Dr_Osman Posted February 25, 2012 Dowladda Puntland oo faahfaahin ka bixisay Mashaariic ay Britain ka fulinayso degaanada Puntland cabdirashiid | February 19, 2012 Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Puntland ayaa ka hadlay mashaariic horumarineed oo la filaayo in sanadkaan gudihiisa Dowladda Britain ka fuliso degaanada Puntland. Dr.Faarax Cali Shire oo la hadlay Barnaamijka Ganacsiga ee BBC-da ayaa sheegay in Dowladda Britain sanadkaan ka caawin doonto Puntland arimaha Caafimaadka,Waxbarashada,nolol maalmeedka iyo dhinaca amaanka gaar ahaan Booliska. Wuxuu hadalkiisa raaciyey in sidoo kale ay gacan ka geysan doonto wax ka qabashada kooxaha Burcad badeeda oo lasoo qab qaban doono deetana lagu samaynaayo dhaqan celin. ‘’Sanadkaan laga bilaabo Britain waxay ka caawinaysa Puntland Caafimaadka,Waxbarashada,nolol maalmeedka iyo Booliska sidii amaanka wax looga qaban lahaa.waxay kaloo ka caawinaysa sida Burcada wax looga qaban lahaa oo dhaqan celin iyo nolol loogu samayn lahaa iyadoo lagu wadaayo dagaaladii lagula jirey ee qab qabashada ahaa Badda ama bariga ha ahaadeen’’,ayuu sheegay. Dhinaca kale mar wax laga waydiiyey mashaariic Dowladda Maraykanka u ballanqaaday Puntland ayuu sheegay in ay tahay dhismaha wadooyin oo laga dhisi doono dhulka Xeebaha iyadoo sidoo kale degmooyin qaar la siin doono lacago lagu fulinaayo mashaariic. ‘’Wuxuu qabanaaya mashruuc u badan wadooyin oo laga dhiso dhulka xeebaha ah gaar ahaan magaalooyin ku yaalla laga soo bilaabo Garaacad ilaa inta Xeebaha ku wareegsan,si uu u sahlanaado Isgaarsiinta oo dadkii Badda ka shaqaysanayay Kheyraadkooda dadka u keenaan.sidoo kale degmooyinka maamul loo sameeyo baa la siinaaya lacago lagu fuliyo mashaariic’’,ayuu yiri. Wasiirka Maaliyada Puntland Dr.Faarax Cali Shire ayaa sidoo kale la waydiiyey su’aal ku saabsan inta qof oo Soomali ah ka shaqeeyaan Dooxada Dharoor oo bishii hore laga bilaabay Shidaal qodis,wuxuuna sheegay in howsha aanay sidaa u burnayn hadda maadama ay bilow tahay kana shaqeeyaan ilaa 350-qof. ‘’Shaqaalaha hadda ka shaqeeya meesha waa wax iska kooban ilaa 350-qof baa ka shaqeeya marka laga reebo dadka amaanka ka shaqeynaaya ee Booliska iyo Daraawiishta,wax walba waxay ku xirnaan doonaan 90-maalmood kadib’’,ayuu sheegay. Dhowaan ayay ahayd markii Suuq Kaluun iyo Qudaar lagu iibinaayo ay Dowladda Britain ka hirgelisay magaalada Garoowe Dalweyn.com Garowe Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted February 25, 2012 everything from peoples hope locally and overseas, shareholders, regional government is riding on that oil, Its make or break Quote Share this post Link to post Share on other sites
Freedom Posted February 25, 2012 Copy cats Always biting off Somaliland lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted February 25, 2012 Man, did you guys invent development plans? :rolleyes: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Freedom Posted February 25, 2012 Biting off of Somaliland Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted February 25, 2012 HOW? Explain HOW? How can one copy making a development plan? I honestly do not understand, help me out here. Quote Share this post Link to post Share on other sites
uchi Posted February 25, 2012 ^ you lot are funny~ Quote Share this post Link to post Share on other sites
Freedom Posted February 25, 2012 Take page from you Somalia figure it out lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Sage Posted February 25, 2012 Somalia;794708 wrote: Man, did you guys invent development plans? :rolleyes: He's not literally accusing Puntland of copying Somaliland, he's just using the same logic that Osman applies to anything Somaliland does which is "SOMALILAND IS COPYING PUNTLAND!!!" On a related note, I don't think its a coincidence that the Doctor made this thread only hours after I refuted his points in another thread using the Somaliland National Development Plan as evidence. He never responded to my rebuttal regarding the true figures of SL's budget and instead made this thread to flaunt Puntland's development strategy. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted February 25, 2012 He said "biting off Somaliland". Meaning Puntland copied from Somaliland. So would you care to explain how your region invented development plans? He has said a similar thing in another thread. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Sage Posted February 25, 2012 ^^^ I never said Somaliland invented development strategies. Don't put words into my mouth. Almost every developing country has multi year growth strategies like PRSPs, SWAPs, or 2020 visions. I was pointing out the fact that the "Doctor" always accuses others of following Puntland's actions when in this case if we were to use his faulty logic, it would be the other way around. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Freedom Posted February 26, 2012 You tell them saga lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted February 26, 2012 Somaliland qorshe shanta sano malaha. This is strictly a puntland thing. 2007-2011 shanta sano qorshihi ma cilowdeen? Shanta sano puntland ba lagu yaqan marka ha is-yelyelin puntland never copy it leads Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted February 26, 2012 The only thing I can remember Puntland copying Somaliland is the neighborhood watch thing which is good initiative and was sorely lacking in Puntland, other then that there is nothing else to copy of significance over there we have two different histories, we focus on the sultanates and the grand history of our clan, the somaliland folks focus on snm rebels. Their like eritrea in a way somaliland, where-as Puntland is more like the gulf states. Havent u noticed how we always hold meetings in yemen and oman? its not by coincidence because we know what model we are looking to follow for our state. Puntland is more a Trading and Entrepeneur society or rags to riches society, where-as somaliland is more of a residential market and boqol suge. So there cannot be copying done its two different societies and ideals. Did u see somaliland business fair? they even had ladies who sell clothes apart of it, it just shows u even shopkeepers is entrepeneurial for them where-as puntland was not like that at all. We focussed on telecommunication, banking, manufacturing, and the import/export trade sector not some avg person in suuqa bosaso. We focussed on multi million dollar companies. Its really best put two different societies. One is remittance depedendant society who builds a house or two and waits for $100 dollar to come through bank transfers, the other is entrepeneurial take a desert and turn into a lush oasis and make the ppl self sufficient in their own needs. Its a society that looked at its rock and said that can definitely store fossil fuels. Its hugely different society. One looks at what it is his surrounding and thinks about how to make it better and more productive while the other looks at his surrounding and sits and takes pension from diaspora. Dadku somaliyeed way kala duwan yihin niyahow marka inaad hal meel ku wada riddo ma aha, Somaliland hal amaan buu lee yahay nabadooda way ilashadeen lakin wax kale kuma amani kari ama been baan isku sheegaya. Qof 20 years mamul ahaa inu intas keliya haysto waa arin lala yaabo Quote Share this post Link to post Share on other sites