Dr_Osman Posted February 25, 2012 Maxamed Cabdiwahaab Agaasimaha Guud ee Cusub ee W. Waxbarashadda Puntland GAROOWE : Kulan looga hadlay Siyaasadda Waxbarashada Puntland (Puntland Education Policy) February 25, 2012 10:36 am GMT - Written by Editor - Edited by Editor Garoowe:-Wasaaradda Waxbarashada Puntland ayaa Kulan ballaaran waxay ku qabtay Hoteel New Rays kaas oo looga hadlay Siyaasada Waxbarasho ee Puntland (Puntland Education Policy), waxaana ka soo qaybgalay Guddoomiyaasha Waxbarashada gobolada, Guddoomiyaasha Degmooyinka, Kormeerayaasha Wasaaradda, Kormeerayaasha gobolada iyo Waalidinta Iskuulaadka, waxayna ka kala yimaadeen gobolada Sool, Cayn Nugaal iyo Mudug. Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashadda Mudane, Maxamed Cabdiwahaab Axmed ayaa waxa uu ujeedada kulankan ku sheegay in la doonayo in ka soo qaybgalayaashu ka tala bixiyaan Qorshaha Waxbarasho ee 5-ta sano ee soo socota, si uu noqdo qorshahaasi mid hirgala oo dadka lagala tashaday ka soo ka qaybgalayaashu u arkaan mid iyaka ka timid. Agaasimahu, wuxuu sheegay in la doonayo in hay’adaha Waxbarashada ka shaqeeya in loo tilmaamo baahiyaha Waxbarasho islamarkaasna ay iyaku kala hormarsadaan baahidooda oo Wasaaraddu mar kasta ay kala horumariso sida ay ahmiyad u kala leeyihiin, mana dhici doonto ayuu yiri in hay’aduhu iyako ay hogaamin ka noqdaan wax ka qabadka baahiyaha Waxbarasho ee Puntland. Wasaaradda Waxbarashada Puntland ayaa doonaysa in Waxbarashada Puntland ay noqoto mid aad u tayaysan oo ay ka faa’iidaystaan Ardayda oo ah Mustaqbalka Ummadda Puntland. Todobaadkan gudihiisa ayaa Wasaaraddu isla Hoteelkan New Rays ku qabatay kulan looga hadlay sidii Manhaj midaysan loogu samayn lahaa Waxbarashada dadban (Non Formal Education) ee Puntland, kaas oo loo arkay mid muhiimad gaar ah leh. Puntlandpost.com Saraakiisha W. Waxbarashada PL oo ka doodaysa Siyaasadda Waxbarashada Maxamed Cabdiwahaab Agaasimaha Guud ee Cusub ee W. Waxbarashadda Puntland Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted February 25, 2012 Are there stats on how many students are being send abroad? I think those initiatives are by the diaspora not by the government, there should be stats on all regions. Hundreds are sent abroad by Mudug every year but we need a central database on these kind of figures. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Freedom Posted February 25, 2012 Teaching more people to be pirates lool Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted February 25, 2012 Freedom;794703 wrote: Teaching more people to be pirates lool You shouldn't even talk You send 6 students abroad. http://www.somaliaonline.com/community/showthread.php/62436-Somaliland-Ministry-of-education-sends-6-students-to-Malaysia LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL :D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Freedom Posted February 25, 2012 Don't be mad my people ain't pirates lool Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted February 25, 2012 I am just trying to figure out why you would only send 6 people abroad Quote Share this post Link to post Share on other sites
Freedom Posted February 25, 2012 Don't care what old people think, but curious why pirate spend there money on houses, alchoal, and prostitutes lool Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted February 25, 2012 ^^ Freedom, no name calling allowed, respect SOL rules. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wing Wizard Posted February 25, 2012 Freedom;794703 wrote: Teaching more people to be pirates lool You could post something more constructive instead of using defamatory terms like *pirates* to condemn an entire community. Trolling is not good thing, mate Quote Share this post Link to post Share on other sites
Freedom Posted February 25, 2012 How about them trolling Somaliland and there statements but ok I be nice Quote Share this post Link to post Share on other sites