Sign in to follow this  
Dr_Osman

President Farole Departs London Heading Home To Puntland After A Successful Foreign Trip

Recommended Posts

Dr_Osman   

LONDON: Madaxweynaha Puntland iyo Wafdi uu hogaaminayey oo ka dhoofay London

February 27, 2012 1:18 pm GMT - Written by PP - Edited by PP

 

London: (pp)- Madaxweynaha Puntland iyo wafdi uu hogaaminayey ayaa Saaka ka dhoofay garoonka diyaaradaha ee magaalada london, iyagoo ku sii jeeda deegaanada Puntland ee soomaaliya.

 

 

Madaxda Puntland oo ka dhoofay London

IMG_8036666-3-300x156.jpg

 

Wafdiga dowlada Puntland ee soomaaliyeed ayaa dalka Ingiriiska kaga qayb galay shirkii 23-kii bishan ka dhacay magaalada London , kaas oo looga hadlayey arrimaha soomaaliya.

 

Madaxweyanaha iyo Wafdigiisa ayaa intii ay joogeen London waxay kulamo kale la yeesheen amsuuliyiin ka tirsan dalka Ingiriiska iyo Jaaliyadaha Puntland ee Qurba-joogta ah ee W/ameerika iyo Yurub, kuwaas 3 casho oo Work shop ah uga socday magaalada London.

 

Kulankaas Work shop-ka ah ayaa Qurbajoogta Puntland waxay ku casumeen Wakiilka QM ee arrimaha Soomaaliya Agustina Mahiga , isagoo Jaaliyadaha Puntland ku baraarijey inay si xoogan uga qayb qaataan horrumarinta iyo nabadgelyada deegaanada Puntland , wuxuuna kaloo Mahiga Jaaliyadaha ku baaraariyey inay muujiyaan ka qayb qaadashada iyo wadajirka iyo soonoolaynta soomaaliya, maadaama Puntland ay ka mid tahay deegaan soomaaliyeed oo Role Model u ah soomaaliya inteeda kale , maadaama go’aanadii taariikhi ahaa ee Garoowe1 iyo Garoowe2 ay ka soo baxeen barnaamijka la doonayo in lagu dhameeyo dowlada kumeel-aagrka ah ee hadda jirta.

 

Daabacaadda: Puntlandpost.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this