Sign in to follow this  
Somalia

Prime Minister Abdiweli asked questions by audience on Universal TV

Recommended Posts

No problems Abwaanoow. Ilaahay dambigeena ha dhaafo. :D

PS: This debate about the PM knowing and not knowing is a progress in itself. I mean, we normally complain about clannish appointments. :D :D

Share this post

Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Libaax-Sankataabte;798481 wrote:
No problems Abwaanoow. Ilaahay dambigeena ha dhaafo.
:D

PS: This debate about the PM knowing and not knowing is a progress in itself. I mean, we normally complain about clannish appointments.
:D
:D

Aamiin Ilaah dembigeenna ha dhaafo. Laakiinse waxaan rabey inaan kula wadaago inaanan C/weli iyo ruux kale. Oo Soomaaliyeedba aanan cadow ku ahayn. I recognise him inuu yahay PM, I think and beleive inuu u qalmo jagadaan, I support and respect him, laakiin markii been dadka loo sheegay haddii aan iftiimiyey, why attack the whistle-blower?:)

Share this post

Link to post
Share on other sites

I know you are NOT attacking him for clan reasons because you were a big supporter of Cumar Abdirsahiid. I just thought your "lie" comment was a bid harsh. Waxay tahayba wax weyn ma aha sheekadani.

Odayga ka qalee oo waa "beenloow" ka daa Abwaanoow maadaama aadan adiguba hubin inay saxiib yihiin. :D

Share this post

Link to post
Share on other sites
Samafal   

Abwaan;798477 wrote:
Carafaat beeshaada miyaa madaxtinimmo u raadineysaa? Oo beel hubaysan maka dhalan miyaaba? Maxaa hubka idinma soo gaarin miyaa?
:)
xitaa madaxweyne iyo maamul-goboleed ma qabtaan?
:)
this is just cabbirka Soomaalida badankeed ee maalmahaan socda waaye ee fadlan su'aalahayga halla yaabin:)

Samafal ma waxaa maqashay dembiyeda dadka qabyaaladda wax ku difaaca lama qoro? Do you know Abdiweli In person, other than in laguu sheegay inaad isku cid tihiin?

Anigu ma aqaan, ma difaacin mana cayn. adiga waxaa dabacad kuu ah inaad qof aad sharftiisa meel uga dhacdo, qof aan isaguba meesha joogin oo aan is difaaci karin markii lagu dhaho war ka joogna waxaad leedahay qabiil baa lagu difaacayaa! amazing

Ninyahoow waa iga talo wax aad maqaahiyaha ka maqashay oo aadan hubin qof ha ku xukminin. Diin Islaam iyo mid gaalo mina ma qabto inaad qof aad kutiraahdid booli buu cunaa, xaqdaro kusocdaa, waa beenloow aadana wax cadayna miiska aadan keeni karin.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Libaax-Sankataabte;798487 wrote:
I know you are NOT attacking him for clan reasons because you were a big supporter of Cumar Abdirsahiid. I just thought your "lie" comment was a bid harsh. Waxay tahayba wax weyn ma aha sheekadani.

Odayga ka qalee oo waa "beenloow" ka daa Abwaanoow maadaama aadan adiguba hubin inay saxiib yihiin.
:D

lol who said anigu ma hubo?:) the only reason that made me comment on this waa dhaarta uu dhaartay Cabdiweli.Dad badan ayaa warkiisa rumaysan because of that...I still beleive that he did better than Cumar C/rashiid...although isaga iyo Farmaajo ay caqli cayaareen oo wax badan ka wasiir yarayn dowladdoodu tii Cumar.....State ministers-ka way aasaan, oo ma caddeeyaan.....Shirarka golaha wasiirrada way fariistaan iyaguba waa isla jug-jug meeshaada joog:)

Share this post

Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Samafal;798493 wrote:
Anigu ma aqaan, ma difaacin mana cayn. adiga waxaa dabacad kuu ah inaad qof aad sharftiisa meel uga dhacdo, qof aan isaguba meesha joogin oo aan is difaaci karin markii lagu dhaho war ka joogna waxaad leedahay qabiil baa lagu difaacayaa! amazing

Ninyahoow waa iga talo wax aad maqaahiyaha ka maqashay oo aadan hubin qof ha ku xukminin. Diin Islaam iyo mid gaalo mina ma qabto inaad qof aad kutiraahdid booli buu cunaa, xaqdaro kusocdaa, waa beenloow aadana wax cadayna miiska aadan keeni karin.

lol....ma is tiri adigaa talo u baahan iyo inaadan wax assume-garayn?.....how do you know inaan maqaayad war ka soo qaaday? Haddii aan qof sharaftiisa u bareero inaan meel uga dhaco halkaan ma ku caddayn lahaa inaan respect u hayo? I even know naanaysihii C/weli yaraantiisii loogu yeeri jirey waanse ka leexleexanayaa inaan sidaas ugu talaxtago....waayo ma ahan wax habboon...unlike dad madaxda Soomaalida Hebel hotel iyo maqaayad ugu yeera oo aan tuhmayo inaad adba garanayso(i have never seen adigoo kuwaas wacdinaayo aniga oo aadan cay iga maqlinna dardaaran baad iila soo joogsatey)...intaas hakuu ahaato tusaale of how much I know about our PM ee fadlan qof aadan aqoon sidaad caddaysay ha igala dooddin.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Samafal   

Abwaan;798497 wrote:
lol....ma is tiri adigaa talo u baahan iyo inaadan wax assume-garayn?.....how do you know inaan maqaayad war ka soo qaaday? Haddii aan qof sharaftiisa u bareero inan meel uga dhaco halkaan ma ku caddayn lahaa inaan respect u hayo? I even know naanaysihii C/weli yaraantiisii loogu yeeri jirey waanse ka leexleexanayaa inaan sidaas ugu talaxtago....waayo ma ahan wax habboon...unlike dad madaxda Soomaalida Hebel hotel ito maqaayad ugu yeera oo aan tuhmayo inaad adba garanayso....intaas hakuu ahaato tusaale of how much I know about our PM ee fadlan qof aadan aqoon sidaad caddaysay ha igala dooddin.

marba hadaad dhahaysid been buu sheegayaa waxaa kuu fiicnaan lahayd inaad sheekada oo dhan oo dhamaystiran aad nasiiso, adaa afkaaga laga hayaa magaalooy wada joogeen isku iskuulna way ahaayeen marka way is yaqaanaan (taasi waa circumstantial eveidence), iyo anaa aqaan isaga iyo ku wa wasiirada u ah waana iswada garanaynaa, waa arimo kala duwan. Tankale degreegiisiiba hadaad khaladay sheekadaan kalana soow kaama khaldanaan karto?

Share this post

Link to post
Share on other sites

Abwaan;798495 wrote:
although isaga iyo Farmaajo ay caqli cayaareen oo wax badan ka wasiir yarayn dowladdoodu tii Cumar.....State ministers-ka way aasaan, oo ma caddeeyaan.....Shirarka golaha wasiirrada way fariistaan iyaguba waa isla jug-jug meeshaada joog:)

Awoowe, Cumar Abdirshiid daacad buu ahaa oo waynu wada ognahay in loo qayilay. Buunbuunin media iyo sheekoyinkaas isaga shuqulkiisa ma ahayn. Wax badan oo uu qabtay ama damacsanaa inuu qabto oo aan la buunbuunin waynu ognahay inay jiraan. Dhibaatadii ugu waynayd ee Cumar la hartay waxay ahayd wasiirada oo qashin u badnaa iyo Shariif oo caqabad ku noqday oo xamaasad siyaasadeed qaaday. Howlihii iyo dastuurkii uu bilaabayna oo shaqadiisa ku waayayna waakaa meeshuu marayo aad u jeedid maanta.

Insha Allah Kheyr.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Libaax-Sankataabte;798506 wrote:

Yes Cumar daacad wuu ahaa, buunbuunin media maqoon oo wax badan oo uu qabtay dadku lama socdaan, qabiiliiste ma ahayn, wasiirrada ma hubo hal qof oo uu soo xulay inuu jiro, quality-goiduna aad buu u liitey...Aala-Shiiq iyo kuwo kaleba waa u qayileem, waxyaabihii uu billaabayna hawshoodii ayaa socota oo waa runtaa laakiin khaladaad uu galay lafiiisuna waa jireen.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Abwaan;798477 wrote:
Carafaat beeshaada miyaa madaxtinimmo u raadineysaa? Oo beel hubaysan maka dhalan miyaaba? Maxaa hubka idinma soo gaarin miyaa?
:)
xitaa madaxweyne iyo maamul-goboleed ma qabtaan?
:)
this is just cabbirka Soomaalida badankeed ee maalmahaan socda waaye ee fadlan su'aalahayga halla yaabin:)

Samafal ma waxaa maqashay dembiyeda dadka qabyaaladda wax ku difaaca lama qoro? Do you know Abdiweli In person, other than in laguu sheegay inaad isku cid tihiin?

Abwaan, anigu waxaan ku dashay oo kusoo koray Muqdishu. Beesheyda shaqo kuma lihi shaqsi ahaan. Laakinse taan aad iyo aad markasta aan kasoo horjeedo waxa weeyan dad aan u dhigmin xilkan loo dhiibo oo qabiil lagu so xulo. Somallia kama koobna dhoor qabiil oo waa weyn, waxanu leenahay human capital farabadan oo wax badan laga faidsan lahaa.

Bal maanta eeg Mayorka Muqdishu Tarzan, nin awood qabiil ku jooga ama qabiiil hubaysan maha. Tageernimo iyo kalsooni shacab ayuu ku jooga. Maalintu wax qaban waayo umada, waxa badan ma sii joogiyo ;D

Share this post

Link to post
Share on other sites

^What is there to defend? Abdiwali has not done crimes that warrant prosecution or even defense team.

What's wrong with supporting Abdiwali? You are of the same clan does not cut it, bring your reasons, good reasons?

Share this post

Link to post
Share on other sites

Much ado about nothing. Abdiweli has proven to be a safe pair of hands for Somalia. He has articulated a fine vision and we need more like him from every region in our next government. That would go along way to transforming the nation.

I met the TFG defense minister in Minneapolis a few weeks back and was impressed by him. Compared to the foolishness of the past decades, these men/women should be given a chance.

Share this post

Link to post
Share on other sites
STOIC   

With all due respect to the PM education all this Harvard invocations by Duke is boring by any stretch of imaginations.I think it is ridiculous after all Somalis collected PHD from this institution back in the 60s.I was more impressed with his Vanderbelt degree after high school in Somalia.The man is educated and knows his graphs and charts well, but can he bring all Somalia together?

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this