagyahay, no shame.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Puntland clan enclave journalists names has been forged to beg for cash from the UN.

 

 

;796644 wrote:
Fadeexad: Wariyaal Reer Puntland ah oo Magacyadooda Dhaqaale Lagu Weydiisanayo Hay’adaha UN-ka (Akhriso Liiska)

 

 

Nairobi (RBC) Shabakada Raxanreeb ayaa markii ugu horeysay heshay dukuminti ay si hoose u gudbiyeen shakhsiyaad ku qaraabta magaca suxufiyiinta Soomaaliyeed kuwaasoo liis ay ku qoran yihiin wariyaal Soomaaliyeed oo isugu jira kuwa gobolada Bari, Nugaal, Mudug, u gudbistay hay’ado ka tirsan Qaramada Midoobay isla markaana ku weydiistay in dhaqaale lagu siiyo.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

The person doing it, Cumar Faaruuq, is not from Puntland and he also used the names of other journalists from Mogadishu, the article explains that.

 

Gosh! You must be thick really. Are you just dragging this for the sake of it or are you not man enough to admit to have got this one wrong and move on.

 

Damn it.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Cumar Faruuq is from Somalia Piratelanders are also from Somalia not much difference.

 

More names of the journalists who got forged.

di-OT81.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Qandalaawi, caruurtan in far Somali la gasho ay u baahan yihiin. But who can blame them! I think they surf the net every morning to find anything that titles PL and without reading or comprehending what the such article says about PL, they just post it here in SOL. Just read his "PL's child soldier post" for amusement.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Qandalawi;796691 wrote:
The person doing it, Cumar Faaruuq, is not from Puntland and he also used the names of other journalists from Mogadishu, the article explains that.

 

Gosh! You must be thick really. Are you just dragging this for the sake of it or are you not man enough to admit to have got this one wrong and move on.

 

Damn it.

LOOL. This thread made my day...The secessionists are so angry these days, they are lashing out at every thing. Clutching at every straw and look how they end up....Fantastic stuff... Salax keep up the good work lad.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this