nuune Posted February 27, 2012 The Somali Prime Minister announced that the government had decided to break off diplomatic relations with Britain, click to read more of this story =============================================== Saddex bey naagtu igu lagadey 1- Kabaha oo saan ahaa 2- Dhulka oo sibidh ahaa 3- iyo naagta oo sinsaariyada(qonofka) aad u taqiiney Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted February 27, 2012 Yeah but what about that Mercedes, damn. Also this. Quote Share this post Link to post Share on other sites
BOB Posted February 27, 2012 Waryaa Nuune maxaa si kaa ah ina aabow? Somalia prime minister Abdirashid Ali Sharmarke? March 11? Lool Anigoo siyaasada aan jecleyn baaba fahmaya sheekadaada maxaad moodaa ahlu fadhi ku dirir? Peace, Love & Unity. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted February 27, 2012 ^^ Ina aaboow, siyaasad waa tii hore, waxan imika jira siyaasad maaha, waxaan u aqaanaa waxa hada jira istiimis Madaxweynaha Bristols ma ku soo dhaweesey Somalia, thanks for the video, I haven't seen that actually. Quote Share this post Link to post Share on other sites
BOB Posted February 27, 2012 nuune;795795 wrote: Madaxweynaha Bristols ma ku soo dhaweesey LoooL would you believe me if I told you that I only heard that he came to Bristol the next day? Ninyahow waa ogtahay inaan aniga filimaadkaas galin oo aan ka jeclaan lahaa adigoo Bristol iigu imaado. Peace, Love & Unity. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Libaax-Sankataabte Posted February 27, 2012 Nuune, siyaasiyiin waa ragii hore, dugaagna waa kuwa hada jooga. :D Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted February 27, 2012 Libaax, dhibka jira waxaa weeye mar haddii lagaa murxiyo wadaninimada macaankeeda ama qaranimada qiimaheeda wey kuu dhamaatey, madaxweyne kasta ahoow ama magac kasta lahoow, haddiiba lagu muruxsadeyba oo lagu siibtey waa kuu dhamaatey, hence, dugaag muruxsan Bob, in my next visit to UK, waan ku soo mari Inshaa Allaah, hade wadaadna waan ahey bun iyo faakideysi ama shurbeysi waxaan aheyn i mari maayo ina aaboow Quote Share this post Link to post Share on other sites
BOB Posted February 27, 2012 nuune;795812 wrote: Bob, in my next visit to UK, waan ku soo mari Inshaa Allaah, hade wadaadna waan ahey bun iyo faakideysi ama shurbeysi waxaan aheyn i mari maayo ina aaboow Nuune xataa anigaa? ma adigaa waadaad ah? laa xowlah walaa quwwata illaa billaah. ina aabow bun intaa warkiisa ka baxdo wax ka fiican aan kuu hayaa...qubo subageeda ka waran? hadaa alaabtaas taabato been kuu sheegi maayo qudbo siro iyo wax baad raadin doontaa oo labo isu keeni meysid habeenkaas adoon bismillah xaajiyada dhihin. Peace, Love & Unity. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted February 28, 2012 No Comment ........ But thanks for sharing this ..... it is a Valuable info for Somaliland Quote Share this post Link to post Share on other sites
Alpha Blondy Posted February 28, 2012 nuune, tell those plastic bottles from bosnia they're virtually useless! Quote Share this post Link to post Share on other sites