Liibaan Posted February 26, 2012 LASANOD.COM VIDEO:"Khaatumo State Way Buuxisay Shuruudihii Maamul Goboleedka Looga Baahnaa" Madaxweyne Shariif Lasanod Online. Saturday, February 25, 2012 Madaxweyne Shariif Bristol,(lasanod Online)- Madaxweynaha Somalia Shiikh Shariif Shiikh Axmed Oo khudbad ka jeediyey magaalada Bristol ee cariga Ingiriiska.. ayaa markii ugu horeysay shaaca ka qaaday in maamulka Khaatumo kasoo baxay shuruudihii looga baahnaa ee ahaa in laba maamul iyo kabadan markay isu tagaan noqon karan maamul goboleed. Madaxweyanaha ayaa halkaa lagu weydiiyey su'aal aaddan maamulka KHAATUMO iyo weliba sida lagu wado in uu u dhoco wada hadalka lala geli doono maamulka Hargeysa si la isugu keeno ummadda Soomaaliyeed. Madaxweyne Shariif wuxuu goobtaas ka caddeeyey inuu KHAATUMO STATE OF SOMALIA buuxiyey shuruudihii looga baahnaa maamul goboleedka sida ku cad cadiga qaranka ee kumeel gaadhka ah, dawladda federaalkana way ka tirsanyihiin. Jawaabtan ayaa markii uu madaxweynuhu ka dhawaajiyey ay mar qudha dadkii xafladda kasoo qayb galay oo Soomaali oo dhan ka koobnaa sacab iyo sawaxan isla kaceen, iyagoo muujinaya doorka uu maamulka KHAATUMO ku leeyahay midnimada umadda Soomaaliyeed. Halkan Ka Daawo Video " frameborder="0" allowfullscreen> Maamul-Goboleedka Khaatumo State of Somalia oo Aqoonsi Buuxda Ka Helay Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Source: Midnimossc Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted February 26, 2012 " frameborder="0" allowfullscreen> Madaxwayne Shariif Iyo Wasiirka Waxbrashada & Tacliinta Sare Prof. Axmed Caydiid Ibraahim oo Villa Somalia Ku Soo Dhoweeyey Madaxda Maamul Goboleedka Khaatumo State of Soomaaliya (Sawiro) (BoocameOnline) Muqdishu Madaxwaynaha jamhuuriyada soomaaliya mudane sheekh shariif sheekh axmed ayaa caawa Kulan iyo casho sharaf u sameeyay waftiga khaatumo state oo ay hogaaminayeen madaxweyne cabdinuur clime qaaje ( biindhe ) iyo golaha sare ee dhaqanka oo uu hormuud u ahaa garaad jaamac garaad cali garaad jaamac ayna weheliyeen saraakiil ka tirsan dawlada federaalka kana soo jeeda deegaanada khaatumo state . Waftigu waxay uga warameen madaxwaynaha dhibaatooyinka ka jira deegaanada khaatumo state iyo sidii ay talo midaysan ku gaareen kuna go’aan sadeen qaybaha kala duwan ee bulshadu inay dhistaan maamul ugaar ah oo ka tirsan jamhuuriyada soomaaliya. Maamulkaas oo buuxiyay shuruudii looga baahnaa maamul goboleedyada dawlada federaalkana looga fadhiyo inay maamulka taageerto kalana shaqayso sidii nabad waarta iyo horumarin ku aadan adeegyada bulshada looga abuuri lahaa deegaanada khaatumo state . Kulanka waxaa sidoo goobjoog ka ahaa wasiirkii hore ee Warfaafinta , Boostaha iyo Isgaadhsiinta Soomaaliya Dr: Abdulkareem Hassan Jaamac, Wasiirka Waxbrashada iyo tacliinta sare Pro: Axmed Caydiid Ibraahim, halka safarka madaxda Khaatumo na ay ku weheliyeen Wasiirada Xidhiidhka Caalamiga ah, Amniga iyo xubno kale . Madaxwaynuhu wuxuu soo dhaweeyey talada midaysan iyo maamulka shuruudiisii dhamaystay ee deegaanku samaystay wuxuu ka balan qaaday inuu kala shaqayn doono maamulka khaatumo state sidii nabad loogu soo afjari lahaa meelaha dhibaatadu ka jirto wax dedaala kala hadhi doonin . Wuxuu kaloo balanqaaday in dawlada federaalku ka taageeri doonto maamul goboleedka khaatumo arimaha horumarinta deegaanka oo aan horumarin helin 20kiisano ee u danbeeyay . Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted February 26, 2012 Aad iyo aad iyo aad ayaan ugu faraxsanahay guusha Khaatumo State. Hambalyo Khaatumo state iyo reer Khaatumo dhamaan meshay ka jogaan addunka. Guul iyo horumar. Alle haka dhigo mamulki dadkisa iyo dalkisaba anfaca. Ameen ameen ameen Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted February 26, 2012 ALLSSC.COM: MADAXWEYNE SHEEKH SHARIIF SHEEKH AXMED: KHAATUMO STATE WAY BUUXISEY SHURUUDIHII MAAMUL GOBOLEED LOOGA BAAHNAA (DAAWO OO DHAGAYSO) Jaaliyadda Soomaalida ee ku nool magaalada Bristol, UK ayaa waxay casuumaad u fidiyeen Madaxweynaha DFK ee Soomaaliya mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed maalintii jimacaha ee taariikhdu ahayd 24/02/2012. Wafdigan ballaadhan ee uu madaxweynuhu hoggaaminayey waxaa ka mid ahaa wasiiro ka tirsa dawladda federaalka ah iyo weliba guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho. Magaalada Bristol ayaa iyadu nasiib u yeelatay inay noqoto magaaladii ugu horaysey ee ay soo booqdeen wafdigani maalin kaddib shirkii London ee Soomaalida la isugu keenay. Jaaliyadda KHAATUMO STATE OF SOMALIA ee Bristol ayaa qayb weyn ka qaadatay soo dhoweynta madaxweynaha waxayna fursad u heleen inay su’aalo weydiiyaan madaxweynaha, su’aalahaas oo ku saabsanaa aragtida DFK ee soomaaliya ee ku aaddan maamulka KHAATUMO iyo weliba sida lagu wado in uu u dhoco wada hadalka lala geli doono maamulka Hargeysa si la isugu keeno ummadda Soomaaliyeed. Madax weynahu wuxuu goobtaa ka caddeeyey inuu KHAATUMO STATE OF SOMALIA buuxiyey shuruudihii looga baahnaa maamul goboleed sida ku cad axdiga qaranka ee kumeelgaadhka ah. Arrintan ayaa markii uu madaxweynuhu ka dhawaajiyey ay mar qudha dadkii xafladdaa kasoo qayb galay oo Soomaali oo dhan ka koobnaa sacab iyo sawaxan isla kaceen iyagoo muujinaya doorka uu maamulka KHAATUMO ku leeyahay midnimada umadda Soomaaliyeed. Wuxuu kaloo madaxweynuhu ballan qaaday inuu ku dadaali doono sidii uu gacan uga geysan lahaa colaadaha ka dhashay dhibaatooyinka uu maamulka Somaliland ka wado goboladda Sool, Sanaag iyo Cayn. Waxaa in taa dheeraa waraaq qoraal ah oo ay Jaaliyadda KHAATUMO u gudbiyeen Madaxweynaha tasoo ay ku faah faahinayeen sida ugu habboon ee loo caawin karo dad weynaha midnimada jecel ee KHAATUMO iyo weliba sida uu u dhici doono wada hadallada lala geli doono maamulka Hargeysa. Jaaliyaddu waxay qoraalkeedaa ku caddaysay in Maamulka KHAATUMO marna shaqo ku lahayn wada hadaladaas maadama ay taageersan yihiin DFK ee Soomaaliya. Waxaa kaloo Jaaliyaddu madaxweynaha ku wargeliyeen in wada hadal kasta oo dhex mara maamulka Hargeysa iyo DFK ee Soomaaliya lagu saleeyo axdi-qarameedka ku meelgaadhka ah ee Soomaalia oo qeexaya in awoodda wadanka lagu qaybsado nidaamka 4.5. U gu danbayntii waxaa Jaaliyadd Soomaalida ee Bristol oo ay laf-dhabar u tahay Jaaliyadda KHAATUMO STATE OF SOOMAALIYA ay madaxweynaha uga mahad celiyeed booqashadiisa wuxuuna madaxweynuhu dhiniciisa ballan qaaday inuu ilaalin doono midnimada ummadda Soomaaliyeed. Qudbaddii Madaxweynaha iyo sawiraba Hoos ka daawo " frameborder="0" allowfullscreen> " frameborder="0" allowfullscreen> Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Hermet Posted February 26, 2012 :cool: hahaha....masakin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted February 26, 2012 Madaxweyne Shiikh Shariif Iyo Wasiirka Waxbrashada & Tacliinta Sare Prof. Axmed Caydiid Ibraahim Oo La Kulmay Madaxda Maamulka Khaatumo State- (Sawiro) Lasanod Online Monday, February 20, 2012 Muqdisho(Lasanod Online)- Madaxwaynaha dawlada Somalia Shiikh shariif shiikh Axmed, ayaa xalay Kulan iyo casho sharaf u sameeyay.. waftiga khaatumo state oo ay hogaaminayeen madaxweyne Cabdinuur Cilmi Qaaje ( biindhe ) iyo golaha sare ee dhaqanka oo uu hormuud u ahaa Garaad Jaamac Garaad Cali ayna weheliyeen saraakiil ka tirsan dawlada federaalka kana soo jeeda deegaanada khaatumo state . Waftigu waxay uga warameen madaxwaynaha dhibaatooyinka ka jira deegaanada khaatumo state iyo sidii ay talo midaysan ku gaareen kuna go’aan sadeen qaybaha kala duwan ee bulshadu inay dhistaan maamul ugaar ah oo ka tirsan jamhuuriyada soomaaliya. Maamulkaas oo buuxiyay shuruudii looga baahnaa maamul goboleedyada dawlada federaalkana looga fadhiyo inay maamulka taageerto kalana shaqayso sidii nabad waarta iyo horumarin ku aadan adeegyada bulshada looga abuuri lahaa deegaanada khaatumo state . Kulanka waxaa sidoo goobjoog ka ahaa wasiirkii hore ee Warfaafinta , Boostaha iyo Isgaadhsiinta Soomaaliya Dr: Abdulkareem Hassan Jaamac, Wasiirka Waxbrashada iyo tacliinta sare Pro: Axmed Caydiid Ibraahim, halka safarka madaxda Khaatumo na ay ku weheliyeen Wasiirada Xidhiidhka Caalamiga ah, Amniga iyo xubno kale . Madaxwaynuhu wuxuu soo dhaweeyey talada midaysan iyo maamulka shuruudiisii dhamaystay ee deegaanku samaystay wuxuu ka balan qaaday inuu kala shaqayn doono maamulka khaatumo state sidii nabad loogu soo afjari lahaa meelaha dhibaatadu ka jirto wax dedaala kala hadhi doonin . Wuxuu kaloo balanqaaday in dawlada federaalku ka taageeri doonto maamul goboleedka khaatumo arimaha horumarinta deegaanka oo aan horumarin helin 20kiisano ee u danbeeyay . Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted February 26, 2012 _______________________________________________________________________ Taleex.com : MADAXWEYNE SHEEKH SHARIIF SHEEKH AXMED: KHAATUMO STATE WAY BUUXISEY SHURUUDIHII MAAMUL GOBOLEED LOOGA BAAHNAA London:-(RT)Jaaliyadda Soomaalida ee ku nool magaalada Bristol, UK ayaa waxay casuumaad u fidiyeen Madaxweynaha DFK ee Soomaaliya mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed maalintii jimacaha ee taariikhdu ahayd 24/02/2012. Wafdigan ballaadhan ee uu madaxweynuhu hoggaaminayey waxaa ka mid ahaa wasiiro ka tirsa dawladda federaalka ah iyo weliba guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho. Magaalada Bristol ayaa iyadu nasiib u yeelatay inay noqoto magaaladii ugu horaysey ee ay soo booqdeen wafdigani maalin kaddib shirkii London ee Soomaalida la isugu keenay. Jaaliyadda KHAATUMO STATE OF SOMALIA ee Bristol ayaa qayb weyn ka qaadatay soo dhoweynta madaxweynaha waxayna fursad u heleen inay su’aalo weydiiyaan madaxweynaha, su’aalahaas oo ku saabsanaa aragtida DFK ee soomaaliya ee ku aaddan maamulka KHAATUMO iyo weliba sida lagu wado in uu u dhoco wada hadalka lala geli doono maamulka Hargeysa si la isugu keeno ummadda Soomaaliyeed. Madax weynahu wuxuu goobtaa ka caddeeyey inuu KHAATUMO STATE OF SOMALIA buuxiyey shuruudihii looga baahnaa maamul goboleed sida ku cad axdiga qaranka ee kumeelgaadhka ah. Arrintan ayaa markii uu madaxweynuhu ka dhawaajiyey ay mar qudha dadkii xafladdaa kasoo qayb galay oo Soomaali oo dhan ka koobnaa sacab iyo sawaxan isla kaceen iyagoo muujinaya doorka uu maamulka KHAATUMO ku leeyahay midnimada umadda Soomaaliyeed. Wuxuu kaloo madaxweynuhu ballan qaaday inuu ku dadaali doono sidii uu gacan uga geysan lahaa colaadaha ka dhashay dhibaatooyinka uu maamulka Somaliland ka wado goboladda Sool, Sanaag iyo Cayn. Waxaa in taa dheeraa waraaq qoraal ah oo ay Jaaliyadda KHAATUMO u gudbiyeen Madaxweynaha tasoo ay ku faah faahinayeen sida ugu habboon ee loo caawin karo dad weynaha midnimada jecel ee KHAATUMO iyo weliba sida uu u dhici doono wada hadallada lala geli doono maamulka Hargeysa. Jaaliyaddu waxay qoraalkeedaa ku caddaysay in Maamulka KHAATUMO marna shaqo ku lahayn wada hadaladaas maadama ay taageersan yihiin DFK ee Soomaaliya. Waxaa kaloo Jaaliyaddu madaxweynaha ku wargeliyeen in wada hadal kasta oo dhex mara maamulka Hargeysa iyo DFK ee Soomaaliya lagu saleeyo axdi-qarameedka ku meelgaadhka ah ee Soomaalia oo qeexaya in awoodda wadanka lagu qaybsado nidaamka 4.5. U gu danbayntii waxaa Jaaliyadd Soomaalida ee Bristol oo ay laf-dhabar u tahay Jaaliyadda KHAATUMO STATE OF SOOMAALIYA ay madaxweynaha uga mahad celiyeed booqashadiisa wuxuuna madaxweynuhu dhiniciisa ballan qaaday inuu ilaalin doono midnimada ummadda Soomaaliyeed. _______________________________________________________________________________________ Horafadhi.com: Madaxweynaha Soomaaliya Sh. Shariif:-Khaatumo State Waa Buuxisay Shuruudihii Looga Baahnaa Jaaliyadda Soomaalida ee ku nool magaalada Bristol, UK ayaa waxay casuumaad u fidiyeen Madaxweynaha DFK ee Soomaaliya mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed maalintii jimacaha ee taariikhdu ahayd 24/02/2012. Wafdigan ballaadhan ee uu madaxweynuhu hoggaaminayey waxaa ka mid ahaa wasiiro ka tirsa dawladda federaalka ah iyo weliba guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho. Magaalada Bristol ayaa iyadu nasiib u yeelatay inay noqoto magaaladii ugu horaysey ee ay soo booqdeen wafdigani maalin kaddib shirkii London ee Soomaalida la isugu keenay.Jaaliyadda KHAATUMO STATE OF SOMALIA ee Bristol ayaa qayb weyn ka qaadatay soo dhoweynta madaxweynaha waxayna fursad u heleen inay su'aalo weydiiyaan madaxweynaha, su'aalahaas oo ku saabsanaa aragtida DFK ee soomaaliya ee ku aaddan maamulka KHAATUMO iyo weliba sida lagu wado in uu u dhoco wada hadalka lala geli doono maamulka Hargeysa si la isugu keeno ummadda Soomaaliyeed. Madax weynahu wuxuu goobtaa ka caddeeyey inuu KHAATUMO STATE OF SOMALIA buuxiyey shuruudihii looga baahnaa maamul goboleed sida ku cad axdiga qaranka ee kumeelgaadhka ah. Arrintan ayaa markii uu madaxweynuhu ka dhawaajiyey ay mar qudha dadkii xafladdaa kasoo qayb galay oo Soomaali oo dhan ka koobnaa sacab iyo sawaxan isla kaceen iyagoo muujinaya doorka uu maamulka KHAATUMO ku leeyahay midnimada umadda Soomaaliyeed. Wuxuu kaloo madaxweynuhu ballan qaaday inuu ku dadaali doono sidii uu gacan uga geysan lahaa colaadaha ka dhashay dhibaatooyinka uu maamulka Somaliland ka wado goboladda Sool, Sanaag iyo Cayn. Waxaa in taa dheeraa waraaq qoraal ah oo ay Jaaliyadda KHAATUMO u gudbiyeen Madaxweynaha tasoo ay ku faah faahinayeen sida ugu habboon ee loo caawin karo dad weynaha midnimada jecel ee KHAATUMO iyo weliba sida uu u dhici doono wada hadallada lala geli doono maamulka Hargeysa. Jaaliyaddu waxay qoraalkeedaa ku caddaysay in Maamulka KHAATUMO marna shaqo ku lahayn wada hadaladaas maadama ay taageersan yihiin DFK ee Soomaaliya. Waxaa kaloo Jaaliyaddu madaxweynaha ku wargeliyeen in wada hadal kasta oo dhex mara maamulka Hargeysa iyo DFK ee Soomaaliya lagu saleeyo axdi-qarameedka ku meelgaadhka ah ee Soomaalia oo qeexaya in awoodda wadanka lagu qaybsado nidaamka 4.5. U gu danbayntii waxaa Jaaliyadd Soomaalida ee Bristol oo ay laf-dhabar u tahay Jaaliyadda KHAATUMO STATE OF SOOMAALIYA ay madaxweynaha uga mahad celiyeed booqashadiisa wuxuuna madaxweynuhu dhiniciisa ballan qaaday inuu ilaalin doono midnimada ummadda Soomaaliyeed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted February 26, 2012 Kaafinews.com Madaxweynaha Soomaaliya Shiikh Shariif Sh Axmed Oo Khaatumo State of Somalia Ictiraafay Madaxweynaha dalka Somalia oo dhawaan ka qayb galay shirki London aya hadda dhex maaxaya carriga UK si uu ula kulmo shacabka. Wuxu si cad u sheegay in Maamulka Khaatumo ku yimid rabitaanka shacbkeeda laguna ansixiyay si waafi ah degaanka kana koobantahay shuruudaha axdiga qaranka waan ictiraafnay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdul Posted February 26, 2012 This is good news not only for rer Khatumo but also for all those who love somali unity. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mario B Posted February 26, 2012 I hope this will bring change on the ground, now we need to secure our territories..:cool: P.s Are those pictures real? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdul Posted February 26, 2012 Our territories will be secured Insha Allah. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mario B Posted February 26, 2012 Abdul;795050 wrote: Our territories will be secured Insha Allah. InshaALLAH. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted February 26, 2012 Abdul;795050 wrote: Our territories will be secured Insha Allah. Insha Allah, amiin Quote Share this post Link to post Share on other sites
walaalkis Posted February 26, 2012 I'm glad people of khaatumo state are getting their support from rest of the country. If there's puntland, galmudug, somaliland .... why not khaatumo state ? that's all I would like to know. If these folks want freedom and self government in their region why is anyone against it Quote Share this post Link to post Share on other sites