Dr_Osman Posted February 29, 2012 Ciidamada ammaanka oo soo bandhigay gaari u rarnaa kooxda al-shabaab ee buuraha Golis [Codad+Sawiro] Updated:- 15 hours ago| 14 Commnets Saldhigga dhexe ee Booliska degmada Boosaaso waxaa maanta lagu soo bandhigay gaari raashin iyo qalab u sidey kooxda al-shabaab ee buuraha Golis ee dhowaan shaaciyey inay ku biireen Al-shabaab. Mas’uuliyiin ka tirsan wasaarada amniga ee Puntland, Taliska sare ee ciidamada Booliska gobolka Bari, iyo saraakiil ka tirsan ciidamada Daraawiishta oo saldhigga dhexdiisa Saxaafadda shir ugu qabtay ayaa ka warbixiyey qaabkii ay gaarigan usoo qabteen iyo meeshii uu ku socdey. Jaamac Siciid Warsame (afguduud) oo ah taliyaha ciidamada Daraawiishta Puntland ee ku sugan aagga Galgala iyo Sugurre ayaa ugu horeyn hadlay wuxuuna sheegay in gaarigan oo sida raashin ay qabteen ciidamadu isaga iyo sadex nin oo watey. Wasiir ku xigeenka wasaarada amniga ee Puntalnd Cabdijamaal Cismaan Maxamed oo isna goobta ka hadlay ayaa sheegay in ay ku faraxsan yihiin sida ay ciidamada ammaanku gaarigan gacanta ugu soo dhigeen isagoo xusay in agabka gaarigaas lagu soo qabtay uu ahaa mid la rabay in dadka iyo dalka lagu waxyeeleeyo. Axmed Cabdi Gurxan oo isna ahaa ninkii gaarigaasi u rarnaa ayaa gudaha saldhigga Saxaafadda kula hadlay wuxuuna sheegay in gaarigaasi uu isaga u rarnaa islamarkaana uu raashinka iyo qalabka lagu qabtay u sidey kooxaha ku sugan buuraleyda Golis. Siciid Maxamuud Cartan oo ah dareewalka gaarigaas wadey ayaa sheegay in isagu uusan waxba kala socon arintan haseyeeshee gaarigiisa laga kiraystay kadibna ay ciidamadu soo qabteen xilli ay marayeen meel aan magaalada Boosaaso wax badan ka durugsanayn. Audio http://horseedmedia.net/2012/02/28/ciidamada-ammaanka-oo-soo-bandhigay-gaari-u-rarnaa-al-shabaab-codadsawiro/ Yaab Yaabkiisa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted February 29, 2012 Culprit Yaab Yaabkiisa. Puntland Officials Quote Share this post Link to post Share on other sites
kingofkings Posted February 29, 2012 Guul. Excellent work PL forces. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted March 1, 2012 Dont see any explosives. only mobile's and some car batteries. another PR stunt for the CIA funded 'terrorism project'. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted March 1, 2012 Carafaat;797116 wrote: Dont see any explosives. only mobile's and some car batteries. another PR stunt for the CIA funded 'terrorism project'. Are you broken? IEDs.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted March 1, 2012 Somalia, even my my grandmother has a mobile and a car battery. Doesnt proof terrorism. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted March 1, 2012 Carafaat;797132 wrote: Somalia, even my my grandmother has a mobile and a car battery. Doesnt proof terrorism. Your grandmother goes out and buys; food supplies, car batteries and mobile phones. Mashallah, her IEDs must be the best. Even Xaaji or Jacaylbaro knows when to stop, Mr Carafaat. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted March 1, 2012 Somalia;797134 wrote: Your grandmother goes out and buys; food supplies, car batteries and mobile phones. Mashallah, her IEDs must be the best. Even Xaaji or Jacaylbaro knows when to stop, Mr Carafaat. Proof the explosive's. little one Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted March 1, 2012 Solar panel? what kind of major explosive can you make of a Solar panel. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted March 1, 2012 Carafaat;797138 wrote: Proof the explosive's. little one Here's the other thread. Look at the responsible responses. http://www.somaliaonline.com/community/showthread.php/62669-Puntland-Security-Forces-Capture-Al-Shabaab-Shipment-(Pictures)?highlight=galgala Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted March 1, 2012 lool@ your proof is comments from the top 4 laan-gaab chearleaders. sxb, la imoow laandheer. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted March 1, 2012 Akh, lets end this conversation here, a secessionist calling anyone else a langaab... Ewww. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wing Wizard Posted March 1, 2012 Carafaat;797116 wrote: Dont see any explosives. only mobile's and some car batteries. another PR stunt for the CIA funded 'terrorism project'. They use mobile phones to denote home-made explosives. Didn't you hear "bambooyinka meesha fog laga hago" in the news? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted March 1, 2012 my grandmother uses mobile's to order xino. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted March 1, 2012 Which side is Nassir with this week? Quote Share this post Link to post Share on other sites