Aaliyyah Posted February 25, 2012 London,(lasanod Online)- Jaaliyadaha Khaatumo State of Somalia, Awdal State iyo Soomaalida jecel midnimada dalka Somalia ayaa mudaaharaad.. balaadhan oo looga soo horjeedo Maamulka Somaliland ka dhigay guriga madaxtooyada ingiriiska hortiisa. Mudaaharadkan waxuu socday ilaa todobo saacadood ,kaasoo ahaa socod lagu marayo meelaha madaxda dalka iyo wasaaradahaha oo loo sheegayey inay shacabka ku dhaqan Khaatumo iyo Awdal iyo gobolada kale ee Somalia aysan aqbalayn kala goynta Somalia. Shacabka tirada badan ee mudaaharaadayay ayaa ku dhawaaqayay erayo wadani ah oo kamid ahayeen "Somalia midnimadeedu waa muqadas iyo Somalia Ha Noolaato". Quote Share this post Link to post Share on other sites