Dr_Osman Posted February 28, 2012 ''Puntland waa xalka la-dagaalanka.....'' 26 Feb 26, 2012 - 8:23:39 AM Dadka ka faalooda ciidamada shisheeye ee xeebaha Somalia ka hawlgala ayaa tilmaamaya in dharbaaxo kulul ay ciidamadasu la heleen burcad badeeda ,inkastoo ay weli tagaanyihiin khataruhu oo aan xal loo helin. Sting Jarel Hansen oo ah baare Norwegian ah oo ku takhasusey Somalia,waxana uu aaminsanyahay in burcadu dhibaato badan kala kulmaan markii ay maraakiibta qabsanayaan,isagoona cadeeyey in kor u kaceen weerarada ciidamada shisheeye ku qaadayaan doonyaha yar yare e burcadu wadato. Hansen waxa uu soo jeediyey in dadaalada oo dhan aan la galin badda ee xooga la saaro dhulka oo ay iska soo abaabulaan kooxaha burcadu,waxana si gaar ah uu u xusey Puntland oo ku sheegay furaha la-dagaalankooda. ‘’Xalka dhibaatada burcada dhulka ayuu yaalaa, gaar ahaan Puntland oo loo baahanyahay in la horumariyo adeegyadeeda’’ ayuu yiri Hansen. Kooxda ilaalada xeebaha Somalia (Beyond Piracy) ayaa warbixinteedi ugu danbeysey ku sheegaty in kor u kacdey lacagtii madax-furashada ay dalban jireen kooxaha burcadu oo gaartey $4-5 Milyon 2011. Dowladda Puntland ayaa horey u soo jeediyey qorshaha dhulka lagala dagaalamayo burcad-badeeda shirkii London ka dhacey bartamihii Ocober 2011,waxana haatan ku sugan xabsiyada Puntland boqolaal maxaabiis burcad ah oo maxkamadu xukuno kala duwan ku ridey. GAROWE ONLINE Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted February 28, 2012 Puntland Norwegian Naval Commander which one of the two ,,, ?? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted February 28, 2012 Jacaylbaro your ducking my military saracen topic, your scared Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted February 28, 2012 The Saracen issue is a UN thing now sxb .... Now, which one of the two ,,, ?? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted February 28, 2012 Jacaylbaro farole said the u.n doesnt control Puntland and nabadeena cidna waydinayno. Airforce, Navy is built. Next military build up is updating all the soviet weaponry to u.s weaponry Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted February 28, 2012 Puntland is fighting piracy, it is the only one with the capabilities to do so and the ones that have done the most. I am glad the Norwegians acknowledge that. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted February 28, 2012 It's time the world understands the importance of Puntland State to addressing the issue of piracy. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted February 28, 2012 General Duke;796046 wrote: It's time the world understands the importance of Puntland State to addressing the issue of piracy . Indeeed Puntland should adres Piracy and fight them in Garacad and Eyl Indian Ocean rather then taking picture's for media in Red Sea. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted February 28, 2012 ^^^ Garacad & Eyl have been cleared long ago. You can give credit to the man you have admitted to admiring, Faroole. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted February 28, 2012 Carafaat;796064 wrote: Indeeed Puntland should adres Piracy and fight them in Garacad and Eyl Indian Ocean rather then taking picture's for media in Red Sea. I already showed you evidence of the Garacad and Eyl theories you have. Stop with the pathological lying. Quote Share this post Link to post Share on other sites