Sign in to follow this  
Saalax

Britian oo u wakiilatay Qadar inay wadahadal u furto Soomaliya iyo Somaliland iyadoo xalka dhabta ah

Recommended Posts

Saalax   

Britian oo u wakiilatay Qadar inay wadahadal u furto soomaliya iyo Somaliland iyadoo xalka dhabta ahi uu yahay afti dadka la weydiiyo;

 

(Hadhwanaagnews) Tuesday, February 28, 2012

Kulankii dhexmaray bisha Feb 22 keedi ayaa xoghayaha arrimaha dibada ee Britian iyo madaxweynaha Somaliland

 

Kulankii dhexmaray bisha Feb 22 keedi ayaa xoghayaha arrimaha dibada ee Britian iyo madaxweynaha Somaliland Siiraanyo iskula soo qaadeen habka ugu fudud ee looga jibo keenayo hawsha aqoonsiga ee somalinad .labada dawladood ayaa waxay isku af garteen sida lagu qoray warbixinta dawlda ingiriisku kazoo saartay kulankaas in Somalinad laba dhinac laga caawiyo dhanka ganacsiga iyo dhanka dibloomaaasiyada .

Dhanka ganacsiga : waxay Britian damaanad xaga caymiska ah siin doontaa sharikadaha waaweyn ee dalka ganacsiga ka bilaabiya sida macdanta oo kale iyo inay Somaliland bangiyada addunka la sameeyso xidhiidh ganacsi taas oo loo sameeyay xafiis cusub oo arrintaa qaabilsan oo ay hawshiisa wadayaan khubaro ingiriisa oo isagu jira looyaro iyo dibloomasiyiin

 

Dhanka Dibloomaasiyada:waxay ingiriisku Somaliland ka caawin doonaan inay hesho xidhiidho cusub oo dhex mara Somaliland iyo dalala cusub waxaanay durtaba Qatar ka codsadeen inay Somaliland wax la qabato (kulnabaa dhexmaray raiisalwasaaraha qatar iyiiyo madaxweynaha ), waxaa kaloo dhawan Somaliland iman doona wufuud ka socota Qatar, turkey , iyo dalal badan oo ka tirsan (commen wealth) ama barwaaqo sooranka kuwaas ay Somaliland ka wasdeyeen ingiriisku .

Qatar ayaa ingiriisku haddaba u wakiisheen inay Somaliland iyo soomaliya wadahadal u furto iyadoo sida qoddobka 6aad ee shirku sheegayo ay arrintu tahay ina dadka laga qaado afti Somaliland oo ay codkooda dhiibtaan .

 

http://ukeu.fco.gov.uk/en/news/?view=News&id=733871182 halakan ka akhriso warbixinta dawlda UK

 

abdi bidhan

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

^^ Actually, the (roving) Somali ambassador to Qatar is the one that suggested this last week. Qatar has played a part in helping Hamas & Fatax in the past and took part in solving many disputes. Not a surprise that someone will mention it now (though doubt the UK will announce such a thing).

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this