Liibaan Posted February 29, 2012 Thank You Mr. President: TFG Somali Gov. Officially Recognized Khaatumo State of Somalia War Deg Deg ah:Madaxweynaha Somaliya Sheikh Shariif Oo ku dhawaaqay Inuu Si Rasmi Ah u Aqoonsaday Maamul-Goboleedka Khaatumo State of Somalia. Madaxweynaha Dawladda Kumeel Gaadhka Ah Ee Somaaliya Mudane Shiikh Shariif Shiikh Axmed Ayaa Wareegto Ka Soo Baxday Xafiiska Madaxtooyada Ku Sheegay Inuu U Aqoonsaday Khaatumo State of Somalia Maamul Goboleed Buuxa. Muqdisho:-(RT)Madaxweynaha Dawladda kumeel gaadhka ah Ee Somaaliya Mudane Shiikh Shariif Shiikh axmed ayaa wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha ku sheegay inuu U aqoonsaday Khaatumo maamulgoboleed buuxa. Madaxweynaha ayaa ku yiri wareegtadaan markii aanu Eegnay baaxada dhulka ay leedahay Khaatumo iyo bulshada ku nool tiradeeda iyo Gobolada Sool,Sanaag,cayniyo dadka kunool goboladaasi qaabka ay isugu yimaadeen ,uga shireen aayahooda,una go’aansadeen inay samaystaan maamul goboleed ka tirsan dowlada Federalka ah Ee ku meel gaadhka ah. Madaxweynuhu waxa Uu sheegay inay aqoonsadeen lagabilaabo marka uu saxiixo wareegtadan madaxweynuhuna ay dhaqan gelayso wuxuuna saxiixay madaxwenuhu warqadaas 28/02/2012 saacadu mar kay ahayd 8:00pm xiliga afrikada bari. Warqada aqoonsiga ayaa madaxweynuhu ku wareejiyay waftigii Reer Khaatumo Oo beryahanba Caasimada ujoogay arimo siyaasadeed oo ay kamid tahay aqoonsigaas iyo sidii ay uwada shaqayn lahaayeen maamul goboleedka Khaatumo iyo Dawladda kumeel gaadhka ah. Isku soo wada duuboo Khaatumo ayaa waxay la mid tahay sida maamulada kale ee ay ka id tahay Puntland iyo kuwa lamidka ah. wixii kasoo kordha arimaha Khaatumo iyo DKM kala soco warakayaga danbe hadii ilaahay idmo. Realtaleex News Desk. Quote Share this post Link to post Share on other sites
walaalkis Posted February 29, 2012 Realistically speaking, what can shariif do ? He can't hardly travel without protection of African union. He can support the brave people of khaatumo state but him self needs liberation from alshabab. Khaatumo dont need sharif, but they need themselves. iskaashato ma kufto. They need unite and make their case heard otherwise they will be slave driven by reer habal for long time to come. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Hermet Posted February 29, 2012 walaalkis;796598 wrote: Realistically speaking, what can shariif do ? He can't hardly travel without protection of African union. He can support the brave people of khaatumo state but him self needs liberation from alshabab. Khaatumo dont need sharif, but they need themselves. iskaashato ma kufto. They need unite and make their case heard otherwise they will be slave driven by reer habal for long time to come. I hope Sharif sends his burundians to buhoodle within the next few months to help you seeing his term finishes in a few months...dreamers. SOOL AND SANAG WAA SOMALILAND ETHIER THROUGH PEACE OR ARMED CONFLICT... Quote Share this post Link to post Share on other sites