Sign in to follow this  
kingofkings

Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Cabdiwali M. Ali Gaas oo Oslo soo gaarey

Recommended Posts

Gaas-i-CPH-300x200.jpg

 

Oslo(Pi) Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Prof. Cabdiwali Mohamed Cali Gaas ayaa galabta kasoo degay Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Oslo Wadanka Norway, Waftiga uu hogaaminayo Ra’iisal wasaare Gaas ayaa malmahaan joogaya Wadanka Norway ka dib markii Dowlada KMG ay casumaad rasmi ah ka heshay Dowlda Norway.

 

Dhinaca kale Ra’iisl wasaare Gaas wuxuu la kulmayaa Jaaliyada Soomaaliyeed ee Wadanka Norwy si uu uga xog waramo Jaaliyada Xaalada Dalku marayo iyo shirkii London.

 

Puntlandi.com kala soco safarka Ra’iisal Wasaaruhu ku joogo Norway.

 

http://www.puntlandi.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this