Sign in to follow this  
Dr_Osman

Puntland Norwegian Naval Commander: Puntland Is The Only Responsible Govt To Fight Piracy

Recommended Posts

Dr_Osman   

''Puntland waa xalka la-dagaalanka.....''

 

26 Feb 26, 2012 - 8:23:39 AM

 

Dadka ka faalooda ciidamada shisheeye ee xeebaha Somalia ka hawlgala ayaa tilmaamaya in dharbaaxo kulul ay ciidamadasu la heleen burcad badeeda ,inkastoo ay weli tagaanyihiin khataruhu oo aan xal loo helin.

 

Sting Jarel Hansen oo ah baare Norwegian ah oo ku takhasusey Somalia,waxana uu aaminsanyahay in burcadu dhibaato badan kala kulmaan markii ay maraakiibta qabsanayaan,isagoona cadeeyey in kor u kaceen weerarada ciidamada shisheeye ku qaadayaan doonyaha yar yare e burcadu wadato.

 

Hansen waxa uu soo jeediyey in dadaalada oo dhan aan la galin badda ee xooga la saaro dhulka oo ay iska soo abaabulaan kooxaha burcadu,waxana si gaar ah uu u xusey Puntland oo ku sheegay furaha la-dagaalankooda.

 

‘’Xalka dhibaatada burcada dhulka ayuu yaalaa, gaar ahaan Puntland oo loo baahanyahay in la horumariyo adeegyadeeda’’ ayuu yiri Hansen.

 

Kooxda ilaalada xeebaha Somalia (Beyond Piracy) ayaa warbixinteedi ugu danbeysey ku sheegaty in kor u kacdey lacagtii madax-furashada ay dalban jireen kooxaha burcadu oo gaartey $4-5 Milyon 2011.

 

Dowladda Puntland ayaa horey u soo jeediyey qorshaha dhulka lagala dagaalamayo burcad-badeeda shirkii London ka dhacey bartamihii Ocober 2011,waxana haatan ku sugan xabsiyada Puntland boqolaal maxaabiis burcad ah oo maxkamadu xukuno kala duwan ku ridey.

 

GAROWE ONLINE

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Jacaylbaro farole said the u.n doesnt control Puntland and nabadeena cidna waydinayno. Airforce, Navy is built. Next military build up is updating all the soviet weaponry to u.s weaponry

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Puntland is fighting piracy, it is the only one with the capabilities to do so and the ones that have done the most.

 

I am glad the Norwegians acknowledge that.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

General Duke;796046 wrote:
It's time the world understands
the importance of Puntland State to addressing the issue of piracy
.

Indeeed Puntland should adres Piracy and fight them in Garacad and Eyl Indian Ocean rather then taking picture's for media in Red Sea. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Carafaat;796064 wrote:
Indeeed Puntland should adres Piracy and fight them in Garacad and Eyl Indian Ocean rather then taking picture's for media in Red Sea.
:D

I already showed you evidence of the Garacad and Eyl theories you have.

 

Stop with the pathological lying.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this