Saalax Posted February 28, 2012 " frameborder="0" allowfullscreen> Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted February 28, 2012 Loooooooooooooooooooooooooooooool Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted February 28, 2012 Saalax, muxuu ugu jawaabey? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted February 28, 2012 Somalina;796204 wrote: Saalax, muxuu ugu jawaabey? Sool iyo Sanaag wa gobolo ka miid ah Somaliland. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted February 28, 2012 Marku uu Aqoonsaday khaatumo waxay ku tusaysaa cadaawada uu u qabo Somaliland. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted February 28, 2012 Waa siyaasad waxani, cadaawad ma jidho walaal. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted February 28, 2012 Salax sh sharif wax u aqoonsaday ba iska yar mid ba suaal weydiye markasa la weydiye sadex gobol maad tihin markasu yidhi haa markasa lugu yidhi shuruudihi baad buuxisay wa iska dee sheeko meel mari weyday wa suaal la hor dhigay sharifka Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted February 28, 2012 Xaaji Xunjuf;796221 wrote: Salax sh sharif wax u aqoonsaday ba iska yar mid ba suaal weydiye markasa la weydiye sadex gobol maad tihin markasu yidhi haa markasa lugu yidhi shuruudihi baad buuxisay wa iska dee sheeko meel mari weyday wa suaal la hor dhigay sharifka You might be right. The SSC folks are known for misinterpreting answers. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Caano_Geel Posted February 28, 2012 Jawaab wanaagsan buu siiyay hadduu wax ku qaadanaayo. ''Somaliland baan sifaheeda guud iyo sumaddeeda gaarkaa salka kuu dhigaya, sawraceeda guud baan qalin kuugu saxayaa'' Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted February 28, 2012 For Saalax http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=4zrwRhoyBbA :D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted February 28, 2012 Somalina;796220 wrote: Waa siyaasad waxani, cadaawad ma ji dh o walaal. waan gartay, way iska soo bixi ariintu bilaaha soo socda. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted February 28, 2012 Somalina;796225 wrote: For Saalax http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=4zrwRhoyBbA :D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted February 28, 2012 Somalina;796225 wrote: For Saalax http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=4zrwRhoyBbA :D Now i enjoyed that Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted February 28, 2012 Xaaji Xunjuf;796232 wrote: Now i enjoyed that Maxaad ka fahamtey awoowe? Saalax fahmsii inyar. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted February 28, 2012 Saylici Oo Jawaab Kulul Ka Bixiyay Hadal Ka Soo Yeedhay Sheekh Shariif. Hargeysa (Ramaas) Feb, 28, 2012- Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Saylici, ayaa jawaab adag ka bixiyay hadal dhawaan ka soo yeedhay Madaxweynaha dawlada ku meel gaadhka ee fadhigeegu yahay Magaalada Muqdisho Sheekh Shariif Sheekh Axmed, kaas oo sheegay in uu aqoonsaday maamulka Khaatumo State oo lagaga dhawaaqay degmada Taleex ee gobolka Sool. Saylici ayaa hadalka ka soo yeedhay Shariif-ka ku tilmaamay mid aan qiimo lahayn, isla markaana uu ku muujiyay cadowtinimada uu u qabo Somaliland waa sida uu hadalka u dhigaye, waxaana uu ku eedeeyay in uu burburinayo guusha Somaliland ee muuqata, laakiin aanay taasi suurtagal ahayn. Waxa uu sheegay in gobolada Sool iyo Sanaag ay ka mid yihiin Somaliland oo aanay muran geli karin, iyada oo aanay jirin cid shaki gelin kartaa, waxaana uu Sheekh Shariif ujeediyay in uu joojiyo hadalada aan loo miidaan dayin. “Waxaan umalaynayaa guusha Somaliland ee soo muuqata in uu ku burburinayo, taasina wax suuragalaya maaha, Sool iyo Sanaag waa gobolo ka mid ah Somaliland, cid walba markhaati bay ka tahay caalamkuna wuu caddeeyay maanta Somalinad iyo Soomaaliya waxa ka dhexeeya, waana laga wada hadli doonaa”ayuu yidhi Saylici Toddobaadkan ayuu Sheekh Shariif si cad u sheegay in uu taageersan yahay kooxda Khaatumo State oo uu tilmaamay in ay buuxisay shuruudihii looga baahnaa maamul goboleed,maadaama gacanta ku hayso saddex gobol, iyada oo ka noqonaysa maamulada hoostagaya dawladiisa oo wakhtigeedu dhacayo bisha August ee sannadkan. Ramaasnews Desk Hargeisa. Quote Share this post Link to post Share on other sites