Liibaan Posted February 29, 2012 SL VP: “Sh. Shariif waxa uu natusay cadownimada u hayo Somalidiidka ”kadib aqoonsigii Khaatumo State" Madaxweyne Kuxikeenka Somaliland Saylici: Shiikh Shariif waxa uu natusay cadownimada u hayo Somalidiidka ”kadib aqoonsigii Khaatumo State" February 28, 2012 Hargeysa:-(RT) Madaxweyne ku xigeenka maamulka lamagac baxay S/land C/Raxman Saylici ayaa ka qayla dhaan aan jawaan kataganayn u diray Madaxweynaha Somaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo uu ku tilmaamay inuu tusay cadownimada uu u hay jiritaanka Somalilnad waa siduu hadalka u dhigayee . Mr.Saylici ayaa waxa ay jawaabtiisani daba socotaa aqoonsigii Uu madaxweyne Shariif U aqoonsaday Maamul goboleed Buuxiyay shuruudihii looga baahnaa khaatumo State Of Somalia. Mr.Saylici ayaa sidoo kale Uu ka sanqadhiyay in ay ku soo fool leeyihiin Somaliland Al-Shabaabkii koonfurta laga soo eryaday isagoo sheegay inay kuwa waaweyn yaqaaniin laakiin kuwa yar yari ay khatar yihiin waa siduu hadalka u dhigayee,hadalkan ayaa waxa uu yimi xili beryahan danbe saxaafadu ay aad u hadal haysay in Somaliland iyo Al-Shabaab xidhiidh soke ay lee yihiin ,lama oga sababta xiligan keentay in qaar kamid ah madax Somaliland ay ka qayliyaan in Al-Shabaab ay yimaadaan Gobolada Woqooyi Ee Somaliya. http://youtu.be/KqQhS7LBImg" frameborder="0" allowfullscreen> Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qandalawi Posted February 29, 2012 It's funny the secessionist's catch phrases are becoming more ridiculous by the day, everybody that disagrees with them, their line of argument starts with the following: He's the enemy no:1 of SL, The Siyadist - defeated lot, We are the victims and the abused ones, Koonfuria is illegitimate unruly and ********s. Waar dadku qof caqli leh kuma jiro miyaa? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Freedom Posted February 29, 2012 Somaliland syndrome lol Quote Share this post Link to post Share on other sites